Wararka

Farmajo orders flags flown at half staff in honour of Ali Mahdi

0 Visits: 684 | Thursday March 11, 2021 - 22:33:16
..

Read More »

Dagaal culus oo caawa ka dhacay Beledweyne iyo xaaladda oo weli kacsan

0 Visits: 185 | Thursday March 11, 2021 - 22:19:50
,,

Read More »

Meydka madaxweynihii hore oo berri la keenayo Muqdisho

0 Visits: 185 | Thursday March 11, 2021 - 20:27:37
Guddiga loo xil saaray aaska Allaha u naxariitee, madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Cali Mahdi Maxamed, ayaa sheegay in maalinta berrito ah la keeni doono meydka madaxweynaha laguna aasi doono magalaada Muqdisho. Mudane,Cumar Maxamed Maxamuud, guddoomiyaha gobolka Banaadir oo guddigaas kamid ah ayaa…

Read More »

Madaxweyne Deni oo guddoomiyay shir looga hadlay amniga gobolka Bari

0 Visits: 155 | Thursday March 11, 2021 - 20:19:04
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo safar shaqo ku jooga Boosaaso, ayaa Shir-Guddoomiyey kulan uu caawa la qaatay xubnaha Golaha Wasiirada ee ku sugan Boosaaso. Kulanka ayaa looga hadlay Amniga Gobolka Bari iyo guud ahaan Puntland iyo dardargelinta howlgalada amni ee ka…

Read More »

Wasiir diyaarad ku sii jeedday Nairobi looga reebay Covid-19, oo Safar dhulka ah ku tegay Uganda

0 Visits: 176 | Thursday March 11, 2021 - 20:16:37
Wasiirka Arrimaha Samafalka iyo Maareynta Masiiibooyinka ee dalka South Sudan, Peter Mayen Majongdit oo isbuucii hore si khasab ah looga dejiyey Diyaarad ku sii jeeday Nairobi ayaa la sheegay inuu safar dhulka ah ugu socdaalay caasimadda dalka Uganda ee Kampala. Sabtidii hore, dhowr ka tirsan shaqaalaah…

Read More »

Guddoomiyaha aqalka sare oo ka hadlay geerida Madaxweynihii hore ee Somalia Cali Mahdi Maxamed

0 Visits: 157 | Thursday March 11, 2021 - 20:13:46
Guddoomiyaha golaha aqalka sare ee Soomaaliya Cabdi Xaashi C/llaahi ayaa ka hadlay geerida Allaha u naxariistee madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cali Mahdi Maxamed oo Xalay ku geeriyooday dalka Kenya. Cabdi Xaashi ayaa bulshada Soomaaliyeed ehelka iyo qaraabadii uu ka tegay uga tacsiyeeyay geeridaas,isaga…

Read More »

Deni oo kala diray golihii deegaanka degmada Boosaaso

0 Visits: 172 | Thursday March 11, 2021 - 20:10:11
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Xeer Madaxweyne Lr. 11 ku kala diray Golaha Deegaanka Degmada Boosaaso. Madaxweynaha Dowladda Puntland Markuu arkay: Dastuurka Dowladda Puntland qodobkiisa 123-aad, farqaddiisa 4-aad. Markuu arkay: Xeerka Maamuulka Degmooyinka iyo Gobolada…

Read More »

Xubno ka tirsan Al-Shabaab oo howlgal lagu soo qabtay

0 Visits: 180 | Thursday March 11, 2021 - 20:06:43
Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa howl-gal ay ciidamada Xoogga dalka ka fuliyeen qeybo ka mid ah gobolka Sh/Hoose. Howl-galka oo ahaa mid qorsheysan ayaa si gaar ah uga dhacay deegaanada Maguurto, Gumarrey, Kaxarrow, Doonka Weynow, Doonyarow, Cadeyley, Lafagaale & Cumar Dheere oo dhamaan…

Read More »

Farmaajo oo amray in 3 cisho hoos loo dhigo calanka

0 Visits: 201 | Thursday March 11, 2021 - 20:02:10
Madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday ee Mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo) ayaa war kasoo saaray geeridii ku timid Allaha u naxariistee Marxuum Cali Mahdi Maxamed oo ahaa madaxweynihii hore ee Soomaaliya. Madaxweynaha ayaa sheegay in muddo saddex cisho ah hoos loo dhigayo Calanka Soomaaliya,…

Read More »

Tallaalkii COVID-19 ee loogu talo-galay Soomaaliya oo la geeyey Kenya + Sababta

0 Visits: 371 | Thursday March 11, 2021 - 19:58:04
Tallaalkii Covid-19 ee loogu deeqay dalka Soomaaliya oo kamid aheyd dalalka ka faa'iideystay mashruuca COVAX oo ay hirgelisay Hay'adda caafimaadka Adduunka (WHO) oo kaashaneysa isbaaheysiyo dhowr ah ayaa waxa laga dejiyay dalka Kenya. Xogta aan helnay ayaa sheegaysa in tallaalkaas oo ah nooca…

Read More »

Muxuu yahay ujeedka shirka uu Golaha Ammaanka QM ka yeelanayo Soomaaliya?

0 Visits: 188 | Thursday March 11, 2021 - 19:50:50
Golaha Ammaanka QM ayaa la filayaa inay mar kale maalinta Jimcaha kulan ka yeeshaan xaaladda Soomaaliya, xilli weli dalka uu ka jiro muran la xiriira arrimaha doorashada. Fadhiga Golaha Ammaanka waxaa sidoo kale looga hadli doonaa arrimo badan, balse arrimaha Soomaaliya marka ay tahay si gaar ah ayaa…

Read More »

Xog: Turkiga oo Farmaajo kala hadlay siyaasad u adeegsiga ciidamada Gorgor

0 Visits: 167 | Thursday March 11, 2021 - 19:47:33
Magaalada Muqdisho waxaa toddobaadkan soo gaaray cutub ka tirsan ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ee loo yaqaano Gorgor, waana cutubka 15-aad oo tababar kusoo qaatay wadanka Turkiga. Warar aan helnay ayaa sheegaya in dowladda Turkiga ay kala hadashay Farmaajo oo muddo xileedkiisa dhamaaday inaan…

Read More »

Ra'iisul Wasaare Rooble oo magacaabay Guddi Aas Qaran

0 Visits: 160 | Thursday March 11, 2021 - 19:45:38
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay guddi ka shaqeeya aaska Qaran ee loo sameynayo Allaha u naxariistee Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Marxuum Cali Mahdi Maxamed oo ku geeriyooday dalka Kenya. Ra'iisul Wasaaraha ayaa magacaabay guddigan…

Read More »

Soomaaliya iyo Talyaaniga oo maanta kala saxiixday heshiis taariikhi ah + Sawirro

0 Visits: 166 | Thursday March 11, 2021 - 19:41:19
Wasiirka wasaaradda maaliyadda Soomaaliya, Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle iyo safiirka Talyaaniga u qaabilsan arrimaha Soomaaliya, Alberto Vecchi ayaa maanta heshiis muhiim ah ku saxiixay Muqdisho.

Read More »

Ra'iisul Wasaaraha Israel Netanyahu oo ka baaqday safar uu ku tegi lahaa Imaaradka Carabta

0 Visits: 180 | Thursday March 11, 2021 - 19:37:11
Ra'iisul Wasaraaha Israel Benjamin Netanyahu ayaa baajiyey safar la qorsheeyey inuu maanta ku tago dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta, sida uu sheegay raadiyaha dadweynaha Israel ee Kan. Go'aankan ayaa yimid kadib markii xaaska Netanyahu oo lagu magacaabo Sara Netanyahu la dhigay isbitalka Hadassah…

Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo qoraal xasaasi ah u diray ururka Jaamacadda Carabta

0 Visits: 249 | Thursday March 11, 2021 - 18:09:31
Madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday ee Mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo) ayaa qoraal u diray Ururka Jaamacadda Carabta, kaas oo uu kaga dalbanayo taageero hor leh oo xilligan lasiiyo Soomaaliya. Dhambaalkan oo loo dhiibay wasiiru dowlaha madaxtooyada Xasan Macallin Khaliif ayaa gaarsiiyey…

Read More »

Geerida kahor, 7 arrin oo uu ku hawlanaa madaxweyne Cali Mahdi Maxamed

0 Visits: 172 | Thursday March 11, 2021 - 18:05:32
Waxaa xalay magaalada Nairobi ee dalka Kenya ku geeriyooday madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cali Mahdi Maxamed, ilaa hadda ma cadda sababta uu u dhintay, mana jirto baaris arrintan la xiriirta oo lagu dhawaaqay, iyada oo lagu wado in maalmaha soo socda loo dhigo aas qaran halka Villa Somalia ay sheegtay…

Read More »

Madaxweynaha Jubbaland iyo Safiirka Mareykanka oo ku kulmay Muqdisho

0 Visits: 176 | Thursday March 11, 2021 - 18:01:58
Madaxweynaha Maamulka Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa hoyga uu ka dagan yahay Magaalada Muqdisho ku qaabilay danjiraha Dowlada Maraykanka u qaabilsan Soomaaliya Ambassador Donald Yamamoto. Madaxweynaha iyo Safiirka ayaa ka wada hadlay arimaha Doorashada iyo sidii Bulshada caalamku ay qeyb uga qaadan…

Read More »

SHEEKH SHARIIF oo baaq deg deg ah soo saaray

0 Visits: 183 | Thursday March 11, 2021 - 17:59:58
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa soo saaray bayaan deg-deg ah oo uu kaga hadlayo xaaladaha adag ee ka jira gobolka Gedo iyo sidoo kale tan ka dhalatay cudurka safmarka ah Covid-19. Sheekh Shariif ayaa marka hore ugu baaqay ganacsatada, dowladda iyo hay'adaha samafalka…

Read More »