Wararka

Banaadir judge urges government to build detention centres for juvenile suspects

0 Visits: 274 | Sunday February 23, 2020 - 18:23:41
Banaadir Regional Court judge Muse Moalim Mohamed has called on the government to build juvenile detention centres noting it was improper to keep underage suspects with adults. Noting that children were capable of committing offences just as adults, Mohamed said they should not be kept in the same place…

Read More »

HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER 23-feb-2020

0 Visits: 316 | Sunday February 23, 2020 - 10:08:49
Khayre: Waa in dib u habeyn lagu sameeyaa Cadaaladda R/Wasaaraha XFS Md.Xasan Cali Kha yre ayaa caddeeyay in loo haabanyahay in dib-u-habeyn ballaaran lagu sameeyo hannaanka caddaaladda dalka oo ah jiri dda dowladnimadu, si loo helo nidaam dowla deed oo isu dheelli tiran. Md.Khayre oo ka qayb galay…

Read More »

Gobolka Banaadir oo laga bilaabay howlgal Xoolaha looga aruurinaayo Magaalada

0 Visits: 270 | Saturday February 22, 2020 - 22:45:02
Maamulka gobolka Banaadir ayaa Magaalada Muqdisho ka bilaabay howlgal lagu soo aruurinaayo Xoolaha gaar ahaan Lo'da oo Magaalada Nadaafadeed hoos u dhigtay sidda uu sheegay Duqa Caasimada. "Iyadoo la fulinaayo amarkii Duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Filish ayaa Maamulka degmada Waaberi…

Read More »

Kheyre oo sheegay in dib habeyn lagu sameyn doono hannaanka caddaaladda dalka

0 Visits: 278 | Saturday February 22, 2020 - 22:41:09
Ra'iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Kheyre ayaa caddeeyay in loo baahanyahay in dib-u-habeyn ballaaran lagu sameeyo hannaanka caddaaladda dalka oo ah jiridda dowladnimadu, si loo helo nidaam dowladeed oo isu dheelli tiran. Mudane Xasan Cali Khayre oo ka qayb galay…

Read More »

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in Ayaxa ay kula dagaalami doonaan Qalab casri ah iyo Diyaaraado

0 Visits: 220 | Saturday February 22, 2020 - 22:35:20
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay bilaabi doonto qorsheyaal lagu dagaallamayo Ayaxa oo ay sheegtay in uu dhibaato badan ku hayo Soomaaliya. Wasiirka Beeraha iyo Waraabka Soomaaliya mudane Saciid Xuseen Ciid ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya Ayaxa ay ku dagaallami doonto diyaarado iyo Qalab Casri…

Read More »

Somaliland oo dhalinyaradda uga digtay in ay taggaan Muqdisho

0 Visits: 228 | Saturday February 22, 2020 - 22:33:28
Gudoomiyaha gobolka Maroodijeex Jaamac Maxamuud Axmed, ee Somaliland ayaa uga baaqay dhalinyaradda reer Somaliland in ay ka faa'iidaystaan fursadaha kala duwan ee uu xukuumadu u samaysay dhalinyaradda, islamarkaana aysan aadin Muqdisho. Gudoomiyaha waxaa uu uga digay dhalinyaradda reer Somaliland…

Read More »

Wasiir Cawad oo ku amray Safiirkii labaad in uu dalka deg deg ugu soo laabto

0 Visits: 231 | Saturday February 22, 2020 - 22:30:17
Wasiirka arrimaha dibada Soomaaliya ayaa amray safiirka dowlada Soomaaliya u qaabilsan dalka Cummaan in uu si deg deg ah dalka ugu soo laabto. Safiirka ayaa loo qabtay muddo afar cisho ah inay dalka ku soo laabto si wax looga weydiiyo khilaafka ka dhex jira safiirada iyo shaqaalaha safaaradda. Wasiirka…

Read More »

Taliyaha Ciidanka Booliska oo Isbedal ballaaran ku sameeyay taliska Booliska Galmudug

0 Visits: 264 | Saturday February 22, 2020 - 22:26:30
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa dhammaan isbedal guud ku sameeyay Guud ahaan taliska Ciidanka Booliska maamulka Galmudug sidda gobolada iyo dhammaan degmooyinka. Taliyaha Booliiska Galmudug ayaa loo magacaabey G/Sare: C/Kariin Xussen Macalin , Taliye xigeenka Booliiska Galmudug ayaa isna…

Read More »

QM" Afghanistan 3400 oo qof ayaa ku dhintay 2019-kii"

0 Visits: 239 | Saturday February 22, 2020 - 22:22:03
Qaramada Midoobe ayaa Sabtida maanta ah sheegtay in colaadda dalka Afghanistan ay ku dhinteen 3400 oo qof ayna ku dhaawacmeen 7 kun oo kale sanadkii aynu ka soo gudubnay ee 2019. Howlgalka QM ee Afghanistan ee loosoo gaabiyo UNAMA ayaa ku eedeeyey kooxaha Taliban, ISIS iyo mintidiin kale iney sabab…

Read More »

Somaliland oo ku celisay in Farmaajo uusan tagi doonin Hargeysa

0 Visits: 269 | Saturday February 22, 2020 - 10:17:03
Xukumadda Somaliland ayaa sheegtay in weftiga dawladda Itoobiya ee wasiirka maaliyadda Mudane Axmed Shide hoggaaminayay aanay wax culays ah ku saarayn sidii Farmaajo u iman lahaa magaalada Hargeysa. Wasiirka warfaafinta Saleebaan Yuusuf Cali Koore ayaa sheegay in weftigu u socday arrimo ku saabsan dekedda…

Read More »

Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed oo maanta xusaya sanad-guuradooda 50-aad

0 Visits: 303 | Saturday February 22, 2020 - 10:15:25
Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed waxa uu ka mid yahay Ciidamada Dalka, waxa uuna si gooni ah ugu xilsaaran yahay Ilaalinta Xabsiyada Dalka,waxaana la aas-aasay 22-kii Febraayo sanadkii 1970-kii, iyadoo tan iyo xilligaasi uu si hufan u gutay waajibaadkiisa marka laga reebo dhowr iyo 20-kii sano ee uu dalku…

Read More »

Wadooyinka Muqdisho qaarkood oo saaka la xiray

0 Visits: 301 | Saturday February 22, 2020 - 10:11:06
Wadooyinka qaar ee Magaalada Muqdisho, ayaa maanta xiran, waxaana ku sugan ciidamo ka tirsan dowladda Soomaaliya oo gaadiidka dagaalka ku jaray wadooyinka. Wadooyinka xiran waxaa ka mid ah Wadada Makka Al-Mukarrama, sidoo kale waxa ay xireen Ciidanka Agagaarka Xarunta Asluubta. Ciidanka ayaa goobaha…

Read More »

HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER 22-FEB-2020

0 Visits: 258 | Saturday February 22, 2020 - 09:51:40
Madaxweyne Farmaajo oo meel-mari yey Sharciga Doorashooyinka Dalka Madaxweynaha JFS Md.Maxamed C/hi Farmaajo oo ka qeyb galay munaasabadda xiritaanka Kalfadhigii 6-aad ee Baarlamaan ka FS ayaa madasha ku saxiixay Sharciga Doorashooyinka oo saldhig u ah geeddi socodka dimuqraadiyeynta dalka. Madaxweynaha…

Read More »

Ahlu Sunna oo laga wareejiyay dhaqaalihii ka soo geli jiray Garoomada Dhuusamareeb & Guriceel

0 Visits: 285 | Friday February 21, 2020 - 20:22:48
Ahlu Sunada Galmudug ayaa waxaa markii ugu horeysay laga wareejiyay dhaqaalihii kaga soo xaroon jiray Garoomada Diyaaradaha ee Dhuusamareeb iyo Guriceel, muddo toban sano ku dhow. Ka dib dagaaladii adkaa ee Ahlu Sunna Magaalooyinka Guriceel iyo Dhuusamareeb kaga xoreysay maleeshiyada Al Shabaab ayay…

Read More »

Shacabka Iran oo u dareeray goobaha cod bixinta

0 Visits: 249 | Friday February 21, 2020 - 20:16:58
Shacabka reer Iran ayaa maanta oo Jimco ah waxa ay u dareereen goobaha cod bixinta, si ay u soo dhiibtaan codadkooda, waana doorashadii 11-aad ee baarlamaanka Jamhuuriyada Iran.

Read More »

Khilaafka u dhexeeya Dowladaha Qadar iyo Sucuudiga oo mar kale cirka isku shareeray.

0 Visits: 249 | Friday February 21, 2020 - 20:12:40
Dawlada Qatar ayaa waxa ay war ka soo saartay is hortaagga ay dawlada Sacuudiga ku samaysay wasiirka wasaarada Caafimaadka ee dalkaasi Qatar Hanan Mohamed Al Kuwari, xilli uu ka qayb geli lahayd shir la iskugu yeedhay wasiirrada Caafimaadka ee dawladaha Khaliijka. Wasiir Hanan ayaa dawlada Sacuudigu…

Read More »

Odayaasha Ceyr oo ka digay dagaal laga cabsi qabo in lagu qaado xarunta Inji

0 Visits: 252 | Friday February 21, 2020 - 19:16:12
Dhuusomareeb (Caasimada Online) –Odayaasha Beesha Cayr/Habargidir ayaa ka digay in lagu dagaalamo magaalada Dhuusomareeb, oo ay isku hayaan dowladda dhexe iyo ururka Ahlu-Sunna Waljamaaca. Hadalkooda ayaa imanaya ayada oo ciidamada dowladda ee ku sugan Dhuusomareeb la sheegay inay wadaan qorshe ay…

Read More »

Ciidamada AMISOM oo dil iyo dhaawac ka geystey degmada Mahaday

0 Visits: 290 | Friday February 21, 2020 - 18:51:44
Wararka ka imanaya degmada Mahaday ee gobolka Sh/dhexe ayaa sheegaya in ciidamada AMISOM ee ka howlgala degmadaas ay ku dileen hal ruux oo rayid ah mid kalana ku dhaawaceen kadib markii ay miino la qaraxday mid kamid ah gaadiidka AMISOM. Gaarigan miinada la qaraxday ayaa marayay duleedka Deegaanka Buurane,waxana…

Read More »

Aqalka Wakiilada oo Ruushka ku faro-gelinaya doorashada 2020

0 Visits: 260 | Friday February 21, 2020 - 18:42:13
Saraakiisha sirdoonka Mareykanka ayaa sharci-dejiyayaasha u sheegay toddobaadkii tagay in Ruushka ay faro-gelinayaan ololaha doorashada 2020, ayada oo ujeedku yahay in shaki la geliyo sax ahaanshaha codadka, lana taageero dib u doorashada madaxweyne Trump. Qof arrintan xog-ogaal u ah oo magaciisa qariyey,…

Read More »

Shacabka Uganda oo bilaabay inay cunaan ayaxa

0 Visits: 218 | Friday February 21, 2020 - 18:37:01
Sida ay ku warrantay Wakaaladda wararka ee Uganda Shacabka ku nool degmada waqooyiga taal ee Kitgum ee dalka Uganda ayaa bilaabay inay cunaan ayaxa baabi'iyay beerahooda, Waxaa shacabka ku qasbay inay cunaan ayaxa in dhalagii kasoo go'i jiray beerahooda uusan jirinba maadama aysan cunto kale…

Read More »