Wararka

Belgium oo tallaabo cajiib ah ka qaaday rag doonayay inay gubaan qur'aanka

0 Visits: 181 | Friday November 13, 2020 - 17:25:35
Dowlada Belgium-ka ayaa wadankeeda ka ceyrisay isla markaana muddo sanad ah ka mamnuucday wadankeeda shan qofood oo la sheegay iney wadeen qorshe ay ku gubaan kitaabka Qur'aanka Kariimka. Shantaan qofood oo la sheegay iney u dhasheen wadanka Denmark ayaa qorsheynayay iney deegaan ay Muslimiinta…

Read More »

Madaxweyne ERDOGAN oo lagu dhaliilay garab istaag uu u sameeyay Soomaaliya

0 Visits: 197 | Friday November 13, 2020 - 17:21:52
Dowladda uu hogaamiyo madaxweynaha Turkiga, Rajab Teyib Erdogan ayaa lagu dhaliilay lacago ay ka bixisay Soomaaliya horaantii bishan. Mucaaradka dalka Turkiga ayaa madaxweyne Erdogan ku dhaliilay lacag ay xukuumadda Ankara ka bixisay Soomaaliya, taas oo qeyb ka ah qorshaha deyn cafinta ee Soomaaliya.…

Read More »

Golaha Amaanka Qaramadda Midoowe Oo ka fakaraayo in Soomaaliya cunaqataynta hubka laga qaado

0 Visits: 222 | Friday November 13, 2020 - 17:13:51
Golaha Amaanka Qaramadda Midoowe ayaa markii ugu horeesey tan iyo 1992 magacaabey Guddi ka shaqeeya sidii Soomaaliya looga qaadi lahaa cunaqabataynta hubka ee Soomaaliya saarnaa ku dhawaad mudo 30 sano ah. Soomaaliya wey adag tahay in laga qaado gebi ahaan cunaqabateynta hubka saaran sababtu waxey tahay…

Read More »

Dil naxdin badan dhaliyay oo ka dhacay gobolka Galgaduud

0 Visits: 231 | Friday November 13, 2020 - 17:09:47
Wararka naga soo gaaraya gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya ayaa sheegaya in xalay deegaanka lagu magacaabo Mareerguur oo ka tirsan gobolka Galgaduud uu ka dhacay dil aad looga fajacay oo loo geystay nin dhimirka ka xanuunsanaa. Marxuumka dhimirka ka xanuunsanaa ee xalay lagu dilay deegaanka…

Read More »

CABDI XAASHI oo si adag uga jawaabay eedeyntii uga timid Mahdi Guuleed

0 Visits: 192 | Friday November 13, 2020 - 17:05:47
Gudoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi ayaa meel ka dhac ku tilmaamay hadal kasoo yeeray ra'iisul wasaare ku xigeenka dowladda Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed, sidoo kalana wuxuu sheegay inuu wali ku adkeysanayo go'aankii uu ka gaaray gudiyaada ay dowladda magacowday ee doorashada 2021. "Arintaasi…

Read More »

Somalia iyo Midowga Yurub oo kala saxiixday heshiis ku kacaya 98 milyan oo Euro

0 Visits: 215 | Thursday November 12, 2020 - 19:10:21
Ra'iisul wasaaraha xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa guddoomiyey kulan ballaran oo u dhexeeyey xukuumaddiisa iyo ururka Midowga Yurub, kaas oo ka dhacay Muqdisho. Kulanka ayaa waxaa ka qeyb-galay qaar ka mid ah golaha wasiirada xukuumadda Soomaaliya iyo sidoo…

Read More »

QM oo Sheegtay inaysan Gargaar gaarsiin karin Dadka Ku Go'doonsan Gobolka Tigreega.

0 Visits: 230 | Thursday November 12, 2020 - 18:28:43
Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in hay'adaha gargaarku aanay awoodi Karin in ay gargaar cunno iyo dawo ah gaarsiin Karin gobolka Tigree oo uu dagaal culusi ku dhex marayo ciidamada dowladda iyo kuwa maamulkaas. Xafiiska Isku Xirka Arrimaha Bani aadannimada ee Qaramada Midoobay "UN OCHA"…

Read More »

11 Kun oo Qaxooti ka baxsanaya dagaalka gobolka Tigrayga oo u talaabay dalka Suudaan

0 Visits: 216 | Thursday November 12, 2020 - 18:24:48
Qarramada Midoobey ayaa wali ka walaacsan xaalada dalka Itoobiya gaar ahaan Ismaamulka gobolka Tigrayga oo ay ku dagaalamayaan ciidamada difaaca Qaranka iyo xoogagga u daacada ah TPLF. Qarramada ayaa sheegtay in ay ku adagtahay hay'addaha gargaarka aysan geli karin Tigray si cunto iyo adeeg caafimaad…

Read More »

R/W ABIY AHMED oo ku dhowaaqay inay qabsadeen galbeedka gobolka Tigray

0 Visits: 229 | Thursday November 12, 2020 - 18:19:06
Ra'iisul Wasaaraha Ethiopia Abiy Ahmed ayaa maanta sheegay in ciidamada dowladda ay qabsadeen galbeedka gobolka Tigray ayaga oo ka adkaaday ciidamada deegaanka, oo uu ku eedeeyey xasuuq. "Galbeedka gobolka Tigray waa la xoreeyey. Ciidamada dowladda waxay hadda kaalmo iyo adeeg bani'aadannimo…

Read More »

Puntland oo shaqadii ka joojisay wasiir iyo agaasime guud oo isku gacan qaaday

0 Visits: 247 | Thursday November 12, 2020 - 18:14:43
Madaxweyne ku xigeenka Puntland Axmed Karaash ayaa shaqadii ka joojiyay wasiirkii kalluumaysiga Puntland Maxamuud Xaaji Saalax iyo agaasimihii guud ee wasaaraddaas, Cabdirisaaq jaamac Aadan. Madaxweyne ku xigeenku ma sheegin sababta uu shaqada uga joojiyay labada masuul. Hase yeeshee xog warbaahintu…

Read More »

Mahdi Guuleed: "Somaliland meeshii aan doono ayaan ka tegi karaa balse hal sabab ayaan u rabin"

0 Visits: 243 | Thursday November 12, 2020 - 18:11:01
Ra'iisal wasaare ku-xigeenka dowladda federaalka Soomaaliya, Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa markii u horeysay wareysi uga hadlay sababta ay mas'uuliyiinta xilalka ka haya dowladda federaalka aysan ugu safri karin Somaliland. Mahdi Guuleed ayaa ugu horeyntii dooday in isaga iyo siyaasiyiinta…

Read More »

HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 12-NOV-2020

0 Visits: 235 | Thursday November 12, 2020 - 11:27:08
.

Read More »

Ra'iisul Wasaare Rooble oo guddoomiyay shir muhiim ah oo u dhexeeyay Soomaaliya iyo Midowga Yurub.

0 Visits: 244 | Wednesday November 11, 2020 - 23:49:49
Sida uu dhigayo qodobka 8aad ee heshiiskii Cotonou, dowladda federaalka Soomaaliya iyo Midowga Yurub ayaa Muqdisho ku yeeshay kulan wadaxaajood siyaasadeed ah 11 November 2020, kaas oo uu guddoomiyay Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble.

Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo kulan la qaatay qaar ka mid ah Haweenka Soomaaliyeed

0 Visits: 259 | Wednesday November 11, 2020 - 22:43:31
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo kulan la qaatay qaar ka mid ah Haweenka Soomaaliyeed ayaa kala hadlay xoojinta doorka ay ku leeyihiin dowladnimada, horumarinta dhaqaalaha, dib u heshiisiinta iyo xoojinta midnimada Shacabka Soomaaliyeed. Madaxweynaha…

Read More »

War Deg Deg ah:Ra'iisul Wasaarihii Dalka Baxreyn oo geeriyooday.

0 Visits: 208 | Wednesday November 11, 2020 - 21:22:59
Boqortooyada Baxreyn ayaa saakay barta Twitterka ku shaacisay geerida Ra'iisul wasaarihii Baxreyn Sheekh Khaliifa Bin Salmaan Al-Khaliifa oo ku geeriyooday da'da 84 jir. Wakaaladda Wararka Qaranka Baxreyn ee BNA ayaa sheegtay in Ra'iisul wasaare Khaliifa maalmihii u danbeeyay lagu dabiibayay…

Read More »

Ninkii ka dambeeyay muuqaalkii been abuurka ah ee arooska madaxweyne Buhari oo dacwad lagu soo oogay.

0 Visits: 235 | Wednesday November 11, 2020 - 21:22:13
Maxkamad ku taalla waqooyiga Kano ayaa dacwad kusoo oogtay nin lagu eedeeyay in uu sameeyay isla markaana baahiyay muuqaalkii been abuurka ahaa ee ku saabsanaa madaxweynaha Nigeria Buhari oo xaas labaad guursanayo. Muuqaalka ayaa muujinayay madaxweyne Buhari oo la aqal galayo wasiirka qaabilsan arrimaha…

Read More »

Dimoqraadiyiinta Mareykanka oo Ku dadaalaya meel marinta Sharciga Caafimaad ee Obama Care.

0 Visits: 203 | Wednesday November 11, 2020 - 21:18:57
Dhageysigii u horreeyay ee dacwadda ka dhanka ah Caymiska Caafimaadka Obama Care, ayay labo xaakim oo muxaafid ahi soo jeediyeen jawaabo muujinaya in ay la safan doonaan saddexda garsoore ee dimoraadiga ah, taasoo suurta-gelin doonta in sharciga Caymiska Caafimaadka Obama Care uu sii jiro. Garsoorayaasha…

Read More »

Fiqi oo sheegay dhinaca ay tahay in Soomaalida ay taageeraan dagaalka Ethiopia

0 Visits: 215 | Wednesday November 11, 2020 - 19:41:44
Wasiirka Amniga gudaha maamulka Galmudug, Axmed Macalin Fiqi sidoo kalana ah mudane ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka hadlay dagaalka u dhaxeeya dowladda federaalka Itoobiya iyo maamulka Tigreyga. Wasiir Fiqi ayaa sheegay in Tigreygu uu wajahayo ciqaab daran oo lamid ah midii uu hore maamulkaasi…

Read More »

Jamhuuriyiinta oo taaageere xoog leh u muujiyey Donald Trump

0 Visits: 213 | Wednesday November 11, 2020 - 19:24:05
Xubnaha ugu sarreeya Jamhuuriyiinta ayaa ku taageeray madaxweyne Donald Trump, dacwadaha uu ka gudbiyay tirinta codadka qaar ka mid ah gobollada loogaga guuleystay, doorashadi madaxtinimo ee horraanti bishaan ka dhacday Mareykanka. Trump ayaa rajo ka qaba in dacwadaha uu u gudbiyay maxkamadaha ay u…

Read More »