Wararka

SAWIRRO: Madaxweynaha Puntland oo u ambabaxay dalka Jabuuti

0 Visits: 242 | Tuesday August 11, 2020 - 11:24:38
Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa safar shaqo ugu ambabaxay dalka Jabuuti. Wafdiga Madaxweynaha waxaa ka mid ah Wasiirka Duulista Hawada iyo Garoomada Mudane Ilyaas Cismaan Luga-toor, Wasiirka Ganacsiga Mudane Cabdullaahi Cabdi Xirsi iyo Lateliyayaal…

Read More »

Shirkada DP-World Oo Ka hadashay halka ay Marayso Dhismaha Dekeda Berbera

0 Visits: 257 | Tuesday August 11, 2020 - 11:15:44
Shirkadda DP WORLD ee maamusha Dekedda Berbera ee Somaliland ayaa ka hadashay halka ay marayso Dhismaha 400M oo lagu kordhinayo Dekedda Magaalada Berbera. Qoraal kooban oo Shirkadda DP World ku baahisay barteeda Twitter-ka ayay ku sheegtay inay dhamaystirtay isla-markaana Kabbisaad ku samaysay 400 Mitir…

Read More »

Jaadleeyda Kenya oo Soomaaliya u diray hanjabaad yaab leh. "Waxaan ku biiraynaa Al Shabaab!!!" (Daawo)

0 Visits: 218 | Tuesday August 11, 2020 - 11:11:49
People make packages of khat leaves using banana leaves to wrap the drug at Athiru Gaiti's (Atherogaitu) khat market, where it sells at about 600 Shilling (GBP 4.62) Kenya per kilo. Before the drug was banned in the UK the export of khat to the UK made Athiru Gaiti Kenya's biggest khat market.…

Read More »

Mahdi Guuleed oo magacaabay Guddiga baarista dhacdadii Xabsiga Dhexe (Akhriso)

0 Visits: 245 | Tuesday August 11, 2020 - 11:00:20
Sii-hayaha xilka Ra'iisul Wasaaraha Mahdi Maxamed Guuleed ayaa magacaabay Guddiga Baarista dhacdadii shalay ka dhacday xabsiga Dhexe ee Muqdisho. Guddigan oo ka kooban lix xubnood ayaa la faray inay si degdeg ah u howlagalaan, kana keenana natiijo dhameystiran oo ku saabsan baaritaanka shaqaadada…

Read More »

HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 11-AUG-2020

1 Visits: 413 | Tuesday August 11, 2020 - 10:54:32
Xafiiska Hubinta Tayada Qalabka Dhismaha oo xarigga laga jaray Sii hayaha Ra'iisul Wasaaraha dalka Mahdi Maxamed Guuleed ayaa Shalay xariga ka jar ay xafiiska hubinta qalabka dhismaha oo qa labeyn casri ah lagu sameeyay, si uu qeyb uga qaato tayeynta dhismaha guryaha iyo wadoo yinka dalka. Ujeedada…

Read More »

C/raxmaan C/shakuur "Al-Shabaab hubka waa loo geliyay Xabsiga Dhexe, waana qorshe Nabadsugida…"

0 Visits: 248 | Tuesday August 11, 2020 - 10:34:57
Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir C/raxmaan C/sha kuur Warsame oo saaka shir jaraa'id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa ku eedeeyay Dowladda inay ku fashilantay amniga oo ay sugi la'dahay xabsiyadeeda. C/raxmaan C/shakuur ayaa sheegay in dagaalkii ka dhacay Xabsiga Dhexe uu tusaale u yahay heerka…

Read More »

Taliska Ciidanka Asluubta oo shaaciyay tirada dadkii ku dhintey dagaalkii ka dhacay Xabsiga Dhexe

0 Visits: 258 | Tuesday August 11, 2020 - 10:18:32
Taliska ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa shaaciyey tirada rasmiga ah ee dadkii ay waxyeelada ka soo gaartay dagaalkii shalay ka dhacay Xabsiga Dhexe ee Xamar. Afhayeenka ciidamada Asluubta Soomaaliya G/Sare Cabdiqani Maxamed Qalaf oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in tirada guud ee dhimashada…

Read More »

Heesaa Naajiriyaan ah oo dil lagu xukumay, kadib markii uu aflagaadeeyey Nebi Muxamad CSW.

0 Visits: 248 | Tuesday August 11, 2020 - 10:05:41
Maxkamadda Shareecadda Islaamka ee Gobalka Kaanu ee Waqooyiga dalkaasi Nigeria waxay shalay Dil Toogasho ah ku xukuntay Heesaa lagu magacaabo Yaxya Aaminuu Shariif, kaasi oo lagu helay inuu Nebigeenna Muxumad Calayhi Salaatu ku aflagaadeeyey Hees uu Eedeysanaha bishii Maarso soo dhigay Bartiisa Bulshadda…

Read More »

Baaritaano ku aadan sidda Maxaabiista hubka loogu gacan galiyay oo bilowday

0 Visits: 209 | Tuesday August 11, 2020 - 09:31:56
Siihayaha Wasiirka Cadaaladda Xukuumadda Soomaaliya Xasan Xuseen Xaaji ayaa faahfaahin ka bixiyay weerarkii Khasaaraha dhaliyay ee shalay ka dhacay xabsiga dhexe ee Muqdisho, islmarkaana ay ku dhinteen qaar ka mid ah maxaabiista. Wasiirka Caddaalada ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay sharciga marsiin…

Read More »

Xildhibaan Sacdiyo "Dowlad aan Bakaaro xataa tagi karin sidee doorasho qof iyo cod ah…

0 Visits: 234 | Tuesday August 11, 2020 - 09:28:42
Xildhibaan Sacdiyo Salaad oo ka tirsan Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ayaa sheegtay in Madaxweyne Farmaajo aanu la socon xaalada dalka uu ku sugan yahay, iyadoo caddeysay in go'aanka Madaxweynaha uu ku doonayo doorasho qof iyo cod aanu socon karin. Xildhibaannada oo ka mid ah Xisbiyada…

Read More »

Maalintii koowaad oo dadkii laga baaray Covid 19 dhammaan laga waayay Soomaaliya

0 Visits: 204 | Tuesday August 11, 2020 - 08:44:08
Wasaaradda Caafimaadka dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in dhammaan dadkii laga baaray Cudurka corona virus maalintii ugu dambeysay laga waayay, islamarkaana natiijada baaritaanada ay noqotoy 0. Warbixin kasoo baxda Wasaaradda Caafimaadka ayaa lagu sheegay in guud ahaan tiradda dhimashadda ay gaartay…

Read More »

Somaliland iyo Twain oo wakiilo is dhaafsaday

0 Visits: 196 | Tuesday August 11, 2020 - 08:24:39
Wasiirka arrimaha dibedda ee Twain Joseph Wu ayaa sheegay in uu soo dhoweeyay wakiilka koowaad ee Somaliland u fadhiya Taiwan, Maxamed Cumar Hagi kaasoo dhawaan uu Magacaabay Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi. Af hayeen u hadlay wasaarada arimaha dibada ee Taiwan, Joanne Ou, ayaa sheegay in Somaliland ay…

Read More »

Sarkaal ka tirsanaa Maamulka Beledweyne oo lagu dilay Magaaladaas

0 Visits: 188 | Tuesday August 11, 2020 - 08:13:16
Sarkaal ka tirsanaa Maamulka Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan, ayaa xalay lagu toogtay Magaaladaasi sida masuuliyiinta Maamulka qaarkood ay xaqiijiyeen. Dabley hubaysan ayaa toogasho ky dilay Guddoomiye Ku xigeenkii Laanta Nuur Xawaad ee Xaafadda Xaawo Taako, kaasi oo lagu magacaabi jiray…

Read More »

Maamulka G/Banaadir oo ka hadlay dagaalkii ka dhacay Xabsiga dhexe

0 Visits: 277 | Monday August 10, 2020 - 22:13:33
Afhayeenka Maamulka gobolka Banaadir Saalax Cumar Xasan ayaa faah faahin ka bixiyay khasaaraha dhimasho iyo midka dhaawac ee ka dhashay dagaalkii Gudaha Xabsiga Dhexe ku dhex-maray Ciidamada Ilaalada Xabsiga iyo Xubno kamid ahaa maxaabiista Al-Shabaab oo hub gacanta uu u galay. Afhayeenka waxaa uu sheegay…

Read More »

Dowladda oo ka jawaabtay Cabasho kasoo yeertay Shaqaalaha Garoonka Aadan-Cadde

0 Visits: 326 | Monday August 10, 2020 - 22:12:14
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xildhibaan Sadiiq Xirsi Warfaa ayaa maanta shir guddoomiyay kulan xasaasi ah oo looga hadlay cabashada shaqaalaha muruq-maalka ah ee ka howlgalla garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Aadan Cadde. Ujeeddada kullanka ayaa aheyd sidii…

Read More »

Galmudug oo ku dhawaaqday howlgal miino baaris ah

0 Visits: 267 | Monday August 10, 2020 - 22:07:22
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sadiq Xirsi Warfa ayaa maanta shir guddoomiyay kulan xasaasi ah oo looga hadlay cabashada shaqaalaha muruq-maalka ah ee ka howlgalla garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Aadan Cadde. Ujeeddada kullanka ayaa aheyd sidii xal…

Read More »

Dowladda oo sheegtay in la soo afjaray dagaalkii ka socday Xabsiga Dhexe

0 Visits: 255 | Monday August 10, 2020 - 22:05:12
Inta la xaqiijiyay ilaa Afar qof oo kamid ahaa Maxaabiistii ka dhex dagaalameysay Xabsiga Dhexe ee Muqdisho ayaa la toogtay halka tiro kale ay dhaawacmeen, kuwaas oo dagaal la galay Ciidamada ilaalada Xabsiga Dhexe. Maxaabiistaan oo kamid ahaa xukunsanayaasha Al-Shabaab ee Xabsiga ku xiran ayaa wararka…

Read More »

Ciidanka Haramcad oo hawlgal ka wada Xabsiga Dhexe ee Xamar

0 Visits: 306 | Monday August 10, 2020 - 19:54:16
Booliska sida gaarka ah u tababaran ee Haramcad ayaa gudaha u galay Xabsiga Dhexe ee Xamar, oo gelinkii dambe ee maanta uu ka qarxay iska horimaad u dhaxeeyay Ciidanka Asluubta iyo maxaabiis la sheegay inay la wareegtay bakhaar hubka dhigtaan ciidankaasi, oo xabsiga ku dhex yaala. Ilo wareedyo ayaa…

Read More »

Wararkii ugu dambeeyay dagaal ka dhacay Gudaha Xabsiga Dhexe

0 Visits: 294 | Monday August 10, 2020 - 19:51:57
Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa rasaas laga dhex maqlay Gudaha Xabsiga Dhexe ee Magaalada Muqdisho,waxaana la sheegay inay aheyd rasaastaas mid u dhaxeysay qaar mid kamid ah Maxaabiista oou u hub Gacanta u galay iyo ilaalada Xabsiga. Maxaabiistan ayaa la aamisan yahay inay ugu xirnaayeen xabsiga…

Read More »

Madaxweynaha Puntland & Odayaasha Dhaqanka Gaalkacyo oo ka shiray Amniga

0 Visits: 264 | Monday August 10, 2020 - 19:49:16
Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta qasriga madaxtooyada ee magaaladda Gaalkacyo kulan kula qaatay Isimada, Nabadoonada iyo Waxgaradka Gobolka Mudug . Kulanka ayaa looga hadlay xaaladda guud ee Gobolka Mudug, isbedelka dhinaca amniga ah ee socda, howlgalada lagu sugayo…

Read More »