Wararka

Dagaal Xoogan Oo Ka Socda Degaano Ka Tirsan Dowlad Deegaanka

0 Visits: 246 | Monday January 11, 2021 - 13:44:04
...

Read More »

Weerar askar lagu dilay oo ka dhacay duleedka Balcad

0 Visits: 214 | Monday January 11, 2021 - 13:34:23
...

Read More »

Madaxweyne Farmaajo Oo Ku Wajahan Dalka Jabuuti Iyo Ujeedka Safarkiisa

0 Visits: 262 | Monday January 11, 2021 - 13:26:12
...

Read More »

Itoobiya oo gacanta ku dhigtay saraakiil ka tirsan TPLF

0 Visits: 245 | Monday January 11, 2021 - 13:14:14
,,

Read More »

DF Soomaaliya oo cafis u fidisay dhalinyaro ay hubeysay KENYA

0 Visits: 227 | Monday January 11, 2021 - 13:01:46
..

Read More »

HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 11-JANUARY-2021

0 Visits: 1059 | Monday January 11, 2021 - 10:40:15
.

Read More »

Ra'iisul Wasaare Rooble oo la kulmay Xubnaha Guddiga Jaamacadaha Dalka

0 Visits: 212 | Sunday January 10, 2021 - 22:16:02
..

Read More »

Khilaaf soo kala dhex galay madaxweynimo ku xigeenka Hirshabelle Yuusuf Dabageed iyo Cali Jeyte

0 Visits: 210 | Sunday January 10, 2021 - 21:56:46
Waxaa soo shaac baxay khilaaf culus oo soo kala dhex galay madaxweyne ku xigeenka HirShabeelle Yuusuf Dabageed iyo guddoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Jeyte. Khilaafka labadan masuul ayaa salka ku haya canshuurta gobolka, taas oo la sheegay in Yuusuf Dabageed uu ka dalbaday guddoomiye Jeyte inuu ku soo…

Read More »

Kooxda Arsenal oo u soo Gudubtay Wareegga Afraad Ee FA Cup Iyo Natiijooyinka Kulamadii Kale.

0 Visits: 204 | Sunday January 10, 2021 - 21:55:28
Kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa iska xaadirisay wareegga afraad ee tartanka FA Cup, kaddib guul ay waqti dambe ka gaadheen Newcastle United. Arsenal oo garoonkeeda Emirates ku qaabbishay Newcastle United ayaa ku badbaadday goolal waqti dambe ay heshay, iyadoo ciyaartana lagu daray 30 daqiiqadood oo…

Read More »

Xog: Mucaaradka iyo sadex madaxweyne goboleed oo kulmaya – Maxaa isbeddelay?

0 Visits: 201 | Sunday January 10, 2021 - 21:54:22
Golaha Midowga Musharaxiinta iyo madaxweynayaasha Galmudug, HirShabeelle iyo Koonfur Galbeed ayaa la filayaa saacadaha soo socda inay kulan ku yeeshaan magaalada Muqdisho, sida ay ogaatay Caasimada Online. Golaha ayaa saddexdan madaxweyne kala shiraya dhaq-dhaqaaqyadii u dambeeyay ee doorashada ee ay…

Read More »

Maamulka Puntland oo Kulan Deg Deg ah Ka Yeeshey Sicirka Shilinka Soomaaliga

0 Visits: 211 | Sunday January 10, 2021 - 21:52:16
Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Shir-guddoominaya Shir gaar ah oo looga hadlayey xal u helidda cabashooyinka la xiriira shillin Soomaaliga, kaas oo muddooyinkaan ka taagnaa maagaalooyinka waaweyn ee Puntland. Shirka oo ka dhacay xarunta wasaaradda maaliyadda…

Read More »

Faroole oo loo magacaabay Guddoomiyaha Guddiga xal u helidda Sicir-bararka Puntland

0 Visits: 193 | Sunday January 10, 2021 - 21:50:54
Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta oo Axad ah magacaabay guddi cusub oo qiimayan iyo Tala-bixin ka samayn doona sicir-bararka iyo diidmada ka dhalatay qiima dhaca Lacagta Shilin Soomaaliga ah. Go'aankaas ayaa ka soo baxay Shir ku saabsan xal u helidda qiima dhaca…

Read More »

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay inay go'aansatay hirgelinta doorashooyinka la filayo in ay dalka ka dhacaan.

0 Visits: 225 | Sunday January 10, 2021 - 21:49:38
Doorashooyinkan oo wali uu muran ka taagan yahay ayaa xukuumadda federaalka waxay sheegtay in iyada iyo qaar ka mid ah maamul gobaleedyada ay arrintaas isla garteen.

Read More »

Madaxweyne Madoobe oo Ka Jawaabay in Dowladda Dhexe Ay Dalabkoodii Ka Jawaabtay iyo In kale

0 Visits: 215 | Sunday January 10, 2021 - 21:46:16
Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe oo maanta dib ugu laabatay magaalada Kismaayo, ayaa warbaahinta kala hadlay hadalkii kasoo yeeray dhiggiisa Galmudug ee ku aadanaa dhexdhexaadinta iyo arrimaha doorashooyinka. Madaxweyne Madoobe oo arrintaas ka hadlayey ayaa yiri…

Read More »