Wararka

Muxuu Axmed Madoobe ka yiri fashilka shirkii wada-tashiga Dhuusamareeb 4?

0 Visits: 146 | Saturday February 06, 2021 - 19:16:59
Madaxweynaha maamulka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo goordhow shir jaraa'id ku qabtay Dhuusamareeb ayaa faah faahin ka bixiyey shirka wada-tashiga ee magaaladaasi ee lagu kala tegay. Axmed Madoobe ayaa marka hore shaaca ka qaaday inay saameeyeen wax-kasto oo tanaasul ah, balse…

Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo ka gaabsaday laba qodob oo la filayey inuu ka hadlo

0 Visits: 147 | Saturday February 06, 2021 - 19:04:00
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, oo maanta khudbad u jeediyey xildhibaanada golaha shacabka, ayaa ka gaabsaday inuu ka hadlo labada qodob ee sababta u ahaa inuu fashilmo shirkii Dhuusamareeb. Madaxweynaha oo khubadiisa socotay ku dhowaad nus saac, ayaa aad uga hadlay arrimaha doorashada,…

Read More »

HALKAN KA AQRISO W/WARARKA MOGTIMES DAILY NEWS PAPER 6-2-2021

0 Visits: 234 | Saturday February 06, 2021 - 08:46:08
.

Read More »

Cudur Halis Ah Oo Ka Dillaacay Dowlad Degaanka Soomaali Galbeed

0 Visits: 251 | Friday February 05, 2021 - 21:34:37
Hay'adda Caafimaadka Adduunka ee WHO ayaa sheegtay in xannuunka Dengue ee caanka ku ah qandhada uu ka dillaacay qeeyba ka mid ah gobolka Soomaalida ee Itoobiya. Ilaa iyo 207 xaaldood oo looga shakiyay inuu xannuunkaasi yahay ayaa ilaa iyo hadda laga soo weriyay gobollada Dolo iyo Liibaan. WHO waxay…

Read More »

Xasan Khayre oo ku baaqay In Heshiis Siyaasadeed Degdeg la gaaro ka hor 8-da February 2021

0 Visits: 252 | Friday February 05, 2021 - 21:24:44
Ra'iisul wasaarihii hore ee dowlada Soomaaliya, ahna Musharrax Madaxweyne Xasan Cali Khayre oo shaley ka hadlay dood uu soo qabanqaabiyay amachadka siyaasadda arrimaha dibadda dalka UK e Chatham House, ayaa sheegay in dalka Soomaaliya uu qarka u saaranyahay inuu galo xasilooni siyaasadeed, hadii…

Read More »

Madaxweynaha Jubbaland Axmedoo goor dhow saxaafada la hadlaya

0 Visits: 226 | Friday February 05, 2021 - 21:21:22
Wararka ka imanaya magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe uu goordhow warbaahinta la hadli doono, isagoo ka warbixin doono marxalada uu shirka marayo iyo in weli la is mari la'yahay. Madaxweynaha Dowlada Jubbaland mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa goordhow warbaahinta…

Read More »

Cabdi Xaashi "Ma jiro kulan wadajir ah oo xubnaha labada Aqal u ballansan yihiin oo uu soo codsaday Madaxweynaha"

0 Visits: 223 | Friday February 05, 2021 - 21:15:34
Qoraal uu soo saaray gudoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayuu ku beeniyay inuu jiro kulan wadajir ah oo ay uballansan yihiin labada Aqal kaasoo uu madaxweynuhu ka soo codsaday. Sida lagu daabacay bogga Twitterka ee Aqalka Sare waxaa lagu wargeliyay dhammaan sanatarada inuusan jirin kulankaas.…

Read More »

Beesha caalamka oo isku dayeysa inay bad-baadiso shirka Dhuusamareeb

0 Visits: 241 | Friday February 05, 2021 - 21:03:16
Wararkii ugu dambeeyey ee naga soo gaaray Dhuusamareeb ayaa sheegaya in beesha caalamka ay billowday dadaal deg deg ah oo lagu baajinayo shir jaraa'id oo uu qorsheeyey Axmed Madoobe oo uu kaga hadli rabo in shirka lagu kala booday. Madaxtooyada Jubaland ayaa qoraal ay soo saartay hal saac ka hor…

Read More »

FIQI oo war kasoo saaray weerarkii Dhuusamareeb

0 Visits: 211 | Friday February 05, 2021 - 21:00:45
Wasiirka Amniga ee maamulka Galmudug, Axmed Macalin Fiqi ayaa markii u horeysay faah-faahin dheeriya ka bixiyey weerarkii ay xalay dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab ay kusoo qaadeen magaalada Dhuusamareeb. Weerarkan oo ka dhacay duleedka magaalada Dhuusamareeb ayaa waxa uu sheegay inay ciidamada ku…

Read More »

Golaha shacabka oo ku dhawaaqay kulan gaar ah iyo Farmaajo oo hor-imanaya

0 Visits: 210 | Friday February 05, 2021 - 20:47:55
Golaha Shacabka ayaa mar kale iclaamiyay kulan gaar ah oo uu soo codsaday madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo inuu jiro, iyadoo lagu soo beegay xilli uusan soo xirmin shirkii Dhuusamareeb. Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa loo dira qoraal ku saabsan in berri oo sabti ah uu jiro…

Read More »

SHIRKA Dhuusamareeb oo lagu kala booday – Xog

0 Visits: 223 | Friday February 05, 2021 - 20:43:24
War hadda nasoo gaaray ayaa sheegaya in lagu kala booday shirka Dhuusamareeb, ee u socday madaxda dowladda federaalka Soomaaliya iyo madax goboleedyada. Xog aan shirka ka helnay ayaa sheegeysa in qodobka ugu weyn ee la isku mari waayey uu yahay arrinta gobolka Gedo, kadib markii madaxweyne Farmaajo…

Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo maalinta berri ah hortagaya golaha Baarlamaanka

0 Visits: 236 | Friday February 05, 2021 - 20:38:35
Fariin loo diray xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa lagu wargaliyay in maalinta berri ah uu hor iman doono golaha madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Madaxweynaha ayaa warar soo baxaya waxaa ay sheegayaan in uu isaga soo tagi doono magaalada Dhuusa-Mareeb iyadoo ilaa…

Read More »

Xog: Beesha caalamka oo soo faro-gelisay mooshin muddo kororsi ah oo ka socda Muqdisho

0 Visits: 231 | Friday February 05, 2021 - 19:38:38
Qorshe ayxildhibaano ka tirsan labada gole ee baarlamaanka Soomaaliya ku diyaariyaan mooshin muddo kordhin ah ayaa waxaa soo faro-geliyey beesha caalamka, oo isku dayeysa inay ka hortagto, sida ay ogaatay Caasimada Online. Guddoomiye ku xigeenka 1-aad ee baarlamaanka Cabdiwali Sheekh Ibraahim Muudeey…

Read More »

Mareykanka oo digniin kasoo saaray shirka Dhuusamareeb

0 Visits: 258 | Friday February 05, 2021 - 15:43:57
Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa markale war xasaasiya kasoo saartay shirka magaalada Dhuusamareeb uga socda madaxda dowladda federaalka Soomaaliya iyo kuwa dowlad goboleedyada oo uu qeyb ka yahay guddoomiyaha gobolka Banaadir. Safaarada ayaa qoraal ay soo dhigtay barteeda twitter-ka uga digtay…

Read More »

KHEYRE oo ka digay inuu KHEYRE oo ka digay inuu dalka galo qalalaase DASTUURI ah iyo mid SIYAASADEEDgalo qalalaase DASTUURI ah iyo mid SIYAASADEED

0 Visits: 284 | Friday February 05, 2021 - 11:48:43
Ra'iisul wasaarahii hore Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa ka digay qalalaase dastuuri ah iyo mid siyaasadeed hadii la gaaro 8-da February iyadoo aan laga heshiin siyaasadii looga samatabixi lahaa xaaladda kala guurka. Kheyre ayaa shaashadaha kasoo muuqday mar kale, wuxuuna ka qeyb galay madal ay…

Read More »

Safiirka Qatar oo taagero ka raadinaya beelaha Xamar

0 Visits: 225 | Friday February 05, 2021 - 11:46:44
Safiirka Qatar u jooga Muqdisho Hassan Bin Hamza Asad Mohamed ayaa labadii toddobaad ee ugu dambeysay magaalada Muqdisho ka waday kulamo gaar ah oo uu la yeelanayay qaar ka mid ah siyaasiyiinta beelaha Muqdisho. Xogta kulamada safiirka oo ay Caasimada Online heshay ayaa sheegeysa in uu ka codsanayay…

Read More »

Shirka Dhuusamareeb ka socda oo ay u badan tahay in lagu kala adkaan doono

0 Visits: 257 | Friday February 05, 2021 - 11:45:11
Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland Saciid Cabdullaahi Deni iyo Axmed Maxamed Islaam ayaa u muuqda in ay guulo waa weyn ka soo hoyeen shirka ka socda Dhuusamareeb sida ay sheegayaan natiijooyinka hordhaca ah. Axmed Madoobe iyo Deni ayaa diidanaa sida loo soo magacaabay guddiga doorashada Goballada…

Read More »

Xogta Khilaafka hareeyay batroolka SOOMAALIYA

0 Visits: 270 | Friday February 05, 2021 - 11:43:34
Guddiga Kheyraadka Dabiiciga iyo Bii'ada ee Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa bayaan ay soo saareen shaaca uga qaaday khilaaf xooggan oo u dhaxeeya iyaga iyo wasaaradda Batroolka ee xukuumadda Federaalka. Qoraalka guddiga oo loo diray Ra'iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa lagu qeexay tallaabooyin…

Read More »

Shabaabkii xalay weerarka ku qaaday Dhuusamareeb oo la wada dilay (Warbixin)

0 Visits: 262 | Friday February 05, 2021 - 11:40:47
Dagaalamayaal ka tirsan Al-Shabaab ayaa xalay mar kale weerar hoobiyeyaal ah ku qaaday magaalada Dhuusamareeb oo shirka wadatashiga ah ee madaxda dowlada federaalka, dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir uu ka socdo. 10-Dagaalame oo watay gaari nooca ay Soomaalidu u taqaano Qooqan ayaa soo istaagay…

Read More »