Wararka

Galmudug oo faahfaahisay Wajiga labaad ee Shirka Dhuusamareeb

0 Visits: 287 | Thursday July 16, 2020 - 21:29:07
Madaxweyne ku xigeenka maamulka Galmudug Cali Daahir Ciid ayaa faahfaahin ka bixiyay Wagiga labaad ee Shirka dhawaan lagu waddo in uu ka furmo Magaalada Dhuusamareeb. Madaxweyne ku xigeenka Galmudug waxaa uu sheegay in Shirkaan diirada lagu saari doono sidii xal buuxa looga gaari lahaa doorashooyinka…

Read More »

Qaar ka mid ah wufuuda ka qeybgalaysa shirka Dhuusamareeb oo lagu casuumay degmada Cabudwaaq

0 Visits: 219 | Thursday July 16, 2020 - 21:18:26
Wafdi ay hogaaminayaan Wasiirka Dastuurka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Salaax Axmed Jaamac Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Aadan Isaaq Cali oo ay ka mid yihiin Senator Cabdiwaaxid Cilmi Goonjeex oo ka tirsan Golaha Aqalka Sare iyo Xildhibaanno ka tirsan Golaha Shacabka,…

Read More »

Shaqada Garoonka Diyaaradaha Beledweyne oo si Kumeel gaar ah loo joojiyey

0 Visits: 240 | Thursday July 16, 2020 - 21:11:15
Wasaaradda gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa si kumeel gaar ah waxaa ay u joojisay Shaqada garoonka Diyaaradaha Magaalada Beledweyne oo maalmo ka hor ay ku burburtay diyaarad laga lahaa dalka Kenya. Wasiirka Gadiidka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Salaad Oomaar iyo Wafdi uu…

Read More »

Khasaare ka dhashay dagaal beeleed ka dhacay Mudug

0 Visits: 253 | Thursday July 16, 2020 - 21:07:58
Wararka naga soo gaaraya gobolka Mudug ayaa sheegaya in galabta uu dhacay iska horimaad hubeysan oo dhexmaray maleeshiyaad beeleedyo kasoo wada jeeda Puntland.

Read More »

XOG: Guddoomiye Mursal & Mahad Cabdalla Cawad oo isku hanjabay

0 Visits: 255 | Thursday July 16, 2020 - 21:03:30
Guddoomiye ku-xigeenka Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Mahad Cabdalla Cawad ayaa Khadka taleefanka ugu hanjabay guddoomiyaha golaha Shacabka,isagoo ku eedeeyay inuu kala qeybinayo Baarlamaanka,islamarkaana buuq siyaasadeed uu ka dhex furayo. Mahad Cabdalla Cawad oo safar ku jooga Galmudug…

Read More »

Haweeneey Ahlu-Kheyr ah oo Geeriyootay! (Aan u Duceyno Marxuum Caasho Cabdi Diini).

0 Visits: 252 | Thursday July 16, 2020 - 20:57:18
Adduunyadu waa safar qof walbana maalin ayuu ka tagayaa, Geeridu waa xaq, waana halka lagu dambeyn doono, ma-dhinte waa Alle ee Eebbe ha u naxaraiistee waxaa maanta ifka ka wareegtay Marwadii uu horey uga geeriyooday Guddoomiyihii Guddiga qoraalka farta Soomaaliga Danjire Shariif Saalax Maxamed Cali…

Read More »

Dhaqaalaha Shiinaha oo dib usoo kabtay kadib saameentii Covid-19.

0 Visits: 252 | Thursday July 16, 2020 - 20:51:55
Dhaqaalaha Shiinaha ayaa sameeyay soo kabsasho wanaagsan kadib markii 3.2% boqolkiiba uu sara u kacay bilihii ugu danbeeyay. Wadankan oo ah kan labaad ee dunida ugu dhaqaalaha xoogan ayaa sadaxdii bil ee ugu horeeyay sanadkan waxaa soo wajahay dhaqaala xumadii ugu baahsaneed kadib markii lasoo rogay…

Read More »

Madaxwayne Trump oo badalay madaxii olalihiisa doorashada.

0 Visits: 233 | Thursday July 16, 2020 - 20:48:01
Madaxwaynaha dalka Mareykanka Donald Trump ayaa badalay madaxii olalihiisa doorasho xilli uu tartan adag kakala kulmayo mushraxa dhanka Dimoqraadiyiinta ka socda ee Joe Biden. Madaxwayne Trump ayaa bartiisa twiter'ka kusoo qoray in madaxii oloihiisa doorashada Brad Parscale, uu ku badalay Bill Stepien,…

Read More »

Muudey: Xerarka lagu galayo dooraasho waqtigeeda ku dhacdo ma ahan xeer ee waa xal

0 Visits: 205 | Thursday July 16, 2020 - 20:19:05
Siyaasiga Xasan Cabdulqaadir Muudey ayaa ka hadlay warka ka soo yeeray Gudoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Somaliya, Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan. Gudoomiyaha Golaha Shacabka ayaa Arbacadii si lama fillaan ahayd uga horyimid warmuriyeedkii Axadii laga soo saaray wejiga 1aad ee shirka Magaalada…

Read More »

Puntland oo ka hor timid go'aan kasoo baxay dowladda federalka Soomaaliya

0 Visits: 217 | Thursday July 16, 2020 - 20:15:07
Puntland ayaa sheegtay in aysan ku dhaqmidoonin amar kasoo baxay wasaaradda caafimaadka Soomaaliya, oo ah in cid walba oo dalka ka dhoofaysa ay shahaadada Covid19 ka qaadan karaan oo kaliya garoonka diyaaradaha ee Muqdisho. Wasaaraddu waxay sheegtay cidii meel kale kasoo qaadata shahaadadaas oo ah mid…

Read More »

Farmaajo, Sheekh Shariif & Xasan Sheekh oo ka qeyb-galay Salaada Janaasada ee RW ee Somaliya

0 Visits: 269 | Thursday July 16, 2020 - 19:36:34
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ay wehliyaan masuuliyiinta kale ee dowladda ayaa ka qeyb galay salaadda janaasada meydka AUN RW hore ee dalka Xasan Abshir Faarax oo dhawaan ku geeriyooday dalka Turkiga. Marxuumka ayaa dhawaan ku geeriyooday dalka Turkiga, halkaasi oo lagu daweynayay,kaidb…

Read More »

R/wasaare Kheyre oo ka qeyb galay aaska qaran ee loo sameeyay Xasan Abshir Faarax

0 Visits: 212 | Thursday July 16, 2020 - 19:07:42
Magaalada Garoowe, waxaa maanta lagu aasay Ra'iisul wasaarihii hore ee dalka Allah u naxariistee, Xasan Abshir Faarax, iyadoo aaskiisa ay ka qeybgaleen, Ra'iisul wasaaraha dalka, guddoomiyaha golaha Aqalka sare, iyo madaxweyniyaasha dowlad goboleedyada. Meydka Ra'iisul wasaare, Xasan Abshir,…

Read More »

Booliiska Magaalada Gaalkacyo oo qabtay Gaadiid siday Dhuxul +Sawirro

0 Visits: 207 | Thursday July 16, 2020 - 18:56:36
Ciidanka booliiska gobolka Mudug ayaa maanta qabtay 10 gaari oo siday dhuxul taas oo horey u mamnuuceen mas'uuliyiinta Galmudug, si loo badbaadiyo degaanka, sida ay sheegeen saraakiisha booliiska. Taliyaha qeybta booliiska gobolka gaashaanle dhexe, Qaasim Shirdoon Cali, ayaa sheegay in sii wadayaan…

Read More »

Dowladda Somalia oo amar siisay dadka ka dhoofaya dalka

0 Visits: 210 | Thursday July 16, 2020 - 18:53:06
Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada waxay cadaynaysaa in shahaadada safarka ee la xiriirta baarista COVID-19 ee dadka dhoofaya ay ka qaadan karaan oo kaliya shaybaarka qaranka ee magaalada Muqdishu kaas oo ah xarunta kaliya ee haysata aqoonsiga baarista COVID19 wadata tixraaca, sumada iyo…

Read More »

Maalqabeeno iyo madax Maraykan ah oo la jabsaday cinwaanadooda Twitterka

0 Visits: 221 | Thursday July 16, 2020 - 18:26:28
Maal qabeennada dunida ugu taajirsan Elon Musk, Jeff Bezos iyo Bill Gates ayaa ka mid ah shaqsiyaadka caanka ah ee dalkaasi Mareykanka oo cinwaannadooda Twitter-ka la jabsaday. Siyaasiyiinta caanka ahaa ee cinwaannadooda Twitter-ka la jabsadayna waxaa ka mid ah Barack Obama, Joe Biden iyo Kanye West…

Read More »

Ruushka oo beegsanaya cilmi baarista lagu raadinayo tallaalka Covid-19

0 Visits: 225 | Thursday July 16, 2020 - 18:22:07
Koox dhac ka geysata Internetka oo kasoo jeeda Ruushka ayaa bartilmaameedsanayaa ha'yadaha isku dayaya inay soo saaraan tallaalka looga hortaggayo cudurka Corona, sida ay sheegtay xarunta qaran ee qaabilsan arrimaha amniga intertnetka UK. Xarunta qaran ee qaabilsan arrimaha amniga intertnetka UK…

Read More »

Xildhibaanno ka tirsan BF oo dalab culus hor-dhigay madaxweyne FARMAAJO

0 Visits: 228 | Thursday July 16, 2020 - 18:07:09
Faah-faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya kulan u dhexeeyey madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka aha ee Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) iyo xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya oo xalay ka dhacay gudaha xarunta madaxtooyada ee magaalada Muqdisho. Kulanka oo ahaa…

Read More »

Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Xaliimo Yarey oo gaartay Dhuusamareeb

0 Visits: 197 | Thursday July 16, 2020 - 18:02:34
Wararka inaga soo gaaraya Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Dowladda Galmudug ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi ay gaartay goor dhaw oo maanta ah Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka Xaliimo Ismaaciil (Xaliimo Yarey). Safarka Xaliimo Yarey ay ku tagtay Magaalada Dhuusamareeb ayaanan horay loo…

Read More »

Sanbaloolshe "Farmaajo inta aan ka aqaan waa nin aan ka fuqin meesha uu ku dhego"

0 Visits: 204 | Thursday July 16, 2020 - 17:56:58
Taliyihii hore ee Hey'adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka C/llaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe ayaa wareysi uu siiyay Telefishinka Goobjoog kaga hadlay doorashooyinka, shirka Dhuusamareeb ee dowlad goboleedyada iyo arrimo kale. Sanbaloolshe ayaa sheegay in shirka Dhuusamareeb uu yahay shir xasaasi…

Read More »

Maxkamadda Ciidamada oo xukun ku riday askari dil geystay

0 Visits: 215 | Thursday July 16, 2020 - 17:48:29
Maxkamadda Darajada 1aad ee Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa waxaa ay Maanta xukun ku riday askari ka tirsan Ciidamada Dowladda Soomaaliya,kaas oo horay u dilay qof Shacab ah. Liibaan ayaa loo haystay dilka Allaha Unaxariiste Marxuum Maxamed Daahir Siyaad, dilkaasi oo ka dhacay degmada Hodan…

Read More »