Wararka

Elephant shrew rediscovered in Horn of Africa after 50 years

0 Visits: 910 | Thursday August 20, 2020 - 06:23:51
A little-known mammal related to an elephant but as small as a mouse has been rediscovered in Africa after 50 years of obscurity. The last scientific record of the "lost species" of elephant shrew was in the 1970s, despite local sightings. The creature was found alive and well in Djibouti, a…

Read More »

Noole jiirka la'eg oo 50 sano ka hor la waayay oo Jabuuti laga helay!!!

0 Visits: 1410 | Wednesday August 19, 2020 - 21:40:21
Noole dooli la'eg balse maroodiga ay isku isir yihiin ayaa dalka Jabuuti laga heley ka dib markii la waayay 50 sano ka hor. Kadib muddadaas oo la raadinayay, waxaa hadda laga helay dalka Jabuuti, waxaana la sheegay in Maroodiga ay isku farac yihiin, balse itaal ahaan wuxuu la'eg yahay dooliga…

Read More »

Carabta oo Rubac Qarni kadib ku dayanaya Soomaaliya !!!

0 Visits: 1289 | Wednesday August 19, 2020 - 21:31:15
Waa Suuro gal in aadan run u malayn, balse waa wax horay ugu dhacay Soomaaliya, haatana ka dhacaya dalalka Carabta. Qaar ka mid ah dalalka Carabta waxay 2011 ka bilowday Kacdoon Shacbi ama Mid dagaal ah oo ay isaga isaga tuurayeen Xukuumadaha ku shaqeeyay kali-talisnimo, Caburin iyo Cadaadiska dadka…

Read More »

Guddiga cusub ee Geedi Shaamboow!!!=Faallo=

0 Visits: 1379 | Wednesday August 19, 2020 - 21:21:03
Haddii Nin deegaanka ahi uu Gabar la heshiinayo, Reerkeeda ayuu ka doontaa, Dadaal dheer kadib. Markii Arooska la gaaro ayaa Geedi Shaamboow yiraa: Anniga haleeygu soo wareejiyo Gabadha, muddo 7 Cisho ah, kadib ayaan idinku soo celinayaa iyada oo aan aheyn sidii aad ka fileeyseen. ( F.S: 2aad). Geedi…

Read More »

KULMIYE Oo Ku Dhawaaqay Shuruudaha Laga Rabo Dadka U Tartamaya Hoggaanka Xisbiga.

0 Visits: 225 | Wednesday August 19, 2020 - 21:13:06
Guddida qaban-qaabada shirweynaha Afraad ee xisbiga KULMIYE, ayaa shaaciyey shuruudaha laga doonayo inay soo buuxiyaan xubin kasta oo danaynaysa inay kamid noqoto hoggaanka xisbiga ugu sarreeya. Guddoomiyaha guddida qaban-qaabada shirweynaha Afraad ee xisbiga KULMIYE, Mudane Cabdikariin Axmed Maxamed…

Read More »

PSG oo Markii ugu Horeysay Abid u soo Baxday Finalka Champions League+Sawirro

1 Visits: 1919 | Wednesday August 19, 2020 - 21:09:02
Paris Saint-Germain ayaa u soo gudubtay markii ugu horeysay abid finalka Champions League ka dib wacdarro ay dhigeen seddexdooda weeraryahan ee Neymar, Angel di Maria iyo Kylian Mbappe iyadoo 3-0 ku xasuuqay kooxda yar ee Jarmalka ee RB Leipzig. Waxay ahaayeen kuwa ciyaarta ka qabsaday kooxda Jarmalka…

Read More »

Taliyaha Qeybta 27aad ee Ciidanka Xoogga oo lagu soo dhaweeyay Beladweyne

0 Visits: 240 | Wednesday August 19, 2020 - 21:01:46
Wafdi saraakiil ah ee uu hoggaaminayo Taliyaha qeybta 27aad ciidanka dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed Jeneraal Axmed Maxamed (Tareedisho) ayaa maanta garay magalada Baladwenye ee xarunta Gobolka Hiiraan, halkaasi oo ay ku soo dhaweeyeen ciidamada xoogga dalka qeybta 27aad.

Read More »

Ciidamada Janaraal Xaftar oo xayiraadda ka qaaday saliidda Liibiya

0 Visits: 222 | Wednesday August 19, 2020 - 20:55:25
Koox hubeysan oo daacad u ah janaraalka mucaaradka ah, Khalifa Haftar, ayaa ku dhawaaqay inay si ku meel gaar ah xayiraadda uga qaadeen saliidda Liibiya oo xayiraad la saaray bishii January.

Read More »

Mucaaradka Burkina Faso oo isku raacaya heshiis cusub

0 Visits: 298 | Wednesday August 19, 2020 - 20:49:46
Mucaaradka Burkina Faaso ayaa isku raacay heshiis ah inay iska soo dhex saaraan hal musharrax oo la loollama Madaxweyne Roch KaborĂ© , wareegga labaad ee doorashooyinka dhici doona bisha November ee soo aadan. Siddeed musharraxiin madaxtinnimo iyo 22 axsaab mucaarad ah ayaa shalay saxiixday heshiiskan.…

Read More »

Somaliland oo War adeg kasoo saartay Go'aankii Dowladda Somalia

0 Visits: 221 | Wednesday August 19, 2020 - 20:27:20
Xukuumadda Somaliland ayaa si kulul uga hadashay Qoraalkii shalay kasoo baxay Dowladda Federaalka Soomaaliya, kaasi oo looga hadlay xiriirka muddooyiinkii u dambeeyay dhexmarayay Somaliland iyo Taiwan. Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda ayaa waxaa lagu sheegay inay aad uga xun yihiin hanjabaadaha…

Read More »

27 Qof oo loo xiray Weerarkii Xabsiga dhexe ee Xamar

0 Visits: 292 | Wednesday August 19, 2020 - 20:20:09
Guddiigii loo xil saaray Baaritaanka weerarkii ee August 1o ka dhacay gudaha xabsiga dhexe ee magaalada Muqdisho, ayaa kulan ay maanta la yeesheen sii hayaha Ra'iisul Wasaaraha dalka, mudane Mahdi Maxamed Guuleed, waxay kusoo bandhigeen warbixin ku saabsan natiijadii usoo baxday baaritaankii ay…

Read More »

Dowladda Soomaaliya & Shirkadda maamusha Dekadda Muqdisho oo heshiis gaaray

0 Visits: 228 | Wednesday August 19, 2020 - 19:16:02
Heshiis horudhac ah ayaa laga gaaray wada shaqeeynta Dowladda Soomaliya iyo Shirkadda Albayrak ee maamusha Dekadda Weyn ee Muqdisho, heshiiskaas oo Maanta lagu kala saxiixday magaalada Istanbul ee dalka Turkiga. Heshiiskaan oo dhinaca Dowladda ay u saxiixday Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka…

Read More »

Taliyaha Ciidanka Xoogga oo Taliyeyaal Cusub u Magacaabay Guuto

0 Visits: 284 | Wednesday August 19, 2020 - 19:06:07
Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya Generaal Odawaa Yuusuf Raage ayaa xilka qaadis ku sameeyay Taliyihii Guutada 5-aad ee Qaybta 27-aad iyo Saraakiil kale oo ka tirsan Guutadaas oo ka howlgala Gobolka Hiiraan. Wareegto kasoo baxday Xafiiska Taliye Odawaa ayaa waxaa xilka Taliyaha Cusub ee Guutada…

Read More »

Dowladda Soomaaliya iyo QM oo War-Saxaafadeed Wadajir ah soo saaray

0 Visits: 236 | Wednesday August 19, 2020 - 18:25:29
War-Saxaadadeed ay siwadajir ah u soo saareen dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Qaramada Midoobey ayaa waxaa ay ku baaqeen in laga qeyb qaato badqabka Shaqaaaha gargaarka ee ka howlgalla Soomaaliya, xilli Maanta ay ku beegan tahay. War-Saxaafadeedka ayaa waxaa lagu sheegay in sanadkaan Maalinta Caalamiga…

Read More »

Hay'ad sheegtay in hubka Iiran siiso Xuutiyiinta loo iibgeeyo Soomaaliya

0 Visits: 282 | Wednesday August 19, 2020 - 18:09:04
Warbixin ay soo saartay Hay'ad baarta Barnaamijka Caalamiga ah ee dambiyada abaabulan ayaa waxaa lagu shaaciyay in ay heleen cadeymo muujinaya in dowladda Iiraan ay hub siiso Kooxaha ka dagaalama Yemen, isla markaana hubkaas loo iibgeeyo Soomaaliya. Warbixinta ayaa agu xusay in warkaasi la rumeysan…

Read More »

Dowladda Soomaaliya oo shaacisay kiisas cusub oo Coronavirus ah

0 Visits: 237 | Wednesday August 19, 2020 - 18:02:03
Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowsiya Abiikar Nuur ayaa warbixinta maalinlaha ah ee COVID19 ku sheegtay inay Feyruska Karoona ay ka bogsoodeen 22 qof oo cusub, taasi oo tirada guud ee dadka bogsooday ka dhigeysa ku dhawaad 2,396. Marwo Fowziya Abiikar…

Read More »

Madaxweynaha Somaliland oo diray dhambaal ku aadan Sanadka Cusub

0 Visits: 254 | Wednesday August 19, 2020 - 17:51:07
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa Munaasibadda Sannadka cusub ee Islaamka ee 1442-ka (Hijiriyada) awgeed Hambalyo iyo Bogaadin ugu diray guud ahaan Umadda Muslimiinta ah. Madaxweynuhu waxa uu Hambalyo taasi la mida u diray Waddammada iyo shucuubta muslimiinta ah ee dacallada dunida ku nool,…

Read More »

Al-shabaab oo Dil toogasho ah ku fulisay Nin dilay Aabbihiis

0 Visits: 256 | Wednesday August 19, 2020 - 17:36:17
Dagaalamayaasha Al-shabaab ayaa Goob fagaaro ah oo ku taalla deegaan ka tirsan Gobolka Shabeellaha Hoose waxaa ay ku toogteen Nin lagu eedeeyay inuu horey u dilay aabihiis. Cumar Abkow Xasan oo 30 jir ayaa lagu magacaabi jiray Ninka xukunka dilka toogashada ahaa ee Al-shabaab ku fulisay, waxaana fagaaraha…

Read More »

Dowladda oo sheegtay in gacanta lagu dhigay Gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa

0 Visits: 235 | Wednesday August 19, 2020 - 14:43:29
Ciidanka xoogga dalka, gaar ahaan kuwa Danab ayaa howlgal qorsheysan oo ay ka sameeyeen deegaanka Gendarshe ee gobolka Shabeellaha hoose waxaa la sheegay inay ku soo qabteen gaari Saaruf ah oo Al-shabaab ay ku soo rareen waxyaabaha qarxa. Taliya Guutada 16-aad ee kumaandooska Danab G/le Ismaaciil Cabdi…

Read More »

Soomaliland oo si kulul uga hadashay Go'aankii Dowladda Soomaaliya

0 Visits: 234 | Wednesday August 19, 2020 - 13:41:49
Somaliland ayaa bayaan ka soo saartay go'aanka dawladda Federaalka Soomaaliya ay kaga soo horjeesatay xiriirka Taiwan iyo Somaliland ay dhawaan yeesheen, taas oo sababtay in maalin ka hor Taiwan ay xafiis Diplumaasaiyadeed ka furato Magaalada Hargeysa. War-Saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha…

Read More »