Wararka

HALKAN KA AQRISO W/WARARKA MOGTIMES DAILY NEWS PAPER 7-2-2021

0 Visits: 254 | Sunday February 07, 2021 - 07:26:52
.

Read More »

Wasiir Dubbe '' Dowladdu tanaasul badan ayeey ka sameysay arrinta gobolka Gedo

0 Visits: 241 | Saturday February 06, 2021 - 21:15:32
Wasiirka Wasaarradda Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Cismaan Abuukar Dubbe oo xalay saqdii dhexe warbaahinta kula hadlay magaalada Dhuusa-Mareeb ayaa sheegay in muddadii uu socday shirka dowladdu tanaasul badan ka sameysay arintan muranka gobolka Gedo. Wasiirka ayaa sheegay in Dowladda dhaxdhaxaadiyayaashuba…

Read More »

GUULEED oo sheegay inay fajac ku noqotay 'go'aanka uu qaatay' FARMAAJO

0 Visits: 217 | Saturday February 06, 2021 - 21:10:58
Madaxweynihii hore ee Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa ka hadlay fashilka ku yimid shirkii Dhuusamareeb 4 kadib markii madaxweyne Farmaajo iyo Axmed Madoobe ay isku mari waayeen arrinta gobolka Gedo. Guuleed, oo hadda ah musharax u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya, ayaa qoraal uu facebook…

Read More »

Bulshada rayidka ah oo soo saaray qodobo xasaasi ah

0 Visits: 251 | Saturday February 06, 2021 - 21:07:14
.

Read More »

Mursal oo sheegay ujeedka kulanka BF, kana saaray xildhibaanada Aqalka Sare

0 Visits: 253 | Saturday February 06, 2021 - 21:02:51
Gudoomiyaha golaha shacabka Maxmed Mursal Cabdiraxmaan ayaa sheegay in kulanka maanta ay u fadhiyaan xubnaha ka tirsan Baarlamaanka uusan aheyn mid muddada loogu kordhinaayo xildhibaannada iyo xukuumaddaba. Gudoomiyaha wuxuu xildhibaanada hortooda ka sheegay in kulankaan uu ajandahiisa kaliya yahay…

Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo qudbad u jeedinaya maanta Labada Aqal ee Baarlamaanka

0 Visits: 226 | Saturday February 06, 2021 - 20:57:57
Madaxweyne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa lagu wadaa in uu maanta qudbad u jeediyo Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee waqtigoodu dhammaaday ayaa maanta oo sabti ah kulan gaar ah ku yeelan doona Xarunta Villa Hrageysa ee Magaalada Muqdisho. Ajendaha kulanka Xildhibaanada…

Read More »

Midowga Musharixiinta oo war ka soo saaray xaalada dalku ku sugan yahay

0 Visits: 226 | Saturday February 06, 2021 - 20:54:21
Kaddib kulan ay magaalada Muqdisho ku yeesheen midowga musharixiinta dalka ayeey ugu danbeyntii uga hadlay marxalada uu dalku marayo iyo fashilka shirkii DhuusaMareeb oo rajo badan oo doorasho laga qabay. Midowga musharixiinta ayaa sheegay in saacadihii ugu danbeeyay kulamo kala duwan la lahaayeen qeybaha…

Read More »

Banaan-baxyo ka dhan ah Axmed Madoobe oo ka dhacay Gedo + Sawirro

0 Visits: 235 | Saturday February 06, 2021 - 20:49:47
,

Read More »

Nuxurka khudbaddii uu madaxweyne Farmaajo ka jeedeyey kulankii BF ee maanta

0 Visits: 247 | Saturday February 06, 2021 - 20:45:14
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa khudbad ka hor jeediyay xildhibaanada golaha shacabka, xilli uu kasoo tagay magaalada Dhuusamareeb ayada oo aan wax heshiis ah lagu gaarin. 189 xildhibaan ayaa soo xaadiray kulanka maanta, waxaana ka maqnaa xildhibaanada Aqalka Sare, oo qaar…

Read More »

Guddoomiyaha barlamaanka Soomaaliya: Ma jirto wax muddo kororsi oo inoo qorshaysan

0 Visits: 218 | Saturday February 06, 2021 - 20:39:55
Guddoomiyaha barlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheikh Cabdiraxmaan Mursal ayaa sheegay inuusan barlamaanku u qorshaysnayn in ay muddo kordhin u sameeyaan madaxweynaha Soomaaliya iyo xukuumadiisa. Guddoomiyaha oo ka hadlayay furitaanka kulan aan caadi ahayn oo madaxweyne Farmaajo isugu yeeray xildhibaanada…

Read More »

CC Shakuur oo sheegay hay'adaha DF ee aan kusii shaqeyn karin xil-gaarsiin ee ay tahay inay iska tagaan

0 Visits: 256 | Saturday February 06, 2021 - 20:30:04
Ayada oo hay'adaha dowladda Soomaaliya uu qaarkood muddo xileedka ka dhamaaday, sida baarlamanka, madaxweynaha ay ugu eg tahay berri, ayaa siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur waxa uu ka hadlay kuwa ay tahay inay sii shaqeeyaan iyo kuwa ay tahay inay iska tagaan. Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo qoraal…

Read More »

Qorshaha musharaxiinta mucaaradka ee haddii ay doorashada dhici weyso

0 Visits: 221 | Saturday February 06, 2021 - 20:27:57
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa muddo xileedkiisa waxaa ka haray kaliya laba maalin, wuxuuna 8-da bisha Febraayo uu noqonayaa madaxweynihii hore ee Soomaaliya. Doorashada Soomaaliya ayaa waqtigeeda dhaaftay, waxaana dhimatay rajadii laga qabay in shirka Dhuusamareeb 4 lagu…

Read More »

Shirka Dhuusamareeb oo ku soo dhamaaday natiijo la'aan

0 Visits: 195 | Saturday February 06, 2021 - 20:22:19
Shirkii dhowrkii maalmood ee la soo dhaafay uga socday magaalada Dhuusamareeb madaxda dowladda federaalka Soomaaliya iyo madaxda maamul goboleedyada, iyo guddoomiyaha gobolka Banaadir ayaa ku soo gabagaboobay natiijo la'aan. Wasiirka warfaafinta Dowlada Federalka Cusmaan Abuukar Dubbe oo shir jaraa'id…

Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo dalal shisheeye ku eedeeyay faragelin doorashada

0 Visits: 225 | Saturday February 06, 2021 - 20:17:20
Madaxweynaha waqtigiisa dhamaanayo Maxamed C/llaahi Farmaajo oo maanta ka hor hadlayay xildhibaanada golaha shacabka, ayaa qiray iney jirto fara gelin shisheeye oo dalka lagu hayo. Inkastoo aanu Madaxweynaha soo hadal qaadin dalalka faragelinta ku hayo Soomaaliya hadana waxa uu sheegay in waxyaabaha…

Read More »

Thaabit;"Waa nasiib darro in shirkii Dhuusamareeb uu natiijo la'aan ku soo idlaaday."

0 Visits: 210 | Saturday February 06, 2021 - 20:11:54
Musharax Madaxweyne Thaabit Cabdi Maxamed ayaa ka hadlay shirkii ku soo dhamaaday natiijo la'aan ee magaalada Dhuusamareeb,isagoo ku tilmaamay inuu yahay nasiib darro. Boggiisa Facebook ayuu soo dhigey guddoomiyihii hore gobolka Banaadir kana mid ahmusharaxiinta Madaxweynaha dalka Soomaaliya. Thaabit…

Read More »

Farmaajo "waxaan u nahay diyaar doorasho aas aaskeeda yahay 17-kii September

0 Visits: 198 | Saturday February 06, 2021 - 19:57:49
Madaxweynaha waqtigiisa dhamaanayo Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa goordhow khudbad dhinacyo badan taabaneysa u jeediyay xildhibaanada golaha shacabka ee baarlamaanka soomaaliya, isagoo si gaara diirada ugu saaray muranka hareeyay arrimaha doorashooyinka. Madaxweyne Farmaajo ayaa ka sheekeeyay heerarkii…

Read More »

Dowladda Mareykanka oo amar culus siisay Eritrea

0 Visits: 226 | Saturday February 06, 2021 - 19:54:50
Dowladda Mareykanka ayaa bilowday cadaadis xoog leh oo ay saareyso saraakiisha sare ee Eritrea waxayna ku amartay in Eritrea ay deg deg ciidamadeeda kala soo baxdo gobolka Tigray ee dalka deriska yihiin ee Itoobiya, inkasta oo Eritrea ay ku adkeysaneyso inaysan halkaas ciidamo ka joogin. Xukuumadda…

Read More »

Axmed Madoobe"Farmaajo afar sano wadankaan aan arkay isagu ma maamuleen ee yaa maamulayay,?

0 Visits: 201 | Saturday February 06, 2021 - 19:51:50
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe oo goordhow shir jaraa'id ku qabtay Dhuusamareeb ayaa ka hadlay natiijo la'aanta uu ku dhamaaday shirkii maalmahan socday, waxaana mas'uuliyadda burburka ku yimid wada hadaladaas uu dusha uga tuuray Madaxweyne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo. Axmed Madoobe…

Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo dib ugu soo laabtay Muqdisho

0 Visits: 189 | Saturday February 06, 2021 - 19:48:46
Madaxweyne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa goordhow dib ugu soo laabtay Muqdisho, kadib markii shirkii Dhuusamareeb uu ku soo dhamaaday natiijo la'aan. Madaxweyne Farmaajo ayaa markii diyaaradiisa soo caga dhigatay garoonka u sii gudbay madaxtooyada, isagoo aan ku hakan VIP Garoonka.

Read More »

Mahad Salaad oo shaaca ka qaaday 'cidda fashilisay' shirka Dhuusamareeb 4

0 Visits: 172 | Saturday February 06, 2021 - 19:39:19
Xildhibaan Mahad Salaad oo ka mid ah xubnaha mucaaradka ee ka tirsan golaha shacabka baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ka hadlay arrimo ku aadan shirkii wada-tashiga Dhuusamareeb ee xalay lagu kala tegay. Mahad Salaad ayaa dhaliisha dusha ka saaray madaxweynaha dowladda federaalka ah ee…

Read More »