Wararka

Dowlad shaacisay in aysan aqoonsan doonin Israa'iil

0 Visits: 279 | Thursday August 20, 2020 - 18:02:02
Dowladda dalka Pakistan ayaa ku dhawaaqday in aysan dowlad ahaan u aqoonsan doonin Israa'iil tan iyo inta laga helaayo dowlad ay leeyihiin dadka reer falastiin, taas oo shuruud looga dhigay in ay ku qanacsan yihiin shacabka falastiiniyiinta. Ra'iisul wasaaraha dalkaasi Imran Khan ayaa hadalkan…

Read More »

SAWIRRO: Wasiir Fiqi oo kulan uga qaybgalay deegaanka Gadoon

0 Visits: 277 | Thursday August 20, 2020 - 17:58:43
Kulan muhiim oo looga hadlayo amniga Magaalada Gadoon iyo deegaanada ku teedsan ayaa dhexmaray wasiirka amniga Galmudug, wasiiru Dawlaha wasaaradda caafimaadka, taliyaasha ciidamada qalabka sida iyo waxgaradka magaalada Gadoon. Kulanka ayaa diirada lagu saaray arrimaha amniga, iyo baahiyada kale ee…

Read More »

Uproar after Somali lawmaker presents bill to legalise child marriage

0 Visits: 906 | Thursday August 20, 2020 - 17:54:56
Hafsa Ali Osman was married off at 13 by her father to a man who paid $100. She and her mother say she was beaten and raped for two years before they convinced him to divorce her. "The man just slept with me, beating me always," she said, sitting by her mother, who clutches her daughter tightly.…

Read More »

Maamulka G/Banaadir oo soo bandhigay natiijada imtixaanka Fasalka 8aad

0 Visits: 470 | Thursday August 20, 2020 - 17:51:52
Kusimaha Duqa Muqdisho ahna Guddoomiye Ku xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Md. Axmed Xasan Iimaan, ayaa ugu horeyn ku amaanay Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir dadaalka ay muujiyeen mudadii yareed tan iyo markii Gobolka Banaadir uu Wasaarada Waxbarashada kala wareegay Maamulida Waxbarashada Gobolka…

Read More »

Maamulka K/Galbeed & Culimada oo ka shiray falkii ka dhacday Baydhabo

0 Visits: 275 | Thursday August 20, 2020 - 17:38:32
wasiirka Wasaarada Warfaafinta Iyo Wacyigelinta Bulshada Koonfur Galbeed Soomaaliya mudane Ilyaas Saciid Cali (Qalinle) iyo Wasiir Ku-xigeen Wasaarada Owqaafta iyo Arrimaha Diinta Barre Aadan Cabdi ayaa kula kulmay Culimada Koonfur Galbeed Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay. Wasiirada iyo Culimadaayaa…

Read More »

Hoggaamiyaha Mucaaradka Ruushka Navalny oo la sumeeyay

0 Visits: 255 | Thursday August 20, 2020 - 17:33:43
Afhayeen u hadlay Hogaamiyaha mucaaradka dalka Ruushka Alexei Navalny ayaa la sheegtay in isbataalka la dhigay isaga oo miyirdaboolan islamarkana waxaa laga shakisan yahay in la sumeeyay. Alexei oo ah nin si wayn ugu ololeeya ka hortaga musuqmaasuqa ayaa xanuunsaday xilli uu safar duulimaad ah ku jiray.…

Read More »

Dowladda oo sheegtay in howlgal lagu dilay Saraakiil ka tirsan Al-Shabaab

0 Visits: 266 | Thursday August 20, 2020 - 17:27:37
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa la sheegay in howlgal qorsheysan ay ka fuliyeen nawaaxiga degmada Kuntuwaarey ee gobolka Shabeelada Hoose,isla markaana ay ku dileen Sarkaal iyo xubno ka tirsanaa Al-Shabaab. Warbaahinta dowladda oo soo xiganeysay saraakiil ka tirsan Taliska Ciidanka Xooga Dalka…

Read More »

Puntland oo ku xirtay qof kasta oo safraya inuu bixiyo $68 dollar oo ah baaritaanka covid-19

0 Visits: 255 | Thursday August 20, 2020 - 17:04:45
Puntland ayaa kusoo rogtay qof kasta oo ka duulaya garoomadeeda diyaaradaha inuu bixiyo lacag dhan $68 oo lagu sheegay inay tahay shahaadada baaritaanka cudurka Covid19. Lacagtan, Waa labo jibaarka lacag ay dowladda federalka soo roogtay shahaadada covid19. Sidoo kale Somaliland ayaa lacag intaas aad…

Read More »

Bayern Munich oo xalay iska Xaadirisay Finalka Champions League kadib markii ay ka badiyeen Kooxda Lyon.

1 Visits: 1886 | Thursday August 20, 2020 - 16:42:35
Bayern Munich ayaa iska xaadirisay finalka Champions League ka dib markii ay 3-0 ku dardareen kooxda Faransiiska ee Lyon semi-finalkii Champions League iyadoo labo gool uu u saxiixay xiddigii hore ee Arsenal Serge Gnabry halka goolka seddexaad uu dhaliyay Robert Lewandowski oo gooldhalinya tartanka…

Read More »

Hoggaamiyeyaasha afgembigii Mali & mucaaradka oo wadahadal yeeshay

0 Visits: 224 | Thursday August 20, 2020 - 16:30:32
Hoggaamiyeyaasha afgembigii milatari ee Talaadadii ka dhacay dalka Mali ayaa wadahadallo la yeeshay madaxda mucaaradka oo soo dhoweeyay in xukunka laga tuuro Madaxweyne Ibrahim Boubacar Keïta. Waxay ku eedeeyeen inuu ku guul darreystay wax ka qabashada kooxaha jihaad doonka ah iyo dhaqaalaha dalkaas.…

Read More »

AMISOM oo bilowday habraaca hawlgallada ee dhinaca deegaanka

0 Visits: 232 | Thursday August 20, 2020 - 16:27:14
Maamulka Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM) ayaa maanta soo saaray qoraal dukumiinti ah oo qeexaya waajibaadka howlwadeennada ee la xiriira habraaca ilaalinta deegaanka. Qoraalkaan ayaa lagu sheegay in howlwadeennada ay waajibka ku ah dhaqangelinta dhammaan nidaamka ilaalinta deegaanka,gaar…

Read More »

Muhaajiriin ku geeriyootay Dooni ku degtay Xeebaha dalka Libiya.

0 Visits: 238 | Thursday August 20, 2020 - 16:16:28
Ugu yaraan 45 qof oo 5 ka mid ah carruur ahaayeen ayaa la sheegay inay ku hafteen Dooni maalintii Isniinta ee la soo dhaafay ku degtay meel ka baxsan Xeebta Degmadda Zawaara ee dalkaasi. Hadal-qoraal oo ay si wadajir ah u soo saareen Hay'addaha UNHCR iyo IOM ayey ku sheegeen inay Muhaajiriintaasi…

Read More »

Golaha Ammaanka oo kulan deg deg ah Maanta ka yeelanaya xaalada Soomaaliya

0 Visits: 233 | Thursday August 20, 2020 - 16:14:03
Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa lagu wadaa in gelinka dambe ee Maanta oo Khamiis ah in kulan aan caadi aheyn ay ka yeeshaan xaalada dalka Soomaaliya, iyada oo lagu guda jiro xilli kala-guur ah. Fadhiga Maanta Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa maalmo ka hor lagu wargeliyay Xubnaha Beesha…

Read More »

Sidee lagu soo afjari karaa dagaallada 30-ka sano ka socda SOOMAALIYA?

0 Visits: 1433 | Thursday August 20, 2020 - 15:14:22
Prof Paul D. Williams oo daraasaadka Caalamiga ah ka dhiga Jaamacadda George Washington ee dalka Maraykanka ayaa boogaag ka qoray xaaladda Nabad galyo ee Soomaaliya, ladagaalanka Al Shabaab, wada hadalka Dowladda Faderaalka iyo Dowlad-goboleedyada iyo sida uu arko xalka Dowladda Soomaaliya. Buugaagtiisa…

Read More »

Qalab digniin ka bixinaya Webiga Shabeelle oo la geeyay degmada Afgooye (Daawo)

0 Visits: 255 | Thursday August 20, 2020 - 14:43:51
Dhallinyaro Soomaaliyeed ayaa markii ugu horeysay hindistay qalab lagu ogaanayo xaaladda wabiga Shabeelle, waxayna soo bandhigeen qalabka loo adeegsanayo la socodka wabiga gaar ahaan xilliyada uu sameynayo fatahaadaha. Howlgal kooxda dhallinyarada ah oo ka qalin jebisay jaamacadda Jamhuuriya ee xarunteedu…

Read More »

QAXA XAMAR IYO TAARIIKH LA AASAY....

0 Visits: 1425 | Thursday August 20, 2020 - 14:16:35
Xamar iyo daafahiisa dhowr qax ayaa hore uga dhacday kanise aniga iyo caruurteeyda waa nagu daba dheeraaday. Waxaana hore uga jiri jiray dagaalo gobanima doon ah ama dulmi diid.bal fiiri mar kale buuga Marqaati BAQIYATUL AAMAALKA,oo ay ku qorantahay in lmaam Maxamuud lmaam Axmad Imaam Maxamad Imaam…

Read More »

Wasiir Goodax oo amray in dalka laga ceyriyo Madaxa Hay'adda Care ee Soomaaliya

0 Visits: 230 | Thursday August 20, 2020 - 14:03:55
Wasaaradda Waxbarashada dowladda Soomaaliya ayaa amar ku bixisay in dalka laga ceyriyo Madaxa Hay'addaha Care ee Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya. Warqad kasoo baxday Xafiiska Wasiir Goodax ayaa lagu sheegay in uu go'aansaday in uu dalka ka careyiyo ka dib markii Wada shaqeyn la'aan ay…

Read More »

Sacuudiga oo la wareegay HOGGAANKA howl-gal saameynaya Soomaaliya...

0 Visits: 232 | Thursday August 20, 2020 - 13:29:39
Boqortooyada Sacuudiga ayaa markii ugu horreysay la wareegtay hoggaanka taliska ciidamada la dagaalanka kooxaha burcadbadeeda Soomaalida, kuwaaas oo ka howl-gala dhammaan xeebaha dalka iyo meelaha ku dhow. Sacuudiga ayaa hoggaanka howl-galkan oo magaciisa loo soo gaabiyo CTF-150 kala wareegay wadanka…

Read More »

Dowladda oo qaaday tallaabo ka dhan ah weerarkii Elite

0 Visits: 209 | Thursday August 20, 2020 - 13:13:19
Taliska ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa Weerarkii Elite shaqada uga joojiyay taliyihii Saldhigga Degmada C/casiis,iyadoo loo xiray askartii ilaalada Baraha Kontorool. Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sareeye Gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa xaqiijiyay in shaqadii laga joojiyay taliyihii…

Read More »

HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 20-AUG-2020

1 Visits: 879 | Thursday August 20, 2020 - 10:45:45
Dowlada Soomaaliya oo heshiis cusub la saxiixatay Shirkadda Albayrak Dowladda Soomaliya iyo Shirkadda Alba yrak ee Maamusha Dekadda Muqdisho ayaa Shalay heshiis cusub ku kala saxiixday Magaa lada Istanbul ee wadanka Turkiga. Heshiiskan ayaa waxaa dhinaca dowladda u saxiixay Sii-hayaha Wasiirka Dekadaha…

Read More »