Wararka

Tirada Soomaalida uu Yurub ku diley Cudurka COVID 19

0 Visits: 244 | Friday April 03, 2020 - 19:24:11
Xanuunka COVID-19 ee uu dhaliyo Coronavirus ayaa faro ba'an ku haya qaar ka tirsan Soomaalida qurbaha, gaar ahaan kuwa ku nool Yurub, oo aad cudurka uu u dilayo. Dalalka Sweden iyo Britain oo kaliya waxaa xanuunkan ugu geeriyooday dad 40 qof ku dhow oo Soomaali ah iyada oo ay tobannaan kalena la…

Read More »

Amb: Yusuf Garaad: " Ma ogi waxa ay NISA sheegtay in ay iyadu ka ogtahay Haaruun Macruuf "

0 Visits: 278 | Friday April 03, 2020 - 19:21:05
Mana sahashan karo eedeyn ku saabsan khatar ka dhan ah Amniga Qaranka. Haddana ma jecleysan farriinta ay NISA soo jeedisay, Goobta ay ku soo bandhigtay iyo khaanadda ay dhigtay Heybadda Dowladnimada Soomaaliya. Laba eedeymood oo ay NISA u jeedisay weriyaha ayaa ah falal ka baxsan anshaxa saxaafadda…

Read More »

Puntland oo beenisey warar laga faafiyey qarixii Garoowe

0 Visits: 214 | Friday April 03, 2020 - 19:19:51
Afhayeenka Ciidanka Booliska Puntland Cabdi Waaxid Cabdulle Muuse ayaa beeniyey warar lagu baahiyey Baraha Bulshada,kaas oo lagu sheegay in askari ka tirsan Ciidamada Puntland uu isku qarxiyey Guddoomiyihii Gobolka Nugaal ee ku dhintey qarixii ka dhacay Garoowe. Waxaa uu sheegay in warkaasi uu yahay…

Read More »

Nin jebiyey amar guri-joog ah oo toogasho lagu dilay

0 Visits: 254 | Friday April 03, 2020 - 19:18:23
Nin u dhashay dalka Nigeria ayaa toogasho lagu dilay kadib markii lagu eedeeyey inuu jebiyey amarka guriga-joog ah, ee looga gol leeyahay in lagu xakameeyo faafitaanka cudurka Coronavirus, waxaa sidaas Jimcaha sheegay booliska iyo sharci-dejiye. Nigeria ayaa soo rogtay tallaabooyin adag, oo ay ku jiraan…

Read More »

Farmaajo oo ku baaqay in si deg deg ah loo joojiyo dagaalka Duleedka Kismaayo

0 Visits: 240 | Thursday April 02, 2020 - 20:55:27
Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ku tilmaamay murugo iyo uur-ku-taallo dirirta sokeeye ee ka taagan deegaanno hoos taga magaalada Kismaayo, waxa uuna ku baaqay in si deg-deg ah oo shuruud la'aan ah loo joojiyo colaadda iyo dhiigga macna la'aanta ku daadanaya ee beelaha walaala ah dhexmaraya.

Read More »

Faah Faahin ka soo baxaya dagaal beeleed dad badan ku dhinteen oo ka socda duleedka Kismaayo

0 Visits: 267 | Thursday April 02, 2020 - 20:47:53
Faah faahin ayaa ka soo baxaya dagaal beeleed ay dad badan ku dhinteen oo maalmihii la soo dhaafay ka socday Galbeedka magaalada Kismaayo, waxaana lagu guuldareystay dadaalo la doonayay in lagu joojiyo colaadaas. Sida wararku sheegayaan dagaal beeleedkan ka socda duleedka Kismaayo ayaa waxaa ku dhintay…

Read More »

U.S. announces $7 million COVID-19 aid package for Somalia

0 Visits: 677 | Thursday April 02, 2020 - 20:43:23
The U.S has announced a $7 million humanitarian assistance to Somalia to combat the spread and effects of the deadly COVID-19 disease. The U.S embassy in Somalia said in a statement Wednesday the U.S government was extending the support to Somalia and other African countries as part of its global support…

Read More »

Faah faahin: Duqeymo ka dhacay Gobolada Jubbooyinka

0 Visits: 226 | Thursday April 02, 2020 - 20:38:25
Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa kasoo baxayaan duqeymo la sheegay inay xalay ka dhaceen degmooyin ka tirsan Gobolada Jubbada Hoose iyo Jubbada Dhexe,kuwaas oo lala eegtay Xubno ka tirsan Ururka Al-Shabaab. Sarkaal ka tirsan Ciidamada Dowladda ayaa sheegay in diyaarado dagaal ay duqeyn la beegsadeen…

Read More »

Ciidamada NISA oo dekedda Muqdisho ku qabtay xubin Al-Shabaab ka tirsan iyo hub uu watay

0 Visits: 281 | Thursday April 02, 2020 - 20:33:59
Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee ka tirsan Hay'adda NISA ayaa howlgal qorsheysan waxay ka fuliyeen afaafka hore ee gudaha dekedda Muqdisho.

Read More »

Qaad si dhuumalaysi ah loo soo galin rabay degmada Baardheere oo dab la qabadsiiyay

0 Visits: 227 | Thursday April 02, 2020 - 20:20:25
Ciidamada Xooga Dalka Soomaaliyeed ee Jooga baraha koontarool ee laga soogalo dagmada Baardheere ee gobolka Gado ayaa qabtay Qaad si sharci daraha loo soo galin rabay magaaladaas iyadoona ugu dambayn aroorti hore ee saaka lagu gubay bartaha Magaaladan Baardheere

Read More »

Dhimashada coronavirus ee Mareykanka ayaa gaartay 5,000

0 Visits: 239 | Thursday April 02, 2020 - 19:55:29
Tirada dhimashada coronavirus ee dalka Mareykanka ayaa kor u dhaaftay 5,000 maanta Khamiis ah, sida laga soo xigtay jaamacadda Johns Hopkins. Tirada guud ee dadka Maraykanka ee qaba cudurka waxay gaartay 216,721, halka 8,672 ay kasoo kabsadeen fayraska.

Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo cafis Madaxweyne u fidiyey 148 maxbuus oo ku jiray xabsiyada dalka

1 Visits: 283 | Thursday April 02, 2020 - 19:22:01
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo xoojinaya dadaallada ku aaddan ka hortagga cudurka Koroona ayaa Cafis Madaxweyne u fidiyey 148 maxbuus oo u xukunnaa dambiyo fudud. Madaxweynaha ayaa soo saaray xeerka cafinta xukumaneyaashan kaddib warbixin ku saabsan…

Read More »

Madaxweyne ku xigeenka Punland oo tababar u soo xiray ciidamo ka tirsan Puntland

0 Visits: 212 | Thursday April 02, 2020 - 19:15:55
Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland Axmed Cilmi Cismaan Axmed Karaash oo ku sugan magaalada Qardho ee xarunta gobolka Bari ayaa maanta Xerada Xorgoble Qardho wuxuu tababar ugu soo xiray cutubyo ka tirsan ciidanka Daraawiishta Puntland.

Read More »

Laacibkii kooxda Horseed FC iyo Xulka Qaranka Soomaaliya Siciid Ducaale oo Yemen ku geeriyooday

0 Visits: 2925 | Thursday April 02, 2020 - 19:09:22
Laacibkii hore ee kooxda Horseed FC ee horyaalka dalkeenna iyo xulka qaranka Soomaaliya Siciid Ducaale ayaa ku geeriyooday magaaladda Cadan dalka Yemen, halkaas oo uu ku xanuusanaa muddooyinkii ugu dambeeyay. Aaska marxuumka ayaa maanta ka dhacay masaajidka Al-ixsaan, ee xaafadda Tawila ee magaalada…

Read More »

DAAWO:-Wasiirka Warfaafinta Somalia oo hambalyo ku aadan sanad-guurada 8-aad u diray Radio Dalsan

0 Visits: 249 | Thursday April 02, 2020 - 18:48:57
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa waxaa uu Maamulka sare iyo Shaqaalaha Radio Dalsan u diray Hambayo ku aadan Sanad-guurada 8-aad ee kasoo wareegatay markii la aas-aasay Radio Dalsan. Waxaa uu sheegay Wasiir Maareeye in Idaacadda Dalsan ay kamid…

Read More »

Mustafa Cagjar oo isbadel ku sameeyay xubno ka tirsan hoggaanka Nabadgelyada ee dowlad deegaanka Soomaalida

0 Visits: 263 | Thursday April 02, 2020 - 18:44:56
Musatafe Muxumed Cagjar Madaxweynaha Dowlad deegaanka Soomaalida ayaa waxaa la sheegay in uu isbadel ku sameeyey Xubnaha sare sare ee hoggaanka Nabadgelyada dowlad deegaankaasi.

Read More »

Dhaqaatiir Muslimiin ah oo ka mid noqday dadkii Ingiriiska ugu geeriyooday Cudurka Coronavirus

0 Visits: 221 | Thursday April 02, 2020 - 18:37:00
Dhaqaatiirta Muslimiinta UK ee laga tirada badan yahay ayaa markii ugu horeysay ku dhintay safka hore ee faafitaanka Cudurka Coronavirus, iyagoo la dagaalamayay cudurada kale ee dadka qabaan. UK ayaa abaal marin ku bixineysa dhaqaatiirta ugu horeysa ee safka hore ugu dhintay cudurkan COVID-19. Afart…

Read More »

Mareykanka oo 7 milyan oo dollar ugu deeqay Soomaaliya, si looga hortago Coronavirus

0 Visits: 209 | Thursday April 02, 2020 - 17:57:07
Wasaaradda Arrimaha dibadda Mareykanka ayaa ku dhawaaqday taageero lacageed oo loogu talagalay wax ka qabashada iyo ka hortagga cudurka Coronavirus oo adduunka oo dhan ku haaya fara ba'an, dad kumanaan ruux ay u geeriyoodeen. Lacag gaareysa 274 Milyan oo gargaar degdeg ah iyo kaalmo bani'aadanimo…

Read More »

Ciidan maqaayad ku laayey 14 qof oo shacab ahaa oo isku dhiibay AL-SHABAAB

0 Visits: 200 | Thursday April 02, 2020 - 17:53:40
Wararka ka imanaya dagmada Diinsoor ee gobolka Baay ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan kuwa amaanka Koonfur Galbeed ay u goosteen Al-Shabaab kadib markii ay laayeen dad shacab ah. Ilo wareedyo lagu kalsoonaan karo ayaa xaqiijinaya in dadka shacabka ah ee la laayey ay ku sugnaayeen goob maqaaxi ah oo…

Read More »

Xildhibaanno iyo Senator ka tirsan Aqalka Sare oo Gaalkacyo u tagay wada hadalo lala galo Madaxweyne Xaaf

0 Visits: 246 | Thursday April 02, 2020 - 17:48:32
Xildhibaanno ka tirsan Golaha Shacabka iyo Senator ka tirsan Aqalka Sare ayaa maanta gaaray magaalada Gaalkacyo, iyagoo safar dhinaca dhulka ah kaga ambabaxay magaalada Dhuusamareeb oo maalmihii la soo dhaafay ku sugnaayeen. Xildhibaannadan iyo senatarada safarka dhulka ah ku gaaray Gaalkacyo ayaa waxaa…

Read More »