Wararka

Ilhan Cumar: "Madaxweyne Trump wuxuu sabab u ahaa rabshadihii ka dhacay dhismaha Capitol.."

0 Visits: 298 | Wednesday January 13, 2021 - 22:34:14
Xilli ciidamada dembi baarista Mareykanka ay wali ku raad joogaan dadkii weeraray aqalka Kongareeska, ayaa dhanka kale isla xubnaha Dimuqraaddiga ee ka tirsan aqalkaasi waxay sheegeen inay ku raja weyn yihiin xil ka qaadista madaxweyne Trump. Ilhaan Cumar oo ka mid ah xubnaha Kongareeska, ayaa waxay…

Read More »

Raiisal wasaaraha Dalka Kuwayt oo iscasilay.

0 Visits: 307 | Wednesday January 13, 2021 - 22:33:24
Raiisal wasaaraha dalka Kuwayt Shiikh Sabaax Al-Khalid Al-Sabaax ayaa maanta oo Arbaca ah iscasilaadda xukuumadiisa u gudbiyay Amiirka dalkaas Shiikh Nawaaf Al-Axmad, sida ay sheegtay wakaaladda wararka dalka Kuwayt. Tallaabadan ayaa timid kadib markii wasiirro ka tirsan xukuumadda ay shalay is casilaadooda…

Read More »

Xaliimo Yareey " Dowlad aan xalane laga xukumin aan sameysano"

0 Visits: 333 | Wednesday January 13, 2021 - 22:32:30
Xaliimo Ismaaciil Ibraahim (Xaliimo Yarey) Guddoomiyaha Guddiga Madaxa bannan ee Doorashooyinka Dalka oo hadal ka jeedisay Shirka Sanadeedka Garsoorka 2021 oo maanta ka furmay Muqdisho ayaa sheegtay in aysan jirin Hay'addii u xilsaarneed ilaalinta Dastuurka. Guddoomyea Xaliimo Yarey waxa ay sheegtay…

Read More »

Dowladda Imaaraadka oo war ka soo saartay colaada Itoobiya iyo Suudaan

0 Visits: 337 | Wednesday January 13, 2021 - 22:31:29
Dowaladda Imaaraatka ayaa ugu baaqday labada dal ee Suudaan iyo Itoobiya inay ka fogaadaan wax kasta oo ku sii kordhin kara xiisadda militari ee ka taagan xuduudaha labadaas dal. Qoraal ay soo saartay Wasaaradda arrimaha dibadda ee imaaraataka ayaa lagu yiri" dowladda imaaraatku waxay rajeyneysaa…

Read More »

Galmudug oo ka hadashay weerarka dadka lagu dilay

0 Visits: 298 | Wednesday January 13, 2021 - 22:30:26
Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa si kulul uga hadlay weerarka Shanta qof ee Shacabka ahaa ee galabta lagu dilay duleedka degmada Balanballe ee Gobolka Galgaduud. War kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha Maamulka Galmudug ayaa waxaa loogu tacsiyadeeyay dadkii shacabka ahaa ee lagu laayay deegaanka Xirsi…

Read More »

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo ka qeyb galay kulan looga hadlayay xaaladda Soomaaliya

0 Visits: 302 | Wednesday January 13, 2021 - 22:29:29
Wasiirka arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ee xukuumadda Soomaaliya, mudane Maxamed C/risaaq Maxamuud, ayaa aaladda fogaan arragga kaga qeybgalay kulan ay si wadajir ah u soo qaban qaabiyeen, machadda Nabadda Mareykanka iyo safaaradda Soomaaliya ee dalkaas. Wasiirka oo qoraal soo dhigay bartiisa…

Read More »

Taliyaha Ciidanka xoogga dalka oo abaabul dagaal ka bilaabay Shabeellaha Hoose

0 Visits: 291 | Wednesday January 13, 2021 - 22:28:34
Taliyaha Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Odawaa Yuusuf Raage iyo Saraakiil ciidan oo la socota ayaa maanta gaaray magaalada Marka ee Xarunta Gobolka Shabeellaha hoose, iyada oo siweyn halkaasi loogu soo dhaweeyay. Taliye Odawaa oo safar dhinaca dhulka kusoo maray degaano ka tirsan gobolka Shabeellalaha,…

Read More »

Lafta-Gareen oo ku fashilmay dalab uu hor dhigay Axmed Madoobe iyo Deni

0 Visits: 252 | Wednesday January 13, 2021 - 22:26:32
Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Lafta-gareen ayaa xiriir dhanka telefoonka ah la sameeyay madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland, oo si weyn uga soo horjeeda hanaanka doorashada. Lafta-gareen oo shalay ku laabtay Baydhabo ayaa bilaabay dhex-dhexaadinta dhinacyada isku khilaafsan…

Read More »

HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 13-JANUARY-2021

0 Visits: 284 | Wednesday January 13, 2021 - 10:33:57
.

Read More »

Trump oo wajahaya xil ka qaadis iyo dacwado xasaasi ah

0 Visits: 289 | Tuesday January 12, 2021 - 21:57:25
Madaxweynaha xilka kasii dagaya ee Mareykanka, Donald Trump ayaa wajahaya qorshe xilka looga qaadayo ka hor inta uusan xilka wareejin, kadib tallaabooyinkii u dambeeyay ee uu qaaday. Aqalka Wakiilad Mareykanka ayaa ku dhawaaqay qorshahaas, kaasi oo uu afhayeenka aqalka Wakiilada la wadaagtay xildhibaanada…

Read More »

QM oo ka digtay xaaladaha siyaasadeed ee ka jira dalka Uganda.

0 Visits: 277 | Tuesday January 12, 2021 - 21:56:09
Hay'adda Qaramada Midoobay ayaa ka digtay xaaladaha siyaasadeed ee ka jira dalka Uganda xilli walaac laga muujinayo suurtagalnimada in la helo doorashooyin baarlamaan iyo madaxtinimo oo xor iyo xalaal ah dabayaaqada toddobaadkan. Doorashooyinka qaran ee Uganda waxaa hareeyay rabshado sii kordhaya,…

Read More »

Sida Mareykanku uga ka Faa'iideysteen Xisaabtii qaldanayd ee Saddaam Xuseen uguna burburiyey Ciraaq

0 Visits: 288 | Tuesday January 12, 2021 - 21:54:56
30 sano ka hor, 11-kii january 1990kii Koongareeska Mareykanka ayaa ucodeeyay in Madaxweyne George Bush loo oo idmaday inuu dagaal ku qaado Ciraaq, xoogna uu a adeegsan karayo in ciidamada Sadaam laga saaro Kuweyt, dhowr maalmood oo keliya markay ka soo wareegtay idankii congresska isbahaysiga caalamiga…

Read More »

Shirkadda Facebook oo Xirtay Akoonno ay Lahayd Dowladda Uganda.

0 Visits: 275 | Tuesday January 12, 2021 - 21:53:39
Shirkadda Facebook ayaa xirtay akoonno lala xariirinayo in ay leedahay xukuumadda dalka Uganda maalmo un ka hor doorashada madaxweyne iyo tan baarlamaan ee dalkaas. Facebook ayaa sheegtay in shabakad xariir la leh wasaaradda warfaafinta Uganda ay adeegsatay akoonno been abuur ah si ay shacbiyad ugu…

Read More »

Warbixin: Sarkaal ka tirsan Al-Shabaab iyo ciidamadiisa oo ku biiraya Kooxda Daacish

0 Visits: 320 | Tuesday January 12, 2021 - 21:51:46
Sarkaal ka tirsanaa Al-shabaab oo lagu magacaabo Cabdulfatah Abu bakar Abdi oo loo yaqaano Mousa al Muhajir oo ay wehliyaan 20 ka mid ah dagaalyahanadiisa, ayaa wararku sheegayaan inuu ku biirayo ISIS. Xogtaan oo ay baahiyeen illo sirdoon ah ayaa sheegaysa in sarkaalkaan uu ahaa taliye caan ka ah ururka…

Read More »

Waa kuwee 8-da magaalo ee uu Farmaajo doonayo inuu doorashada ka billaabo?

0 Visits: 289 | Tuesday January 12, 2021 - 21:50:11
yadoo uu weli taagan yahay khilaafka doorashada Soomaaliya ee 2021 ayaa waxaa soo baxayo xog ku saabsan sideed Magaalo oo uu madaxweyne Farmaajo doonayo inuu ka bilaabo doorashada aqalka sare iyo midda aqalka hoose. Sida ay xogta ku heleyso shabakadda Caasimada Online, madaxweyne Farmaajo ayaa qorsheenayo…

Read More »

Qarax Khasaare Dhaliyey oo Ka Dhacay Duleedka Baardheere

0 Visits: 263 | Tuesday January 12, 2021 - 21:48:41
Wararka naga soo gaaraya gobolka Gedo ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan dowladda qarax lagula eegtay gobolka, kaas oo sababay khasaare oo soo gaaray ciidankii qaraxa lala eegtay, xili ay marayeen duleedka Baardheere. Warar ayaaintaas ku daraya in qaraxa lala eegtay gaari uu la soctay taliyaha guutada…

Read More »

Garowe: Maxkamad Ciidan oo weriye kilwe ku soo oogtay dacwad la xiriirta isku day dil

0 Visits: 298 | Tuesday January 12, 2021 - 21:47:01
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee dowladda Puntland, ayaa dacwad isku day dil ku soo oogtay weriye Kilwe Aaden Faarax, oo mudda lix iyo toban maalmood ah u xiran dowladda, sida uu shaaciyay Guddoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Puntland ee MAP Maxamed Daahir Caynsane. Guddoomiye Caynsane, oo maanta shir…

Read More »

Museveni: Maxaysan ninkan ugu filneyn 35 sano oo madaxtinnimo ah?

0 Visits: 273 | Tuesday January 12, 2021 - 21:45:31
Intii lagu guda jiray doorashadii ugu dambeysay shan sano ka hor markii uu ka hadlayay arrinta ku saabsan inuu xilka ka dego, wuxuu is weydiiyay: "Sidee ayaan uga tagaa beer moos ah oo aan abuuray taas oo bilowday inay miro soo bixiso?" Sidoo kale wuxuu madaxweynuhu u taagan yahay astaan aabbenimo…

Read More »

Midowga Musharaxiinta oo beesha caalamka u gudbiyey hab cusub oo loo qaban karo doorashada

0 Visits: 259 | Tuesday January 12, 2021 - 21:42:00
Midowga Musharaxiinta madaxweynaha ayaa soo qoraal u diray beesha caalamka, kaasi oo turjumaya xaaladda siyaasadeed ee dalka, iyo sida xal loogu heli karo is-mari waaga baahsan ee ka jira doorashada Soomaaliya. Midowga waxey warqadan ay beesha caalamka u direen ku faah-faahiyeen qaabka ugu wanaagsan…

Read More »