Wararka

IMF oo $ 309 Milyan ugu deeqday dal ku yaalla Afrika

0 Visits: 225 | Saturday April 25, 2020 - 08:50:17
Hay'adda Lacagta Adduunka (IMF) ayaa ku dhawaaqday bixinta gargaarka degdegga ah $ 309 Milyan Mozambique si looga caawiyo la dagaallanka cudurka faafa ee coronavirus.

Read More »

Coronavirus 'devastating Somalia's economy'

0 Visits: 676 | Saturday April 25, 2020 - 06:30:43
Somalia's finance minister has told the BBC that Covid-19 is having a devastating effect on the economy. Abdirahman Duale Beyle said remittance flows have dried up because so many Somalis abroad have lost their jobs due to the virus. The World Bank has just released a report saying that sub-Saharan…

Read More »

Ciidanka dowladda oo Shacab ku dilay Muqdisho iyo Banaanbax ka dhashay

0 Visits: 254 | Friday April 24, 2020 - 22:21:13
Dadweyne kasoo horjeedda Askari ka tirsan Ciidanka dowladda oo dad Shacab ah ku dilay Muqdisho ka dib markii Bandowga Muqdisho uu bilaabay ayaa banaanbax ka bilaabay qaar ka mid ah Isgoysyadda muqdisho. Dilka ayaa loo geystay wiil dhalinyarada ah iyo dhaawaca qofka kale isgoyska Jubba Muqdisho. Dadweyne…

Read More »

Farmaajo oo faray Xukuumadda in ay kor u qaaddo tayada caafimaad ee Xarumaha Karantiilka

0 Visits: 221 | Friday April 24, 2020 - 21:27:43
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kaga qeyb galay dhanka Internetka kulanka Guddiga Qaran ee Xakameynta Cudurka COVID-19 ayaa ka xog-wareystay dadaallada lagu xakameynayo cudurkan, caqabadaha iyo baahida caafimaad ee ka jira dalka.

Read More »

Qof kii ugu horreeyay oo lagu tijaabiyay tallaalka fayraska Covid-19

0 Visits: 235 | Friday April 24, 2020 - 21:25:40
Qof kii ugu horreeyay ee lagu tijaabiyay tallaalka fayraska Covid-19 ayaa ka bilowday Oxford. laba qof oo mutadawiciin ah ayaa lagu duray tallaalka, waa tijaabadii ugu horreeysay taasi oo lagu tijaabin doono 800 oo qof.

Read More »

Kheyre oo sheegay in Qalab Caafimaad Dowladda uu soo gaari doono

0 Visits: 240 | Friday April 24, 2020 - 21:24:23
Ra'iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo ka hadlay dadaallada lagu xakameynayo cudurka COVID-19 ee dalkeenna ku faafaya, ayaa caddeeyay in madaxda dowladda, dowlad gobaleedyada, Culimada, dhakhatiirta, haweenka, dhallinyarada, hoggaanka bulshada rayidka ah, ganacsatada…

Read More »

Soomaaliya oo ku guuleysatay In xayiraada laga qaado xoolihii loo dhoofin jiray Sacuudiga.

0 Visits: 226 | Friday April 24, 2020 - 21:22:42
Wasiirka Xanaanada Xoolaha dhirta iyo Daaqa XFS mudane Xuseen Maxamuud Sheekh Xuseen oo shir jaraaid u qabtay Warbaahinta ayaa shaaciyay In xukuumadda Soomaaliya ay muddo Lix sano ah kadib ku guuleysatay In xayiraada laga qaado xoolihii loo dhoofin jiray Suuqyada dalka Boqortooyada Sacuudiga.

Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo khadka taleefanka ay ku wada xiriireen Madaxweyne Geelle iyo Amiir Tamiim.

0 Visits: 227 | Friday April 24, 2020 - 21:21:13
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khadka telefoonka ay ku wada xiriireen Madaxweynaha dalka Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle ayaa iska xog wareystay hannaanka iskaashiga labada dal ee walaalaha ah ay ku wajahayaan xakameynta iyo ka hortagga…

Read More »

Taliyaha Ciidanka Asluubta oo Magacaabis sameeyey

0 Visits: 258 | Friday April 24, 2020 - 21:18:26
Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed S/guuto Mahad Cabdiraxmaan Aadan ayaa u Magacaabay Taliyeyaal Ciidamada Asluubta Gobolada,Bakool, Hiiraan iyo degmada Baraawe ee G/Shabeellaha Hoose. Wareegto kasoo baxdey xafiiska Taliyaha ayaa waxaaGaashanle Yuusuf Cabdi Cali loo Magacaabey Taliyaha Ciidanka…

Read More »

Soomaali dhaawac loogu geystay Koonfur Afrika

0 Visits: 228 | Friday April 24, 2020 - 21:16:38
Magaladda Capetown gaar ahaan Xaafadda lagu Magacaabo Stand ayaa waxaa la sheegay in lagu dhawacay Gabar Somaali ah oo kamid ah Haweenka Soomaaliyeed ee ku nool dalkaas Kooxo Burcad Koonfur Afrikan ah ayaa la sheegay inay dhaawaceen haweeneyda oo Magaceeda lagu sheegay Sahro Cabdullaahi oo ku Magac…

Read More »

Maamulka Sh/Hoose oo ka hadlay weerarkii qaraxyada ahaa

0 Visits: 222 | Friday April 24, 2020 - 21:15:15
Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Shabeellaha Hoose Ibraahim Aadan Cali Najax ayaa ka hadlay laba qarax oo ismiidaamin ahaa oo Xubno ka tirsan Al-Shabaab ku weerareen Saldhiga Ciidamo ka tirsan AMISOM ku leeyihiin Garoonka Diyaaradaha degmada Baraawe. Guddoomiye Najax waxaa uu sheegay in Xubno ka tirsan…

Read More »

Saldhigyada Mareykanka ee Jabuuti oo la geliyey xaalad deg deg ah

0 Visits: 186 | Friday April 24, 2020 - 21:12:11
Saldhigyada Ciidamada Mareykanka ee Jabuuti ayaa la geliyey xaalad caafimaad dadweyne oo deg deg ah oo looga gol leeyahay taxaddar, kadib markii ay sare u kaceen kiiska cudurka Coronavirus ee dalkaas. Taliyaha ciidamada Mareykanka ee howl-galka Geeska Afrika Michael Turello ayaa bayaan uu soo saaray…

Read More »

Axmed Madoobe oo ka hadlay saameynta ka dhalatay COVID19

0 Visits: 204 | Friday April 24, 2020 - 21:11:01
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa dhamaan Umada Islaamka ah gaar ahaan dadka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay dhalashada Bisha Ramadaan. Madaxweynaha ayaa ugu baaqay dadka Soomaaliyeed inay gacmaha is qabsadaan oo ay garab istaagan dadka taagta daran kuwaas oo Bishan oo…

Read More »

Afhayeenka Gobolka Banaadir oo ka hadlay Xaaladda Caabuqa Corona Virus Iyo Bisha Ramadaan

0 Visits: 201 | Friday April 24, 2020 - 21:06:39
#Ramadaan_Wanaagsan.

Read More »

Wasaaradda Caafimaadka oo shaacisay 41 xaaladood oo ku soo korortay Covid-19

0 Visits: 196 | Friday April 24, 2020 - 21:05:19
Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa war ka soo baxay oo nuqul kamid ah ay hehsey Wakaaladda Wararka SONNA ayaa waxaa ay ku faah faahisay xaalado cusub oo ku soo kordhay Covid-19.

Read More »

Taliye C/Xamiid oo sheegay in Al-Shabaab Todobaad Gudihiis uga saarayaan Sh/Hoose

0 Visits: 194 | Friday April 24, 2020 - 21:04:03
Taliyaha Ciidamada Dhulka ee xoogga dalka Soomaaliyeed Janeraal Cabdi Xamiid Maxamed Diriri ayaa faah faahin ka bixiyay howlgallada maalmihii la soo dhaafay ay Ciidamada ka wadeen deegaano ka tirsan Gobolka Shabeellaha Hoose. Taliyaha waxaa uu sheegay in Ciidamada ay guulo ka gaareen howlgalladii ugu…

Read More »

Soomaali farabadan oo ku xayiran dalka Turkiga

0 Visits: 222 | Friday April 24, 2020 - 20:01:12
Dalka Turkiga waxaa ku xayiran boqollaal Soomaali ah oo halkaasi dano kala duwan u tagey wax yar kahor intii aanay dunidu u kala xirxirmin xanuunka Coronavirus dartiis. Dadkaasi oo sheegay in ay sii joogista Turkiga dhibaato xooggan ku qabaan ayaa dowladda Soomaaliya ka dalbanaya in ay dalkooda dib…

Read More »

RAMADAN MUBAARAK

0 Visits: 233 | Thursday April 23, 2020 - 21:57:54
Waxaan Ummada Soomaaliyeed meel walba ey dunida ka joogaan ugu hambalyeeyneynaa bisha barakeysan ee RAMADAAN oo cawada dhalatay waxaan leenahay TAQABALALAH MINA WA MINKUM ,RAMADAAN KARIIM

Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo Umadda Soomaaliyeed ugu hambalyeyey bisha Ramadaan

0 Visits: 237 | Thursday April 23, 2020 - 21:55:01
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyay dadka muslimiinta ah, gaar ahaan Umadda Soomaaliyeed bilshada bisha barakeysan ee Ramadan. Madaxweynaha ayaa xusay fadliga Bishan barakeysan iyo maalmahan xurmada badan, waxa uuna Alle ka baryey…

Read More »

Beesha Caalamka "Saameynta Koroona Fayras waa mid aad u daran Soomaaliya"

0 Visits: 259 | Thursday April 23, 2020 - 19:53:44
Maanta Qaramada Midoobay iyo saaxiibbada kale waxay daaha ka rogeen Qorshaha UDiyaar Garowga iyo Ka falcelinta Covid-19 ee Soomaaliya si loola tacaalo saameynta bini'aadamnimo iyo midda dhaqan-dhaqaale ee uu keenay xanuunka Koroona Fayras. Qorshahan oo loogu talo galay in lugu howl galo lix ilaa…

Read More »