Wararka

Xeerilaaliyihii maamulka Hirshabeelle oo iscasilay

0 Visits: 262 | Saturday August 22, 2020 - 23:37:52
Xeerilaaliyihii maamulka Hirshabeelle Cabdullaahi Maxamud Gacal ayaa goordhow iscasilay kadib Warqad uu soo saaray. Xeerilaaliyaha ayaa sheegay in shaqadda uu uga tagay sababo asaga u gaar ah, islamarkaana waxaa uu ku wargaliyay Madaxda Sare ee maamulka Hirshabeelle.

Read More »

Hoggaamiyaha Mucaaradka Ruushka oo la sheegay in la sumeeyay

0 Visits: 204 | Saturday August 22, 2020 - 23:36:29
Diyaarad sidday siyaasi caan ah oo Ruushka u dhashay ayaa la sheegay in uu miyir doorsoomay ama uu galay xaalad koomo ah kadib markii la sheegay in la sumeeyay xilli diyaaradda ay hawada ku jirtay ayna kasoo baxday Magaalada Siberian ee Omsk ee Jarmalka. Diyaaradda ayaa si deg deg ah u degtay waxaana…

Read More »

Askari ka tirsanaa Ciidanka Jubbaland oo xukun dil ah lagu riday

0 Visits: 223 | Saturday August 22, 2020 - 23:35:09
Maxkamada Ciidamada ee Jubbaland ayaa maanta dil ku xukuntay Faarax Cabdirashiid Cilmi oo horay ugu eedaysnaa in uu dilay marxuum Cabdi Muxumed oo ahaa nin shacab ah. Faarax Cabdirashiid Cilmi oo ah ninka falka dilka lagu helay sida uu sheegay Garsooraha Maxkamada Ciidamada Jubbaland Bashiir Maxamuud…

Read More »

Baydhabo nin kufsi geystay oo xukun lagu riday

0 Visits: 215 | Saturday August 22, 2020 - 23:34:09
Maxkamada gobolka Bay maamulka koonfur Galbeed ayaa maanta xukun 5 sano xarig ah ku riday nin lagu eedeeyay inuu kufsaday gabar 5 sano jir ah. Ninkaan ayaa dhawaan maalmihii lasoo dhaafay lasoo taagayay Maxkamad ku taalla Magaalada Baydhabo. Maxkamada ayaa sheegtay in maxamed aadan cali oo 20 sano jir…

Read More »

Xil Wareejin ka dhacday Hiiraan

0 Visits: 256 | Saturday August 22, 2020 - 23:32:44
Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa goor dhow lagu qabtay xilwareejinta Guutadda 5-aad qeybta 27-aad ee ciidanka xooga ee gobolka Hiiraan. Xilka Wareejinta taliyeyaasha Ciidanka waxaa ka qeyb galay Gudoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cusmaan iyo Saraakiisha Ciidanka Jabuuti. Col…

Read More »

Booliska Caabudwaaq oo qabtay waxyaabaha maanka dooriya

0 Visits: 229 | Saturday August 22, 2020 - 23:31:23
Ciidamada Booliiska iyo Millitariga oo is kaashanaya ayaa howlgal ay ka sameeyeen Degmadda Caabudwaaq saddexdii habeen ee udanbeesay waxaa ay ku soo qabteen qamri iyo dadkii ka ganacsanayay Ciidanka Booliska ayaa sheegay in sidoo kale ay gacanta kusoo dhigeen shaqsiyaadkii waday qamriga maanta lagu…

Read More »

HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 22-AUG-2020

1 Visits: 360 | Saturday August 22, 2020 - 11:28:22
Dhuusamareeb 3: Heshiiska Deegan Doora sho ah iyo Kursigii oo ay u Codeyn Karaan 1,505 Wareegii 3aad ee wadatashiga Madaxda Qaranka ee Doorashooyinka 2020/21 ee ho rey loogu heshiiyey Shirkii Dhuusamareeb laba ayaa ka dhacay Magaalo Madaxda D/G/ Galm udug ee Dhuusamareeb muddadii u dhaxay say 15-19…

Read More »

Dowladda Libya oo xabbad-joojin la gashay janaraal Xaftar

0 Visits: 264 | Friday August 21, 2020 - 21:57:59
Dowladda uu caalamku aqoonsan yahay ee Libya ayaa ku dhawaaqday xabbad-joojin ay la saxiixatay janaraalka mucaaradka ah, Khalifa Xaftar. Madaxa dowladda GNA, Fayez al-Sarraj, ayaa ku amray ciidamada dowladda inay si degdeg ah u joojiyaan xabbadda. Qaramada Midoobay ayaa soo dhoweysay tallaabadaas. Horraantii…

Read More »

Wabiga Shabeelle oo fatahaad ka sameeyay Beledweyne

0 Visits: 268 | Friday August 21, 2020 - 20:26:35
Wararka laga helayo Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxaa ay sheegayaan in saacadihii la soo dhaafay uu wabiga Shabeelle uu fayahaad ka geystay xaafado ka tirsan Magaaladaas. Meelaha uu Wabiga ka fatahay ayaa waxaa kamid ah laanta Dhagax jibis oo ka mid ah lamaaha Xaafada Xaawo-Taako,…

Read More »

Dowladda Soomaaliya oo ku dhawaaqday in la mamnuucay jaadka la keeno dalka

0 Visits: 280 | Friday August 21, 2020 - 20:25:42
Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ka hadashay mowqifkeeda ku aadana diyaaradaha dalka keena qaadka, kaas oo dad farabadan oo Soomaaliyeed ay ka ganacsadaan. Maareeyaha Hay'adda Duulista rayidka Axmed Macalin ayaa sheegay in marnaba ay Soomaaliya aysan soo geli karin diyaaradaha sida qaadka,isla…

Read More »

Puntland oo ka jawaabtay qoraalkii kasoo baxay Mareykanka

0 Visits: 258 | Friday August 21, 2020 - 20:23:00
Maamulka Puntland ayaa markii u horeeyay ka jawaabay eedeyntii uu Mareykanku u jeediyay xubnihii ka maqnaa shirka Dhuusamareeb-3, kuwaasi oo uu ku tilmaamay inay yihiin 'qas-wadayaal'. Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa sidoo kale sheegtay inaysan garab istaag u muujin doonin xubnaha aan…

Read More »

Farmaajo oo dib ugu soo laabtay Muqdisho & Dhuusamareeb oo magacii uu ka bedelay

0 Visits: 307 | Friday August 21, 2020 - 20:21:45
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo soo xiray Shirweynaha Wadatashiga Dowladda Federaalka, Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir oo ku qabsoomay magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa ka warbixiyey Geeddi socodka dheer…

Read More »

Dowlad Beesha Caalamka taageero uga dalabtay Soomaaliya

0 Visits: 264 | Friday August 21, 2020 - 20:19:54
Dowladda Vietnam ayaa ugu baaqday beesha caalamka in Dowladda Soomaaliya ay ka caawiyaan fududeynta dhibaatooyinka dhaqan-dhaqaale iyo la tacaalidda baahiyaha bini'aadannimo. Dang Dinh Quy, Madaxa Ergada Joogtada ah ee Vietnam ee Qaramada Midoobay oo ka hadlay fadhiga Golaha Amniga ee Qaramada Midoobay…

Read More »

C/Raxmaan C/Shakuur "Aniga iyo Cali Mahdi waxaan ka wada hadalnay in shirarka Muqdisho la balaariyo, lana gaarsiiyo…"

0 Visits: 286 | Friday August 21, 2020 - 20:18:24
Gudoomiyaha Xisbiga Wadajir C/Raxmaan C/Shakuur Warsame ayaa bartiisa Facaebook soo dhigay qoraal uu ku sheegayo inuu kulan la yeeshay Madaxweynihii hore Cali MahdiMaxamed,"Waxaan kulan waqti qaatay wada yeelanay Madaxweyne Cali Mahdi Maxamad"ayuu ku yiri Qoraalkaasi.

Read More »

Gaas oo si weyn uga horyimid go'aankii Deni uu ka qaatay shirka Dhuusamareeb 3

0 Visits: 325 | Friday August 21, 2020 - 20:13:04
Madaxweynihii hore ee Puntland, Cabdiweli Gaas ayaa si weyn u naqdiyay diidmadii madaxweyne Deni ee shirka Dhuusamareeb-3, oo ka furmay caasimada Galmudug, iyada oo ay ka maqan yihiin Jubbaland iyo Puntland. Cabdiweli Gaas ayaa sheegay in xiligan aysan munaasib aheyn khilaaf cusub, maadama arrimo masiir…

Read More »

Iiraaniyiin u afduubnaa burcad-badeed Soomaali ah oo la sii daayay

0 Visits: 228 | Friday August 21, 2020 - 20:11:58
Saddex qof oo u dhalatay dalka Iiraan oo u afduubnaa burcad-badeed Soomaali ah tan iyo sanadkii 2015 ayaa la sii daayay, sida uu wakaaladda Reuters u sheegay la taliye sare oo dhanka dembiyada ka dhaca badaha ah. Raggan ayaa ahaa shaqaalihii ugu dambeeyay ee saarnaa markabka kalluumeysiga FV Siraj ee…

Read More »

Markii u horreysay muddo ka badan 300 oo sano ayaa la booqanayaa jasiiraddan

0 Visits: 259 | Friday August 21, 2020 - 20:03:29
Markii u horreysay muddo 300 oo sano ayaa jasiirad ku taalla meel dibedda ka ah xeebta Cape Cod ee gobolka Massachusetts ee dalka Mareykanka waxaa loo furay in ay dadku tagi karaan. Jasiiradda Sipson ayaa si gaar ah loo lahaa tan iyo sanadkii 1711-kii, markii bulshadii Monomoyick ay ka iibiyeen dad…

Read More »

Madaxda Midowga Afrika oo cambaareeyay afgambigii Millatari ee Maali

0 Visits: 248 | Friday August 21, 2020 - 19:51:28
Madaxda Wadamada Afrika ayaa si xoogan u cambaareeyay afgambigii milatari ee Talaadadii ka dhacay dalka Mali intii lagu gudajiray afgambigaasna ay Madaxweyne Ibrahim Boubacar Keita xireen Ciidamada. Hogaamiyaha Ururka Midowga Afrika Cyril Ramaphosa, ayaa sheegay in hogaamiyayaashu waxay ku baaqeen in…

Read More »

Dhuusamareeb 3: Heshiiska Deegan Doorasho ah iyo Kursigii oo ay u Codeyn Karaan 1,505

0 Visits: 251 | Friday August 21, 2020 - 19:50:14
Wareegii sadexaad ee wadatashiga Madaxda Qaranka ee arrimaha Doorashooyinka 2020/21 ee horey loogu heshiiyey Shirkii Dhuusamareeb laba ayaa ka dhacay Magaalo Madaxda Dowlad Goboleedka Galmudug ee Dhuusamareeb muddadii u dhaxaysay 15-19 Ogoosto, 2020. Waxaase xusid mudan in la sheego in Dowlad Goboleedyada…

Read More »

Afhayeen shaqadii looga ceyriyay hadal uu warbaahinta u sheegay

0 Visits: 306 | Thursday August 20, 2020 - 18:04:00
Afhayeenka arrimaha dibadda Dowladda Sudaan Haidar Badawi ayaa shaqadiisii ku waayay hadal aysan dowladda dalkaasi la ogeyn oo uu warbaahinta la wadaagay, waxaana la sheegay in shaqada la ceyriyay. Haidar Badawi oo waraysi siiyay Sky News Arabia ayaa sheegay in wada hadal uu u socdo dowladda Sudaan…

Read More »