Wararka

Kheyre oo kusoo wajahan Muqdisho kadib 'xil ka xayuubintiisa'

0 Visits: 301 | Saturday July 25, 2020 - 18:03:59
Ra'iisal wasaare Xasan Cali Kheyre oo uu maanta Baarlamaanku uu sheegay inuu kala laabtay kalsoonidii ayaa goordhow kusoo wajahan magaalada Muqdisho. Sida ay ogaatay Caasimada Online, Kheyre ayaa waxa ku wehliya safarkiisa xubno ka tirsan xukuumadiisa la sheegay in xilka laga xayuubiyey. Xasan Cali…

Read More »

Farmaajo 'accepts' Khaire's removal, says to 'immediately' appoint new PM

0 Visits: 1438 | Saturday July 25, 2020 - 16:43:48
A tweet from the Presidency shortly after the vote noted the President had accepted the decision of the Lower House adding the 'voice of the of the House of the People is the foundation of our nationhood.' The president said he will move in to appoint a new prime minister in line with constitutional…

Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo aqbalay go'aanka G/Shacabka ee Kalsooni kala-noqoshada R/Wasaaraha

0 Visits: 328 | Saturday July 25, 2020 - 14:45:49
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedraalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed Farmaajo waxaa soo gaartay go'aanka ay Xildhibaannada Golaha Shacabka codka kalsoonida kala noqdeen Xukuumadda Ra'iisul-Wasaare Xasan Cali Kheyre. Madaxweynuhu wuxuu muhiim u arkayay midnimada hay'addaha Dastuuriga…

Read More »

Wasiirka Amniga Ducaale oo sharci darro ku tilmaamay go'aanka guddoonka baarlamaanka ee ridista xukuumada

0 Visits: 309 | Saturday July 25, 2020 - 14:34:49
Wasiirka Amniga Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow Ducaalle ayaa si adag u diiday in xilka laga qaaday Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya iyo Xukuumaddiisa. Maxamed Abuukar Islow ayaa sheegay in maanta kulanka ajandihiisa uu ahaa in laga doodo doorashooyinka balse ay guddoonka diideen in sharcigaa…

Read More »

Dil ka dhacay goob loo Dalxiis tego oo ku taalla Magaalada Muqdisho

0 Visits: 413 | Saturday July 25, 2020 - 14:28:41
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya fal Dil ah oo ka dhacay beeraha loo Dalxiiska tego ee ku yaalla Degmada deyniile ee Gobolka Banaadir, waxaana dilkaas geystay Askari ka tirsan Ciidanka dowladda Federaalka. Ciidamo ka tirsan kuwa Dowladda ee ku sugnaa halka laga gelo beeraha Dalxiiska deyniile ayaa…

Read More »

Guddoonka Golaha Shacabka oo Madaxweye Farmaajo ka dalbaday Magacaabista Ra'iisul Wasaare cusub

0 Visits: 310 | Saturday July 25, 2020 - 14:22:32
Gudoomiyaha Golaha Shacabka baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ka dalbaday soo Magacaabista Ra'iisul Wasaare Cusub.

Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo lagu eedeeyay in uu doonaayo in uu ka baxo heshiiskii Dhuusmareeb

0 Visits: 287 | Saturday July 25, 2020 - 12:06:11
Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa ku eedeeyay guddoonka golaha shacabka inay doonayaan in muddo kororsi sameystaan iyagoo oggolaansho ka haysto Madaxweyne Farmaajo. Waxaa uu sheegay in aan laga aqbali doonin qorshaha ay waddaan Gudoomiye ku xigeenka koowaad iyo Gudoomiyaha Golaha Shacabka…

Read More »

Midowga Afrika oo War kasoo saaray hanaanka doorashooyinka Soomaaliya

0 Visits: 288 | Saturday July 25, 2020 - 12:04:23
Qoraal kasoo baxay Xubnaha Ururka Midowga Afrika ee taageera Soomaaliya ayaa lagu soo dhaweeyay qodobadii kasoo baxay Shirkii Madaxda Dowladda Federaalka & Dowlad Goboleedyada ee Magaalada Dhuusamareeb. Ururka Midowga Afrika ayaa taageero u muujiyay go'aanka hoggaamiyeyaasha ee guddiga Farsamada…

Read More »

Gudoomiye degmo oo Muqdisho lagu jirdilay

0 Visits: 235 | Saturday July 25, 2020 - 12:03:03
Ilaaladda Aqalka dowladda Hoose ee Muqdisho ayaa jirdilay u geystay Gudoomiyaha degmada Wartanabada Saynab Maxamuud Warsame Sidda Risaala ay u xaqiijiyeen xubno ka mid ah maamulka degmada Wartanabada. Saynab ayaa la sheegay in jirdilka loo geystay uu sababay in Isbitaal ku yaalla Muqdisho loola cararo,…

Read More »

War Deg-deg ah; Buuq ka dhacay kulanka Golaha Shacabka

0 Visits: 229 | Saturday July 25, 2020 - 10:51:28
Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta taariikhduna ku beegan tahay 25/7/2020 , waxaa kulan aan caadi aheyn uga socda xaruntooda Muqdisho. Agendaha kulanka ayaa ah, Ka Doodista Doorashadda 2020/2021, waxaana tilaabadaan wararka qaar ay sheegayaan in ay si weyn uga horjeedo…

Read More »

HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 25-JULY-2020

0 Visits: 363 | Saturday July 25, 2020 - 10:10:16
Munaasabad lagu sagootinayay Madax da oo lagu qabtay Dhuusamareeb M/Dhuusamareeb ayaa waxaa Habeen hore lagu qa btay munaasabad ballaaran, oo lagu soo ge ba-gabeenayay shirkii wadatashiga DFS& D/Goboleedyada xubnaha ka ah ku lahaayen magaaladaasi. Munaasabadan oo hal-ku-dhig looga dhigay "Gunaanadka…

Read More »

Dowlad-gobaleedyo soo magacaabay Xubnaha Guddiga Farsamada ee Doorashooyinka.

0 Visits: 228 | Saturday July 25, 2020 - 09:22:34
Saddex Dowlad-gobaleed ayaa waxay durbadiiba soo bandhigeen Liiska Ergooyinka xubnaha uga noqon doona Guddiyada Farsamo ee diyaarin doona Nidaamka Doorasho ee dalka. Madaxweynaha Hirshabelle, Maxamed Cabdi Waare waxa uu xubnaha Guddiga Farsamada ee uu soo magacaabay kala yihiin: –Wasiirka Arrimaha…

Read More »

Deni iyo Qoorqoor oo kusii jeedda Cadaado

0 Visits: 253 | Saturday July 25, 2020 - 09:13:27
Madaxweynayaasha Galmudug iyo Puntland ayaa kusii jeedda Magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud. Labada madaxweyne Qoorqoor iyo Deni ayaa mudo kooban joogi doona Cadaado waxayna u sii gudbi doonaan magaalada Gaalkacyo halkaas oo u jeedka safarkoodu yahay. Madaxweynaha Puntland ayaa safar dhanka dhulka…

Read More »

Diyaarad laga leeyahay Kenya oo dib looga celiyay hawada Soomaaliya

0 Visits: 272 | Friday July 24, 2020 - 19:39:31
Sida ilo lagu kalsoonyahay u sheegaan Hiiraan Online, waxaamaalintii shalay hawada Soomaaliya laga celiyay diyaarad ay leedahay shirkadda duullimaadyada Jetways oo ka diiwaan-gashan dalka Kenya. Diyaaradda oo sidday illaa iyo 80 rakaab ah ayaa waxaa soo kireeyay safaaradda Soomaaliyeed ee Kenya, waxayna…

Read More »

Wafdi ka socda Dowladda oo gaaray degmada Cabudwaaq

0 Visits: 296 | Friday July 24, 2020 - 18:12:20
Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya Xildhibaan Jamal Maxamed Xasan ayaa waxaa ay gaareen degmada Cabudwaaq ee Waqooyiga Gobolka Galgaduud, iyada oo siwyen halkaasi loogu soo dhaweeyay. Wafdiga oo ay kamid yihiin Wasiiro ka tirsan Dowlad goboleedka…

Read More »

Maareeyaha hay'adda duulista rayidka ah ee Soomaaliya oo beeniyay in shilkii diyaaraddii Beledweyne uu sababay dameer

0 Visits: 268 | Friday July 24, 2020 - 16:51:16
Mas'uulkii labaad oo Soomaali ah ayaa isbuuc gudahii mar kale beeniyay warar ay qoreen Wargeysyada dalka Kenya oo la xiriira in diyaaraddii xamuulka aheyd oo 14-kii bishaan ku bur-burtay garoonka diyaaradaha ee Ugaas Khaliif ee Magaalada Beledweyne uu sababay dameer soo galay waddadii ay ku carari…

Read More »

Saamileyda Astaan Cable oo ka hadashay xarigga Maamulaha Guud ee Astaan Tv

0 Visits: 309 | Friday July 24, 2020 - 15:17:24
War-Saxaafadeed kasoo baxay Saamileyda Somaaliland ee Astaan Cable ayaa waxaa lagu faah faahiyay Xariga Maamulaha Guud ee Astaan TV Cabdimanaan Yuusuf Maxamed loogu geystay Magaalada Hargeysa ee Soomaaliland. War-Saxaafadeedka ayaa waxaa lagu sheegay in sababta loo xiray Maamulaha Guud ay tahay in laga…

Read More »

Madaxweyne Waare oo la kulmay Wasiirada Dastuurka Federaalka iyo Maamul Goboleedyada

0 Visits: 268 | Friday July 24, 2020 - 15:00:43
Madaxweynaha maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa Magaalada Dhuusamareeb Kulan kula qatay Wasiirada Dastuurka Dowladaha Xubnaha Ka ah Federaalka, iyo Wasiirka Dastuurka Dowladda Federaalka ah Ee Soomaaliya,waxaana kulankaas looga hadlay arrimo kala duwan. Kulanka oo ahaa salaan iyo xog Wareysi…

Read More »

Munaasabad lagu sagootinayay Madaxda oo lagu qabtay Dhuusamareeb (SAWIRRO)

0 Visits: 286 | Friday July 24, 2020 - 14:38:53
Magaalada Dhuusamareeb ayaa waxaa xalay lagu qabtay munaasabad ballaaran, oo lagu soo geba-gabeenayay shirkii wadatashiga Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada xubnaha ka ah ku lahaayen magaaladaasi. Munaasabadan oo hal-ku-dhig looga dhigay "Gunaanadka shirweynaha wadatashiga Dowladda Federaalka…

Read More »

Muslimiinta Turkiga oo manta salaadda Jimcaha ku oogaya Masjid in Muddo ah Matxaf ahaa

0 Visits: 263 | Friday July 24, 2020 - 14:34:10
Salaadda Jimcaha ayaa lagu wadaa in manta lagu tukado dhismaha Masjidka Xaajiya Soofiya oo ku yaalla Magaalada Istambuul ee dalka Turkiga,ka dib markii in muddo ah uu ahaa Matxaf ama goob lagu bandhigo dhaqanka iyo taariikhda. "Muslimiintu way faraxsanyihiin, qof walbaa wuxuu doonayaa inuu ka qeyb…

Read More »