Wararka

Burcadda Internet-ka Ruushka oo mar kale bartilmaameedsaday doorashada Mareykanka.

0 Visits: 201 | Friday September 11, 2020 - 20:17:10
Burcad dhanka internet-ka ah oo xiriir la leh Ruushka,Shiinaha iyo Iiraan ayaa isku dayaya inay macluumaad sirdoon ka helaan shaqsiyaad iyo kooxaha ku lugta leh doorashada madaxwaynanimada Mareykanka ee 2020, waxaa sidaasi sheegtay shirkadda Microsoft. Burcadan dhanka internet-ka ee iyagu jabsaday ololihii…

Read More »

Beesha Caalamku inta ku tiraa, Riyo ii fasir yaan lagu garaacin=Nasashada Jimcaha.Q-217-aad=

0 Visits: 1645 | Friday September 11, 2020 - 20:13:47
1-Odayaal meel ku shirayo ayaa 3 oday shirkii ka istaageen, waxeyna codsadeen in shirka hal maalin dib loogu dhigo. Waxaa lagu yiri: Waan idin siinay si aad go'aan u soo gaartiin. Waxay yiraahdeen, haddaba waan heeysanaa go'aankii, oo Saaxiibkeen ayaa noo sheegay, ee waxaan ka baqeeynaa in aan…

Read More »

Golaha Wasiirada xukuumadda xil gaarsiinta oo baab'iyey Barnaamijkii Tubaha Qaranka

0 Visits: 219 | Friday September 11, 2020 - 20:09:54
Golaha Xukumadda xil gaarsiinta Soomaaliya ayaa kulan aaan caadi aheyn oo ay isbuucan yeesheen ku baab'iyey Baanaamijka Tubaha Qaranka oo saddexdii sanno iyo barkii la soo dhaafay ahaa halbeega ay ku shaqeynaysay xukuumadda. Sida ay illo xog-ogaal ah ugu warameen HOL, Barnaamijka Tubaha ayaa ujeedka…

Read More »

Lafta-gareen oo ugu dambeen la kulmay Gudoomiyaha G/shacabka (SAWIRRO)

0 Visits: 285 | Friday September 11, 2020 - 20:07:20
Madaxweynaha Koonfur Galbeed, Cabcasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) ayaa muddo ka dib waxaa uu xalay Magaalada Muqdisho kula kulmay Gudoomiyaha Golaha Shacabka, Maxamed Mursal Sheekh Maxamuud. Madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa Gudoomiyaha Golaha Shacabka ku booqday hoyga uu ka deganyahay Villa Hargeisa,…

Read More »

Safiirka Maraykanka ee Soomaaliya oo dowlad goboleedyada ku boorriyay in aysan is khilaafin

0 Visits: 202 | Friday September 11, 2020 - 20:04:26
Safiirka Maraykanka ee Soomaaliya ayaa ku boorriyay madaxweynayaasha dowlad goboleedyada Soomaaliya ee Muqdisho u jooga dhameystirka wadahadalada in ay bilaabaan hirgalinta habka la isku raacsan yahay ee horay loogu sii wado doorashooyinka. Hadalkaan ayuu Danald Yamamota ka sheegay kulan uu la qaatay…

Read More »

Dowladda oo ka digtay fatahaado baaxad leh oo Webiga Shabelle samayn karo

0 Visits: 227 | Friday September 11, 2020 - 20:02:20
Wasaaradda Gargaarka & Maaraynta Masiibooyinka Somaliya ayaa soo saartay digniin cusub, oo ku aadan in la filan karo fatahaad baaxad leh oo todobaadka soo socda uu samayn karo Webiga Shabelle. Wasaaradda Gargaarka & Maaraynta Masiibooyinka ayaa war ay soo saartay ku sheegtay in roobabka mahiigaanka…

Read More »

Al-shabaab oo sheegtay Qarax ka dhacay Magaalada kismaayo

0 Visits: 336 | Friday September 11, 2020 - 17:49:15
Dagaalamayaasha Al-shabaab ayaa sheegtay Mas'uuliyadda qarax maanta ka dhacay Magalada Kismaayo ee Xarunta KMG u ah Maamul Goboleedka jubbaland. Qaraxa oo ahaa mid khasaare badan dhaliyay ayaa waxaa ku dhintay dad shacab ah iyo Mas'uul ka tirsan Maamulka Jubbland, waxaana la sheegay inn uu jiro…

Read More »

Axmed Madoobe oo si deg ded ah ugu laabtay Kismaayo iyo sababta

0 Visits: 215 | Friday September 11, 2020 - 17:44:33
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa si deg deg ah dib ugu laabtay Magaalada Kismaayo ee Xarunta ku meel gaarka u ah Maamulkaasi.

Read More »

Qaraxa Muqdisho: Murugada ay dareemayaan qoyska kaba-caseeyayaashii ku dhintay qarixii Guriga Hooyooyiinka

0 Visits: 254 | Friday September 11, 2020 - 14:59:13
Qarax ka dhacay magaalada Muqdisho, maalintii Arbacada, waxaa dadkii ku dhintay ka mid ahaa laba wiil oo ahaa kaba-caseeyeyaal. Aabahood, Cali Macalin Cabdiraxmaan, oo BBC Somali la hadlay wuxuu sheegay in wiil adeerkood dhalay oo la socday, oo ka badbaaday qaraxa, inuu reerka ku wargeliyay musaabadaas…

Read More »

Axmed Madoobe oo ka hadlay geerida Guddoomiyihii rugta Ganacsiga Jubbaland

0 Visits: 199 | Friday September 11, 2020 - 14:34:39
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa ka tacsiyeey geerida ku timid Allah ha u Naxariistee Gudoomiyahii Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Jubaland Marxuum Shaafi Raabi kaahin iyo muwaadiniinta kale ee ku waxyeeloowday qaraxa maanta ka dhacay Magaalada Kismaayo.

Read More »

Shaafi Raabi oo u geeriyooday dhaawacii qaraxii Kismaayo...

0 Visits: 177 | Friday September 11, 2020 - 14:19:38
Gudoomiyihii rugta ganacsiga iyo warshadaha Jubbaland Shaafi Raabi Kaahin ayaa u geeriyooday dhaawac ka soo gaaray qarax ismiidaamin ah oo maanta Kismaayo lagula eegtay.

Read More »

Madaxweynaha Galmudug Qoorqoor oo safar deg-deg ah ugu ambabaxay Nairobi

0 Visits: 155 | Friday September 11, 2020 - 14:15:34
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa safar degdeg ah ugu ambabaxay magaalada Nairobi dalka Kenya. Madaxweyne Qoorqoor ayaa ka raacay garoonka diyaaradaha Aadan-Cadde ee magaalada Muqdisho, iyada oo wararka qaar ay sheegayaan in uu balamo kula lahaa magaalada Nairobi…

Read More »

Wafdi ka socda Jabuuti oo Hobyo soo gaaray iyo ujeedka

0 Visits: 172 | Friday September 11, 2020 - 13:23:45
Wafdi ka socda dawladda aanu walaalanaha nahay ee jabuuti ayaa kormeer ku tagay shalay magaalada Hobyo ee gobolka Mudug, iyagoo qiimaynaya gacanta ay ka gaysan karaan dhismaha Dekadda Hobyo oo dawlad goboleedka Galmudug uu qorshaynayo in dhawaan la bilaabo.

Read More »

Madaxweynaha Galmudug oo la kulmay Madaxda Xisbiyada

0 Visits: 154 | Friday September 11, 2020 - 09:06:41
Madaxweynaha Maamul Goboleedka Galmudug Axmed cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa kulan xasaasi ah waxaa uu la qaatay Madaxda Xisbiyada Mucaaradka ah.Madaxweynaha Galmudug ayaa kulan la qaatay Madaxda Xisbiyada Dalka, Waxaana kulanka looga hadlay arrimo dhowr ah oo ay ugu weyntahay xaaladda guud ee Soomaaliya,…

Read More »

Booliska gobolka Banaadir oo ka hadlay Qaraxyo laga maqlay Muqdisho

0 Visits: 169 | Friday September 11, 2020 - 07:26:16
Ciidanka Booliska gobolka Banaadir ayaa baaritaan ku haya qaraxyo Dheemis ah oo Xalay laga maqlay degmooyin dhawr ah oo gobolka Banaadir ka tirsan.

Read More »

Madaafiic caawa lagu garaacay qeybo ka mid ah Muqdisho

0 Visits: 220 | Thursday September 10, 2020 - 21:23:23
Tiro madaafiic ah oo loo malaynayo inay yihiin hoobiyeyaal ayaa caawa lagu garaacay qaar ka mid ah degmooyinka gobolka Banaadir. Madaafiicdan oo billowday dhowr daqiiqo ka hor ayaa waxaa illaa iyo hadda la maqlay ku dhowaad 10 ka mid ah, waxayna ku dhaceen agagaarka madaxtooyada iyo qaar ka mid ah degmooyinka…

Read More »

Dowladda Soomaaliya oo jawaab ka bixisay qoraalkii safaaradda Mareykanka

0 Visits: 249 | Thursday September 10, 2020 - 15:35:40
Dowladda federaalka ayaa si dadban uga jawaabtay qoraal xalay kasoo baxay Mareykanka, kaasi oo ku saabsana dib u habeyn lagu sameeyo waaxda amniga Soomaaliya. Qoraalka kasoo baxay safaaradda Mareykanka ayaa lagu yiri "Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya waxay taageereysaa dib u habeyn lagu sameeyo…

Read More »

C/risaaq Caato oo dib loogu soo celiyey xilkii laga qaaday

0 Visits: 292 | Thursday September 10, 2020 - 15:21:48
Cabdirisaaq Xuseen Aadan (Caato) ayaa markale loo magacaabay xoghayaha joogtada ah ee xafiiska Ra'iisul wasaaraha, kadib warqad ka soo baxday xafiiska ku simaha Ra'iisul wasaaraha Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar). Sii hayaha Ra'iisul wasaaraha dalka ayaa sidoo kale xil kii ka qaaday xoghayihii…

Read More »

Jaamacadda Carabta oo ku guuldarreysatay Cambaareynta Heshiiska Imaaraadka iyo Yahuudda

0 Visits: 234 | Thursday September 10, 2020 - 15:16:52
Hogaamiyeyaasha Falastiin ayaa ku guuleystay in ay dib u cusbooneysiiyaan qadiyaddood dowladnimo ka dib kulankii arbacadii dhacay, laakiin waxay awoodi waayeen in ay xubnaha jaamacadda Carabta ka dhaadhiciyaan in la cambaareeyo heshiiska Isreal iyo Imaaraadka ee la saxiisay bishii hore. Wasiirada arrimaha…

Read More »

Mareykanka oo Tababaraya Ciidan Soomaali ah iyo u jeeddo gaar ah

0 Visits: 275 | Thursday September 10, 2020 - 15:10:14
Dowladda Mareykanka ayaa la sheegay in ay waddo qorshe ay ka damacsan tahay Soomaaliya, kaasi oo sida la sheegay saameyn ku yeelan kara dalka. Maraykanka oo saameyn ballaaran ku leh arrimaha Siyaaasadda Soomaaliya ayaa waxaa ay diyaarinayaan sida la sheegay qorshe uu ku doonayo in uu Tababar siiyo Ciidamo…

Read More »