Wararka

Madaxweyne Guudlaawe oo la kulmay xubno ka tirsan dowladda iyo mucaaraadka

0 Visits: 270 | Tuesday January 12, 2021 - 21:40:21
Madaxweynaha dowlad goboleedka Hir-shabeelle, Cali Cabdulahi Xuseen Guudlaawe ayaa maanta kulan la qaatay Mas'uuliyiin ka tirsan dowladda federaalka Soomaaliya Iyo Musharaxiinta mucaaridka. Cali Guudlaawe oo weli ku sugan magaalada Muqdisho ayaa kulamadaas la qaatay Wasiirka Amniga gudaha, Xasan…

Read More »

FAO oo Ka Digtay Ayax Hor leh oo Kusoo Fool leh Bariga Afrika

0 Visits: 322 | Tuesday January 12, 2021 - 21:38:10
Ha'yadda Cunnada Adduunka ee FAO ayaa ka digtay ayax hor leh oo ku fidayo koonfurta Itoobiya iyo waqooyiga Kenya. Ha'yadda waxay sheegtay in ayaxu uu kasoo duulayo goobihii uu horraan sida ba'an u saameeyay ee bariga Itoobiya iyo bartamaha Soomaaliya isla markaana haatan uu ku baahayo gobolka…

Read More »

Muqdisho: Waddo Halbowle ah oo Dib Loo Furay

0 Visits: 266 | Tuesday January 12, 2021 - 20:57:19
Dowladda Soomaaliya ayaa maanta dib u furtay waddada hormarta xarunta dambi barista ee CID-da ee degmada Hodan ee gobolka Banaadir, taas oo muddo u xirneyd xarunta oo ay u yaaleen koontaroollo iyo dhagxaan waa weyn Waddadaan ayaa waxaa ay tahay mid halbowle ah marka loo eego isku socodka dadka iyo gaadiidka,…

Read More »

Rooble oo ka hor-yimid kala diristii Rugta Ganacsiga

0 Visits: 301 | Tuesday January 12, 2021 - 20:54:46
Ra'iisal Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa muujiyey inuusan raali ka aheyn kala dirista Rugta Ganacsiga Soomaaliya oo horey wasiirka ganacsiga uu sheegay inuu kala diray. Rooble oo xalay xafiiskiisa kulan kula yeeshay warbaahinta madaxa bannaan, iyadoo agaasimayaasha warbaahinta ay…

Read More »

HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 12-JANUARY-2021

0 Visits: 292 | Tuesday January 12, 2021 - 10:35:27
.

Read More »

Xaaji Muuse Suudi "Ciidamow dalka ha iska burburinina oo dadkiina ha dilinina, anagu Fahad oo qori sita filan meyno.."

0 Visits: 270 | Tuesday January 12, 2021 - 09:11:19
Senetor Xaaji Muuse Suudi Yalaxow oo ka hadalay khilaafka ka taagan doorashada dalka iyo go'aanka ay ku dhawaaqday xukuumaddu ayaa ka digay dagaal iyo khalalaase in dalka dib loogu celiyo. Muuse Suudi oo warbaahinta kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in go'aankaas uu ka soo yeeray laba…

Read More »

Xasan Sheekh oo beeniyey arrin la sheegay in mucaaradka ay qorsheynayaan

0 Visits: 292 | Monday January 11, 2021 - 22:09:54
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo sidoo kalena kamid ah midowga musharixiinta mucaaridka ayaa markii u horeysay beeniyay inay mucaaadka ay qorsheynayaan inay ka hortagaan inay dhacdo doorasho kahor 8-da Febraayo, si waqtiga uu uga dhaco Farmaajo. Xasan Sheekh ayaa sheegay inaysan…

Read More »

Shirkii u socday Madaxda DG. Galmudug,KGS, Hir-Shabeelle iyo Musharixiinta oo Natiijo la'aan ku soo dhamaaday.

0 Visits: 271 | Monday January 11, 2021 - 22:08:52
Muqdisho waxaa ku kulmay Madaxweynayaasha DG Galmudug, Koofur Galbeed & Hir-Shabeelle oo ah madaxda taageertay go'aanka Xukuumadda Federaalka ay ku shaacisay in ay qabaneyso Doorasho dhinac ah & Mas'uuliyiin katirsan Midowga Musharixiinta Madaxweynaha Soomaaliya 2021. Kulanka waxaa su'aalo…

Read More »

Muuse Biixi oo War Ka Soo Saaray Doorashooyinka Soomaaliya

0 Visits: 241 | Monday January 11, 2021 - 22:07:46
Muuse Biixi Cabdi, Madaxweeynaha Somaliland ayaa ugu baaqay dowladda Soomaaliya iyo xubnaha murashixiinta ah inay faraha kala baxaan arrimaha masiiriga ah ee Somaliland, isaga oo farriimo u diray shaqsiyaadka Somaliland kasoo jeeda ee halkaas xilalka u doonanaya. Madaxweeynaha ayaa sheegay in aanan…

Read More »

Maxay doorashadii Jawaari ka sheegeysa fashilka ku yimid jadwalka doorashada?

0 Visits: 224 | Monday January 11, 2021 - 22:06:48
Maanta oo kale Afar sano ka hor 11- Jannaayo 2017, kulan ay magaalada Muqdisho ku yeesheen xildhibaanada baarlamanka 10-aad ayaa loogu doortay Prof Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari inuu noqdo gudoomiyaha Golaha Shacabka . 254 xildhibaan oo xiligaasi goobjoog aheyd kulanka ayaa u kala codeyay musharixiinta…

Read More »

Gen Biixi "Wiilasha Kenya la shaqeeya waa Cafis oo way kusoo laaban karaan Balad xaawo".

0 Visits: 298 | Monday January 11, 2021 - 22:02:23
Taliyaha ciidanka dhulka xoogga dalka Soomaaliyeed Gen Maxamed Tahliil Biixi oo la hadlay qaybaha kala duwan ee Bulshada Magaalada Balad xaawo waxa uu ka dalbaday in ay dib usoo celiyaan dhalinyarada Degmadaas ee dhanka Kenya ugu maqan abaabulka Ciidan sida uu hadalka u dhigay Gen. Biixi ayaa sheegay…

Read More »

Israel oo hubkeeda difaaca gantaallada heegan gelisay iyo weeraro laga cabsi qabo

0 Visits: 230 | Monday January 11, 2021 - 22:00:50
Maamulka Isreal ayaa ka cabsi qaba in weerar lagu soo qaado, sidaas darteed dhanka koonfureed waxey geysay gantaallada difaaca sida ay soo wariyeen warbaahinta maxaliga ah. Sida xogta lagu helay, wadooyinka magaalo xeebeedka dhanka koonfureed ku taalla ee Eilat ayaa lagu arkay habka difaaca Patriot…

Read More »

Nin Kenyan ah oo Loo Heysto in uu Qudha Ka Gooyay Hooyadii iyo Aabbihii

0 Visits: 230 | Monday January 11, 2021 - 21:59:24
Ardey wax ka dhigta mid kamid ah jaamacadaha Kenya ayaa booliska ka hor qiray isla markaana faahfaahin ka bixiyay qaabka uu u dilay shan kamid ah xubnaha qoyskiisa, sida ay ku warrantay warbaahinta gudaha. Simon Warunge oo 22 jir ah ayaa lagu soo warramayaa in booliska uu u sheegay in uu bir ku garaacay…

Read More »

Xog: Maxaa kasoo baxay kulankii mucaaradka iyo saddexda madax goboleed?

0 Visits: 262 | Monday January 11, 2021 - 14:08:23
..

Read More »

Nin Dil Ka Geystay Degmo Ka Tirsan Gobolka Banaadir Oo Xukun Lagu Riday

0 Visits: 236 | Monday January 11, 2021 - 13:58:36
..

Read More »

Afar qodob oo muujiyey QOOR QOOR-ka dhabta ah

0 Visits: 242 | Monday January 11, 2021 - 13:56:06
..

Read More »

Dowlad Uga Digtay Shacabkeeda Cunista Kalluunka Iyo Sababta Keentay

0 Visits: 245 | Monday January 11, 2021 - 13:53:35
...

Read More »