Wararka

UN ka oo ka hadlay maalgashiga Turkiga ee Soomaaliya

0 Visits: 228 | Saturday November 14, 2020 - 17:45:15
Maalgashiga iyo kaalmada horumarineed ee Turkigu siiyo Soomaaliya ayaa saameyn ballaaran oo dhaqaale ku yeeshay Koboca dhaqaallaha iyo yareynta dhibaatooyinka shaqo la'aanta ay ka mid yihiin, sida uu sheegay wakiilka gaarka ah ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya. "Waxaan aragnaa…

Read More »

Farmaajo oo xilalka ku qaaday guddoomiye ku-xigeenada gobolka, magacaabay kuwa cusub

0 Visits: 200 | Saturday November 14, 2020 - 17:39:00
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa is-beddel ku sameeyey maamulka gobolka Banaadir, isaga oo xilalka ka qaaday qaar ka mid ah guddoomiye ku-xigeenada maamulka, isaga oo magacaabay kuwa cusub. Madaxweynaha ayaa u magacaabay Cabdulqaadir Maxamed Maxamuud guddoomiye ku-xigeenka Maamulka…

Read More »

Shil Khasaaro Geystay Oo Ka Dhacay Duleedka Baladweyne

0 Visits: 249 | Saturday November 14, 2020 - 16:32:59
..

Read More »

Xildhibaanada Golaha Shacabka Oo Kulan Yeeshay Iyo Sharci Lagu Ansixiyay

0 Visits: 198 | Saturday November 14, 2020 - 16:28:50
..

Read More »

DFS Oo Mar Kale Ka Hadashay Mowqifkeeda Madax-Banaanida Taiwan

0 Visits: 202 | Saturday November 14, 2020 - 15:54:08
,,

Read More »

Wasiirka Gaashaandhigga Somalia Oo Kulan La Qaatay Safiirka Itoobiya

0 Visits: 212 | Saturday November 14, 2020 - 15:52:29
,,

Read More »

Tirada Dadkii Ku Barakacay Dagaalka Ka Socda Itoobiya Oo La Shaaciyay

0 Visits: 216 | Saturday November 14, 2020 - 15:48:56
,,

Read More »

Faah Faahin:-Sarkaal Ciidan Oo La Dilay Iyo Al-Shabaab Oo Ka Hadlay

0 Visits: 201 | Saturday November 14, 2020 - 15:45:43
Rag hubeysan oo ka tirsan Al-shabaab ayaa saacadihii lasoo dhaafay deegaan hoostega Magaalada Mandheera ee Gobolka Waqooyi barri ee Kenya waxaa ay ku dileen Sarkaal ka tirsan Ciidanka dowladdaas. Dilkaas ayaa ka dhacay deegaanka Caliyaale ee hoostaga Mandheera, waxaana looga geystay sarkaalkaas xili…

Read More »

Mahdi Guuleed "Guddigii doorashada 2016, waxaa ku jiray La Taliyihii gaarka ahaa ee Xasan Sheekh"

0 Visits: 226 | Saturday November 14, 2020 - 15:41:03
Ra'iisul Wasaare kuxigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Giileed ayaa difaacay Guddiyada doorashada heer Federaal ee dowladdu magacawday, kaasoo qeyla dhaan ay ka timid in xubno ka tirsan shaqaalaha rayidka dowladda iyo Nabadsugida ka qeyb ka yihiin Guddiyada.

Read More »

Guddiga doorashooyinka dadban oo lasoo jeediyay in la kala diro

0 Visits: 220 | Saturday November 14, 2020 - 10:24:40
Hay'adda Cilmibaarista Heritage ayaa Warbixin ay soo saartay ku dhaliishay qaabka ay ku socdaaan arrimaha doorashooyinka Soomaaliya gaar ahaan guddiga doorashooyinka ee dhawaan lagu dhawaaqay. Markii asbuucii hore uu Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya magacaabay Guddiga Federaalka ee Hirgelinta Doorashooyinka,…

Read More »

Maalgashiga Turkigu ku sameeyay Soomaaliya oo gaaray $ 1 bilyan iyo Qaramada Midoobey oo ka hadashay

0 Visits: 258 | Saturday November 14, 2020 - 10:22:33
Maalgashiga iyo kaalmada horumarineed ee Turkigu siiyo Soomaaliya ayaa saameyn ballaaran oo dhaqaale ku yeeshay Koboca dhaqaallaha iyo yareynta dhibaatooyinka shaqo la'aanta ay ka mid yihiin, sida uu sheegay wakiilka gaarka ah ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya. "Waxaan aragnaa…

Read More »

Kuuriyada Koonfureed oo ku dhawaaqday in uu kusoo laba kacleeyay COVID 19

0 Visits: 213 | Saturday November 14, 2020 - 10:21:05
Kuuriyada Koonfureed ayaa xaqiijisay 205 kiis oo cusub oo coronavirus ah waa markii ugu horreysay ee ay ka sarreyso 200 tan iyo horraantii Sebtember -. Wakaaladda Xakamaynta iyo Kahortagga Cudurrada Kuuriya (KDCA) ayaa Sabtidii sheegtay in ay soo saari doonto sharci cusub oo lagu ganaaxaayo kuwa aan…

Read More »

Madaxweynaha cusub ee Hirshabeelle oo eedeyn u jeediyay beesha Caalamka

0 Visits: 188 | Saturday November 14, 2020 - 10:17:35
Madaxweynaha cusub ee maamulka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe ayaa ku eedeeyay beesha Caalamka in aysan siin maamulkiisa xilligii la dhisayay wax taageero ah. Waxaa uu tilmaamay in beesha Caalamka ay ka gaabisay in ay taageero dhanka dhismaha maamulka ah ay siiso Hirshabeelle…

Read More »

HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 14-NOV-2020

0 Visits: 720 | Saturday November 14, 2020 - 09:41:15
.

Read More »