Wararka

Golaha Shacabka oo Diiday Kulankii Uu Farmaajo Codsaday Jimcaha

0 Visits: 307 | Thursday February 04, 2021 - 21:28:05
Warar aan ka heleneyno xarunta golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah ayaa sheegaya in guddoonka golaha uu diiday codsigii Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ee ahaa in jimcaha uu horyimaado. Wararka ayaa intaa ku daraya in keliya aanu golaha ka diidin kulanka jimcaha balse aanan…

Read More »

Sheekh Shariif oo wacad ku maray inaysan aqbali doonin arrin la hadal hayo

0 Visits: 291 | Thursday February 04, 2021 - 21:26:37
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo sidoo kalena ah Guddoomiyaha Midowga Musharixiinta Mucaaridka ayaa maanta si adag uga hadlay xaalada siyaasadeed ee dalka iyo shirka wada-tashiga ah ee madaxda dowladda iyo kuwa maamulada uga socda Dhuusamareeb. Sheekh Shariif ayaa sheegay…

Read More »

Burcadda Dahabka, Dhulka hoostiisa."Somalia"

0 Visits: 332 | Thursday February 04, 2021 - 21:25:04
Allahuma Najinaa. Hore Somaliya waxaan u maqli jirnay, Burcad Badeed iyo Burcadda Beriga. Hadda waxaa Bilaabatay Burcadda Dahabka Dhulka hoostiisa. Dunida waxaa Jiro Macdan qaali ah, si kharaj yar loogula soo baxana, Shirkadaha Caalamku waxa ey hore u mariyeen Qalabka lagu ogaado. Hore waxaa loo soo…

Read More »

Al-Shabaab oo la wareegtay degaan ku yaalla Shabeellaha Hoose

0 Visits: 311 | Thursday February 04, 2021 - 21:23:37
Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxa ay sheegayaan in Al-Shabaab iyo Ciidanka dowladda ay ku dagaallameen degaanka Warmaxan oo hoos yimaada degmada Wanlaweyn. Dagaalka ayaa waxaa ka dhashay khasaare kala duwan waxaana Al-Shabaab ay sheegtay in ay la wareegeen degaanka Warmaxan.…

Read More »

Kulamo looga hadlaayo joojinta dagaalka Xananbuure oo ka socda Cadaado

0 Visits: 263 | Thursday February 04, 2021 - 21:21:30
Wasiirkii hore ee arinaha Gudaha Soomaaliya Xildhibaan Cabdurahman Odowaa ayaa hada kulan ku laleh Hollka Diiriye ee magaalada Cadaado odayaasha dhaqanka Magaalada Cadaado. Kulankaan ayaa hadlayaa joojinta dagaalka Xananbuure ee gobolka Galgaduud waxaana uu hada marayaa ku lanku meel wanaagsan iyadoo…

Read More »

Horseed Oo Madaxa Suuq Gaynta & Warbaahinta U Magacaawaday Ciyaaryahan Hore Kubbadda Cagta

0 Visits: 351 | Thursday February 04, 2021 - 21:19:33
Qoraal Ka soo baxay Maamulka Kooxda Kubbadda Cagta Horseed ayaa lagu shaaciyay in mudane Cabdi Nuur Maxamed Nuur loo magacaabay xilka Madaxa Warbaahinta iyo Suuqgaynta Naadiga Horseed,waxaana qoraalka la sii raaciyay in Cabdi Nuur laga sugayo in uu is badal iyo dib habeyn dhinaca warbaahinta ku sameeyo…

Read More »

Maamulka Milatariga ee Myanmar oo xayiray isticmaalka baraha bulsshada.

0 Visits: 264 | Thursday February 04, 2021 - 21:17:22
Dowlada militariga ee afgambiga ku qabsaday dalka Myanmar ayaa xayirtay isticmaalka baraha bulshada si loo xakameeyo dhaqdhaqaaqyada mucaaradka ee ka dhashay xarigga loo geystay hogaamiyaaha la soo doortay ee wadankaasi Aung San Suu Kyi . Baraha bulshadaoo muhiim u ah isgaarsiinta dadka,sida Faceboogga,…

Read More »

Kulankii madaxweyne Farmaajo ugu yeeray BF ee berri oo 2 sabab u baaqday

0 Visits: 267 | Thursday February 04, 2021 - 21:16:18
Waxaa dib u dhac ku yimid shirkii Madaxweynaha Soomaaliya Iclaamiyay ee 5-ta bisha oo ku beegan berri, kaas oo ay isugu imaan lahaayeen labada gole ee baarlamanka Soomaaliya si khudbad ugu jeediyo Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya ayaa…

Read More »

Wasiiro iyo xildhibaano shir isugu yimid magaalada Dhuusamareeb + Ujeedka

0 Visits: 245 | Thursday February 04, 2021 - 21:14:34
Waxaa maanta magaalada Dhuusaamareeb ee xarunta maamulka Galmudug ayaa waxaa kulan ku yeeshay Wasiiro ka tirsan maamulka Galmudug iyo Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya oo muddooyinkii dambe ku sugnaa caasimada Galmudug ee Dhuusamareeb. Shirkan oo u daarna xiisada colaadeed ee deegaanka Xananbuure…

Read More »

Beesha Caalamka oo soo saartay baaq ku wajahan Shirka Dhuusamareeb

0 Visits: 210 | Thursday February 04, 2021 - 21:12:54
Saaxiibada Beesha Caalamku ayaa soo dhaweeyay kulanka dhexmaraya Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo iyo madaxda Dowladaha Xubnaha ka ah Federaalka oo hadda ka socda magaalada Dhuusomareeb. "Waxaa muhiim ah in dhammaan ka qaybgalayaashu ay si wax ku ool ah uga qaybqaataan si loogu heshiiyo…

Read More »

HALKAN KA AQRISO W/WARARKA MOGTIMES DAILY NEWS PAPER 4-2-2021

0 Visits: 320 | Thursday February 04, 2021 - 10:25:19
.

Read More »

Puntland: Xildhibaano cusub oo la dhaariyay

0 Visits: 308 | Wednesday February 03, 2021 - 20:57:16
Baarlamaanka Puntland ayaa maanta lagu hor dhaariyay 8 xildhibaan oo cusub oo lagu baddelay xubnihii xasaanadda laga qaaday. 8 xubnood ee cusub oo mid kamid ah haween tahay ayaa magacyadoodu kala yihiin. 1. Xildhibaan Cabdirashiid Maxamuud Yuusuf ( Afgaduud) 2. Xildhibaan Maxamed Cabdi Faarax 3. Xildhibaanad…

Read More »

Dowladda Mareykanka oo ciidamo cusub keentay Soomaaliya

0 Visits: 301 | Wednesday February 03, 2021 - 20:54:12
Taliska ciidamada Mareykanka u qaabilsan Africa ee AFRICOM ayaa go'aansaday inay dib usoo celiyaan ciidamada Mareykanka ee joogay Soomaaliya si ay uga falceliyaan duruufaha amniga iyo badqabka shaqaalaha Mareykanka. Jennifer Mykins oo ah agaasimaha howlgallada taliska ayaa sheegtay iney diyaar u…

Read More »

Wasaaradada Arrimaha Gudaha Dowladda Oo Shirka Furtay Muqdisho

0 Visits: 266 | Wednesday February 03, 2021 - 20:50:04
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka & Dib-u-heshiisiinta ayaa maanta ku daahfurtay Magaalada Muqdisho Shirka Qorsha Sanadeedka 2021 ee Mashruuca Dowladaha Hoose ee JPLG-ga. Shirka waxaa daahfuray Wasiiru Dowlaha Wasaaradada Arrimaha Gudaha, Federaalka & Dib-u-heshiisiinta XFS Aadan Cabdinaasir, wuxuuna…

Read More »

Gobolka Tigree-Ga Oo Qarka U Saaran Arrin Musiibo Ah Iyo Farriin La Diray

0 Visits: 274 | Wednesday February 03, 2021 - 20:48:04
Xisbiyada mucaaradka ee Gobolka Tigrey ayaa waxay ka digeen Musiibo Bani'aadanimo oo wayn haddii aan gobolkaasi sida ugu dhaqsiyaha badan gargaar loo gaarsiin. Xisbiyadan ayaa waxay sheegeen in dadka ay bilaabeen inay u dhintaan gaajo, waxayna ugu baaqeen Beesha caalamka inay arrintan soo faragaliyaan.…

Read More »

Maamulka G/Banaadir Oo Diyaar Garoobaya Natiijada Shirka Dhuusamareeb

0 Visits: 249 | Wednesday February 03, 2021 - 20:44:10
Guddoomiye ku-xigeenka amniga iyo Siyaasadda Maamulka Gobolka Banaadir Cali Cabdi Wardheere ayaa maanta shir Guddoomiyay Shirka Todobaadlaha ee Degmooyinka Gobolka Banaadir oo todobaadkii mar la qabto. Shirka ayaa waxaa looga hadlay arrimo kala duwan oo ay kamid yihiin sugida amniga Caasimadda dalka…

Read More »

Sacuudiga oo dalkiisa ka manuucay muwaadiniinta labaatan dal (Aqriso liiska)

0 Visits: 231 | Wednesday February 03, 2021 - 20:41:28
Dowladda Boqortooyada Sacuudiga ayaa ku dhaawaqday inay dalkeeda ka mamnuucday inay soo galaan muwaadiniinta ku dhawaad 20 dal, kuwaasi oo ay ku jiraan Imaaraatka Carabta iyo Masar, sida lagu sheegay war kasoo baxay wakaalada wararka ee dowladda Sacuudiga. Dalalkan ayaa waxa muwaadiniintooda looga mamnuucay…

Read More »

Madaxweynaha Somaliland Iyo James Swan Oo Ka Wada Hadlay Doorashada

0 Visits: 238 | Wednesday February 03, 2021 - 20:38:02
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta qaabilay wakiilka xoghayaha guud ee qaramada midoobay, Ambassador James Swan iyo wefti uu hoggaaminayo oo gaaray Magaalada Hargeysa. Kulankan, ayaa lagaga wada hadlay arrimo door ah oo ay kamid yihiin nidaamka wada-shaqaynta Somaliland iyo qaramada…

Read More »

Siyaasiyiinta Gobalada Waqooyi Oo War Ka Soo Saaray Shirka Dhuusamareeb

0 Visits: 297 | Wednesday February 03, 2021 - 20:33:37
Shir jaraa'id oo ay goor dhaw magaalada Muqdisho ku qabteen gudoomiyaha aqalka sare ee dalka Cabdi Xaashi Cabdillahi, siyaasiyiinta iyo xildhibaanada ka oo jeeda Somaliland, ayaa lagu sheegay in shirka madaxda dowladda federaalka iyo dowlad gobaleedyada dalka uga furmay Dhuusamareeb aan loo dhameyn…

Read More »

WHO oo shaaca ka qaaday xilliga ay Soomaaliya heli doonto tallaalka COVID-19

0 Visits: 303 | Wednesday February 03, 2021 - 20:31:36
Soomaaliya ayaa heli doonta tallaalka cudurka COVID-19 bishan aynu ku jirno ee Febraayo, sida ay maanta shaaca ka qaaday hay'adda caafimaadka adduunka ee WHO. Madaxa Hay'adda Caafimaadka Adduunka WHO ee Soomaaliya Dr. Mamunur Rahman Malik ayaa VOA u sheegay in Soomaaliya ay heli doonto 1.2 milyan…

Read More »