Wararka

Banaanbax ka dhacay Magaalada Gaalkacyo

0 Visits: 257 | Monday January 18, 2021 - 22:00:42
Banaanbaxa oo ay dhigayeen dad u badan Hooyooyin ku nool Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa waxaa ay ku dalbanayeen in Nolol ama geeri lagu keeno Carruurtooda oo dowladda Soomaaliya Tababar ugu qaaday dalka Ereteriya. Hooyooyinka ayaa waxaa ay socod ku mareen inta badan wadooyinka Waaweyn…

Read More »

Sheekh Shariif oo walaac ka muujiyay khilaafka kajira doorashooyinka

0 Visits: 243 | Monday January 18, 2021 - 21:59:11
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna Guddoomiyaha Midowga Musharixiinta Madaxweynaha Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa walaac ka muujiyay xaaladda Siyaasadeed ee dalka iyo muranka ka taagan Arrimaha doorashooyinka. Sheekh Shariif oo dalka dib Maanta ugu soo laabtay Warbaahintana la hadlay ayaa sheegay…

Read More »

Farmaajo oo Warqadaha Aqoonsiga ka Guddoomay Danjirayaasha Jaamacadda Carabta & Switzerland

0 Visits: 238 | Monday January 18, 2021 - 21:58:11
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha cusub ee Ururka Jaamacadda Carabta Mudane Salaax Axmed Juneyd iyo Danjiraha dalka Switzerland Mudane Valentin Zellweger. Danjiraha Ururka Jaamacadda Carabta Mudane Salaax…

Read More »

Dubbe Oo Shaaciyay Halka Uu Marayo Dhismaha Wadada Muqdisho Iyo Afgooye

0 Visits: 231 | Monday January 18, 2021 - 20:59:33
...

Read More »

Safiirkii Ruushka ee Soomaaliya oo geeriyooday

0 Visits: 268 | Monday January 18, 2021 - 10:28:57
Sida ay baahiyeen Warbaahinta ka howlgasha Gudaha Ruushka waxaa geeriyooday Safiirkii Sanadihii Sagaashameeyadii Dowladda Ruushka u fadhin jiray Soomaaliya Sergei Kuznetsov. Saxaafadda ayaan faah faahin sababaha soo dedejiyay geeridiisa, hayeeshee waxaa uu xilligaan ahaa Safiirka Ruushka u fadhiya Wadanka…

Read More »

Beesha Caalamka oo cadaadis saareysa Madaxda Dowladda & Dowlad Goboleedyada

0 Visits: 262 | Monday January 18, 2021 - 10:27:14
Xubnaha Beesha Caalamka ee taageerada siiya ayaa waxaa la sheegay inay cadaadis ku saarayaan Madaxda Dowladda iyo Dowlad Goboleedyada inay ka heshiiyaan muranka kajira Arrimaha doorashooyinka. Warar soo baxaya ayaa waxaa ay sheegayaan in Wakiilka QM ee Soomaaliya Amb, Jemis Swan uu la xiriiray Madaxda…

Read More »

Hoggaamiyihii mucaaradka Ruushka ee la sumeeyay oo la xiray

0 Visits: 239 | Monday January 18, 2021 - 10:23:51
Alexei Navalny oo ah nin si wayn u dhaliila aqalka Kremlin ee Ruushka ayaa la sheegay in la xiray ka dib markii diyaaraddii sidday ay ka soo caga dhigtay garoon ku yaalla magaaada Moscow, 5 bilood uun ka dib markii uu ka badbaaday sumeyn loo adeegsaday sunta waxyeeleysa neerfooyiinka. Mr Navalny, oo…

Read More »

Dil ka dhacay Gobolka Hiiraan iyo Maamulka oo ka hadlay

0 Visits: 266 | Monday January 18, 2021 - 10:22:53
Maleeshiyaad hubeysan ayaa waxaa la sheegay in Maanta ay wade gaari ama Darawal ku dileen inta u dhaxeysa degmada Matabaan iyo degmada Guriceel ee Gobolada Hiiraan iyo Galgaduud. Wadaha Gaari ee la dilay oo lagu Magacaabi jiray Maxamed Khadar Xakiin ayaa wade ka ahaa mid kamid ah Gaadiidka ka baxa Gobolka…

Read More »

Laftagareen oo Amray in si deg deg ah Go'doonka looga qaado Gobolka Bakool

0 Visits: 248 | Monday January 18, 2021 - 10:17:39
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa kulan looga hadlayey Dar-Dar gelinta Xaqiijinta Amniga iyo Dib ufurida Wadooyinka ay Go'doomiyeen Al-Shabaab ee Gobolka Bakool waxa uu la qaatay Sarakiisha Laamaha Amniga. Kulanka ayaa diirada waxaa lagu saaray sidii Shacabka degmooyinka Gobolka…

Read More »

HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 18-JANUARY-2021

0 Visits: 314 | Monday January 18, 2021 - 10:14:34
.

Read More »

Maxay Ka Wada Hadleen RW Rooble Iyo Madaxweynaha Hir-Shabeelle?

0 Visits: 259 | Sunday January 17, 2021 - 19:04:26
....

Read More »

Xisbiyada Somaliland Oo War Kasoo Saaray Go'aankii Guddiga Doorashada

0 Visits: 282 | Sunday January 17, 2021 - 18:36:36
..

Read More »

Somaliland Oo Xirtay Haweeney Tacadi U Geysatay Gabar U Shaqeyneysay

0 Visits: 293 | Sunday January 17, 2021 - 18:31:11
..

Read More »

Ra'iisul Wasaare Rooble Oo Maanta Shir Ka Daah-Furay Magaalada Muqdisho

0 Visits: 248 | Sunday January 17, 2021 - 18:08:16
...

Read More »