Wararka

Sideed Ruux oo la dhigay Isbitaal kadib markii ay ku Sumoobeen Caano

0 Visits: 209 | Saturday January 18, 2020 - 10:41:43
Inta la xaqiijiyay 8 ruux oo ka kooban laba qoys ayaa la dhigay isbitaalka magaalada Qardho ee Puntland kadib markii ay ku sumoobeen caano ay cabeen sida ay xaqiijiyeen dhaqaatiirka Isbitaalka Qardho. Dadka sumoobay waxa ku jira carruur yar yar kuwaasi oo midkood uu markii dambe geeriyooday. Dhaqaatiirka…

Read More »

HALKAAN KA AKHRISO W.W MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER 18-JANAAYO-2020

0 Visits: 279 | Saturday January 18, 2020 - 10:32:54
Faadumo Cabdi Cali oo noqotay Gudo omiye Kuxigeenka 2aad ee Baarlamaanka Galmudug Faadumo Cabdi Cali ayaa waxay galabta ku guuleysatay kursiga Gudo-omiye Kuxigeenka 2aad ee Doorashada Baarlamaanka Galmudug. Xildhibaan Faadumo Cabdi Cali ayaa waxay tartanka kaga adkaatay Xildhibaan Axmed Maxamed Maalin,…

Read More »

Somali Duco iyo Nabad diidaye, ma Nabadoonkeey u dan leeyihiin, mise Culumadaaba Aar doon ah?=Nasashada Jimcaha. Q-183aad=

0 Visits: 1535 | Friday January 17, 2020 - 23:01:13
1-Laba Nin oo Reer miyi ah, ayaa Shiikh u yimid : waxa ey yiraahdeen Shiikhow noo duceey: waxa uu yiri: Roob Alla ha noo keeno, Nabadna Alla ha noo keeno. Labadii Nin ayaa Shiikhii dilay. waxaa la yiri: Maxaad Shiikha u disheen?. Nin ayaa yiri: Waxaan ka baqay in ducadiisa la aqbalo, oo Roob da'o,…

Read More »

Guddoonka BFJS oo hambalyo u diray guddoonka cusub ee Baarlamaanka Galmudug

0 Visits: 240 | Friday January 17, 2020 - 22:54:43
Guddoonada labada Aqal ee baarlamaanka Federaalka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray guddoonka cusub ee baarlamaanka Dowlad gobaleedka Galmudug oo maanta lagu doortay magaalada Dhuusa-mareeb. Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BFJ mudane Maxamed Mursal Cabdiraxmaan ayaa u hambaleeyay…

Read More »

Dowladda oo ka hadashay hooyada sheegtay in gabadheeda ay haystaan Ilaalada Madaxtooyada

0 Visits: 202 | Friday January 17, 2020 - 22:48:03
Madaxtooyada Somaliya ayaa ka hadashay eedeymo xoogan oo ka soo yeeray hooyo degan Magaalada Muqdisho, taa oo sheegtay in gabar yar oo ay dhashay, ay haystaan Ilaalada Madaxtooyada Somaliya. Hooyo Amran Xalane ayaa wareysi ay siisay Dalsantv ku sheegtay in gabadheeda oo dalka dibadiisa looga keenay…

Read More »

Militariga Somaliya oo guulo ka sheegtay dagaalkii Gobolka Sh/dhexe

0 Visits: 261 | Friday January 17, 2020 - 21:28:06
Ciidanka xoogga dalka Soomaaliya ayaa sheegay in ay dileen 15 xubnood oo ka tirsanaa Malleeshiyada Al-Shabaab, halka 26 kalena ay ku dhaawaceen ka dib dagaal ay nabad-diidka kula galeen degaanka Xaaji Cali ee Gobalka Shabeellada dhexe. Qoraal kasoo baxay Wasaaradda difaaca Soomaaliya ayaa lagu sheegay…

Read More »

Gudoomiye ku xigeenka Labaad ee baarlamaanka Galmudug oo la doortay

0 Visits: 263 | Friday January 17, 2020 - 21:23:31
Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug ayaa waxaa goordhow lagu qabtey doorashada guddoomiye kuxigeenada 2-aad ee Baarlamaanka dowlad Goboleedka Galmudug,waxaana codeynayey 89 Xildhibaan ee Maamulka Galmudug. Doorashada ayaa waxaa ku tartamay Fadumo Cabdi Cali & Maxamed Axmed Maalin,waxaana ku…

Read More »

Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu diley Koonfur Afrika

0 Visits: 223 | Friday January 17, 2020 - 21:10:11
Kooxo Burcad Koonfur Afrikan ah ayaa waxaa ay Gudaha dalkaas ku dileen Muwaadin Soomaaliyeed oo ka mid ahaa Soomaalida ku ganacsada dalkaas, xilli uu ku jiray howshiisa caadiga ah ee Shaqo. Kooxda ayaa weerartay muwaadinka Soomaaliyeed oo lagu Magacaabi jiray Cabdifitaax Aweys Axmed, isaga oo ku sugnaa…

Read More »

Taliska Cidanka xoogga oo War kasoo saarey dagaalkii deegaanka Xaaji Cali

0 Visits: 213 | Friday January 17, 2020 - 20:54:45
Ciidanka xoogga dalka Soomaaliya ayaa sheegay in ay dileen 15 xubnood oo ka tirsanaa Al-Shabaab, halka 26 kalena ay ku dhaawaceen ka dib dagaal ay kula galeen degaanka Xaaji Cali ee Gobalka Shabeellada dhexe. Qoraal kasoo baxay Wasaaradda difaaca Soomaaliya ayaa lagu sheegay in uu iska hor imaadku dhacay…

Read More »

Taariikhda Guddoomiyaha Cusub ee Baarlamaanka Galmudug

0 Visits: 279 | Friday January 17, 2020 - 14:51:09
Hoos Ka Akhriso Taariikhda Guddoomiyaha Cusub ee Maanta loo doortey Baarlamaanka Maamulka Galmudug. 1966, ayuu ku dhashay Degmada Ceel-dheer ee Gobolka Galgaduud • 1987, ayuu ka baxay Dugsiga Sare, Muqdisho • 1988, ayaa qaatay Diblooma heer dhexe_ Machadka maamulka & maareynta Jaamacadda Carabta…

Read More »

Taliban iyo Mareykanka oo wada-hadallo ku leh Doha

0 Visits: 218 | Friday January 17, 2020 - 14:43:15
Taliban ayaa diyaar u ah inay xabad-joojin 10 maalmood ah la gaaraan ciidamada Mareykanka, haddii ay heshiis ay la gaaraan wada-xaajoodayaasha Mareykanka ee ay wada-hadalka kula leeyihiin Doha. Taliban ayaa sidoo kale diyaar u ah inay yareeyaan rabshadaha ka dhanka ah ciidamada Afghanistan, islamarkaana…

Read More »

XOG: Khilaaf Xooggan Oo Soo Kala Dhex Galay DENI & Ku-Xigeenkiisa+Xiisad Kaa Taagan Garowe

0 Visits: 222 | Friday January 17, 2020 - 00:01:37
Khilaaf xooggan ayaa soo kala dhex galay madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni iyo ku-xigeenkiisa Axmed Cilmi Karaash,kaas oo si aad ah looga dareemayo Madaxtooyada Garowe.

Read More »

General Tuuryare oo DF siisay digniin la xiriirta Galmudug

1 Visits: 244 | Thursday January 16, 2020 - 23:52:22
Gen Cabdiraxmaan Maxamed Tuuryare, oo ah Musharax u taagan qabashada xilka Madaxtinimo ee Maamulka Galmudug, ayaa Dowlada federaalka ah ee Soomaaliya ugu digay inay joojiso fara-gelinta ay ku heyso dhismaha Maamulka Gal-mudug gaar ahaan Xildhibaanada lasoo xulay.

Read More »

Magacyada sadex Musharax oo loo saadaalinayo inay noqdaan Gudoonka Baarlamaanka Galmudug.

0 Visits: 231 | Thursday January 16, 2020 - 23:47:07
Magaalada Dhuusomareeb ee Caasimada maamulka Galmudug waxaa caawa ka socda olole xoogan ay wadaan qaar kamid ah musharaxiinta u taagan xilka Gudoomiyaha Baarlamaanka dowlad goboleedka Galmudig iyo labadiisa kuxigeenka .

Read More »

Duqayn ka dhacday Gobolka Shabellaha Hoose

0 Visits: 207 | Thursday January 16, 2020 - 23:43:25
Duqayn kale oo la sheegay in lala beegsaday Ururka Al Shabaab ayaa gelinkii dambe ee maanta ka dhacday Gobolka Shabellaha Hoose, iyadoona la sheegay in lagu dilay laba xubnood oo Shabaabka ka tirsanaa. Sida uu baahiyay Telefishinka Qaranka waxay duqayntan ka dhacday meel 25km dhinaca waqooyi kaga toosan…

Read More »

Wararkii ugu dambeeyay Doorashada Guddoonka Baarlamaanka Galmudug

0 Visits: 219 | Thursday January 16, 2020 - 23:36:24
Magaalada Dhuusamareeb ayaa waxaa ka soconaya qaban qaabadii ugu dambeysay, ee loogu diyaar-garoobayo Doorashada Guddoonka Baarlamaanka Galmudug, oo maalinta berrito ka dhaceysa magaaladaasi.

Read More »

Madaxda Hirshabelle & Koonfur Galbeed oo lagu soo dhaweeyay Muqdisho (SAWIRRO)

0 Visits: 247 | Thursday January 16, 2020 - 23:31:25
Waxaa maanta Magaalada Muqdisho socdaal ku yimid Madaxweyne-yaasha Hirshabelle iyo Koonfur Galbeed, Maxamed Cabdi Waare iyo Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen). Labada Madaxweyne oo diyaarad ka soo raacay Garoonka Shaati-gaduud ee Magaalada Baydhabo ayaa waxay masuuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka…

Read More »

Shirkadda diyaaradaha Itoobiya oo dhisaneyso garoon cusub

0 Visits: 215 | Thursday January 16, 2020 - 23:26:28
Shirkadda diyaaradaha Itoobiya ayaa shaaca ka qaaday inay bilaabeyso dhismaha garoon cusub oo ay ku kaceyso ilaa 5 Bilyan oo doolar. Waxay sheegtay in garoonka laga dhisayo duleedka magaalada caasimadda ah ee Addis Ababa lagu dhameystirayo muddo lix bilood gudahood. Garoonkan cusub ayaa qaadi doonaa…

Read More »

Al-Shabaab oo la sheegay inay kaalin ku laheyd magacaabista Guddoomiyaha rugta Ganacsiga G/Banaadir

0 Visits: 200 | Thursday January 16, 2020 - 23:21:06
Qaar ka mid ah ganacsatada gobolka Banaadir ayaa sheegay in magacaabista guddoomiyaha Rugta Ganacsiga gobolka Banaadir Axmed Cabdulaahi Xasan ay lug ku lahaayeen ururka Alshabaab.

Read More »

Ciidamada Mareykanka uu tababaray oo dilay nin oday ah kadibna qaatay meydkiisa

0 Visits: 189 | Thursday January 16, 2020 - 23:18:32
Nabadoon caan ka ahaa Goobolka Shabeelaha Hoose iyo deeganada hoos taga degmada Wanlaweyn ayaa la dilay sida ay dadka deegaanka u xaqiijiyeen Caasimadda Online. Nabadoonka oo lagu magacaabi jiray Axmed Xuseen ayaa lagu dilay gurigiisa oo ku yaalla Xaafada Xudurweyne ee degmada Wanlaweyn. Wararka laga…

Read More »