Wararka

Booliska Jubbaland oo bilaabay dhaqan gelinta Amar kasoo baxay Maamulka

0 Visits: 199 | Saturday April 03, 2021 - 21:10:58
Taliska Ciidamada Booliska Dowlad Gboleedka Jubbaland iyo maamulka degmada Kismaayo ayaa saakay bilaabay dhaqan galinta awaamiirta lagu xakamaynayo faafitaanka cudurka Covid19. Magaalada Kismaayo ayaa waxaa Maanta wadooyinka waaweyn iyo xaafadaha qaar lag arkay Ciidamo ka tirsan Booliska Jubbaland oo…

Read More »

Turkiga oo soo badbaadiyay in ka badan 200 oo tahriibeyaal ah

0 Visits: 203 | Saturday April 03, 2021 - 21:09:04
Ciidamada ilaalada xeebaha ee dalka Turkiga ayaa soo badbaadiyay 231 qof oo tahriibaayal ah, kuwaas oo ay dowladda Giriiggu dib u soo celisay. Dowladda Turkiga ayaa sheegtay in ciidmada ilaalada xeebaha Giriiggu ay qasab kusoo celiayeen doomihii ay wateen tahriibayaalkaan doonayay inay galaan qaaradda…

Read More »

Faah faahin laga helay khasaaraha ka dhashay dagaalka Gobolka Shabeellaha Hoose

0 Visits: 185 | Saturday April 03, 2021 - 21:04:35
Mas'uuliyiinta ka tirsan dowladda Soomaaliya ayaa sheegay in ciidamada dawladda ay iska caabiyeen weerarro ay saacadihii hore ee saaka ku soo qaadeen Al-Shabaab saldhigyada ciidamada ee magaalooyinka Bariire iyo Awdheegle ee Gobolka Shabeellada Hoose. Weerarradan ayaa la sheegay inay iskugu jireen…

Read More »

Dagaal culus oo dhex-maray Ciidamada Puntland & Daacish

0 Visits: 187 | Saturday April 03, 2021 - 21:03:20
Wararka ka imaanaya Gobolka Bari ee Puntland ayaa waxaa ay sheegayaan in dagaal uu dhex-maray ciidamada gaarka ah ee Punland iyo Xubno la aamisan yahay inay ka tirsan Kooxda Daacish. Dagaalka oo ka dhacay meel 15km u jirta degmada balidhidhin ayaa yimid kadib markii Ciidamada sida gaarka ah u tababaran…

Read More »

Midowga Musharixiinta oo ka hadlay weeraradii ka dhacay Shabeellaha Hoose

0 Visits: 200 | Saturday April 03, 2021 - 21:01:01
Qaar kamid ah xubnaha Midowga Musharixiinta ayaa waxaa ay ka hadleen werradii Xubno ka tirsan Ururka Al-Shabaab ku qaadeen Saldhigyada Ciidamada dowladda ee degmada Awdheegle iyo degaanka Bariire ee Gobolka Shabeellaha Hoose. Qoraal oo soo saaray Musharax Madaxweyne ahna Afhayeenka Midowga Musharixiinta…

Read More »

Faahi-faahin: Khasaraha qaraxii Shangaani oo la shaaciyey iyo taliska booliska oo ka hadlay

0 Visits: 203 | Saturday April 03, 2021 - 20:46:48
Taliska ciidanka booliska Soomaaliya ayaa faahfaahin hor dhac ah ka soo saaray qarax is-miidaamin ah oo caawa ka dhacay degmada Shangaani ee gobolka Banaadir, gaar ahaan halka loo yaqaano Seddaxda-geed. Afhayeenka booliska Soomaaliya Sadiiq Aadan Doodishe ayaa qoraal uu soo saaray waxa uu ku xaqiijiyey…

Read More »

Shirkii madaxda dowladda iyo D/Goboleedyada oo soo xirmay iyo xog laga helay

0 Visits: 207 | Saturday April 03, 2021 - 20:42:46
Shirkii u dhaxeeyey madaxda dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada ee maanta ka dhacay teendhada Afisyoone ayaa lasoo geba-gebeeyey, kadib saacado ay is hor fadhiyeen madaxda. Shirka ayaa waxaa, sida ay sheegtay warbaahinta dowladda, hoggaaminayey madaxweynaha muddo xileedkiisa dhamaaday ee Maxamed…

Read More »

Waare oo shaaciyey dagaal dhaqaale oo xun oo uu Kheyre ku qaaday HirShabelle (Daawo)

0 Visits: 252 | Saturday April 03, 2021 - 20:38:30
–Madaxweynahii hore dowlad goboleedka HirShabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa sheegay in ra'iisul wasaarahii hore Soomaaliya Xasan Cali Kheyre uu kahor istaagay maamulkiisii mashaariic gaareysa 250 milyan oo dollar.

Read More »

Yaa furay shirka Afisyoone ee dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada?

0 Visits: 176 | Saturday April 03, 2021 - 20:36:47
Maanta waxaa magaalada Muqdisho ka furmay shir horudhac ah oo ay isugu yimaadeen madaxda dowladda dhexe, dowladaha xubnaha ka ah Federaalka iyo gobolka Banaadir. Shirkaan ay saxaafadda dibad joogga ka tahay ayey xubnaha ka qeyb galaya kaga arrinsanayaan ajandaha shirweyne lagu saxiixo heshiis doorasho…

Read More »

SAUDI ARABIA oo shuruud adag ku xirtay soo celinta xiriirka maamulka ISRAEL

0 Visits: 202 | Saturday April 03, 2021 - 20:34:05
Wasiirka arrimaha dibedda ee boqortooyada Sacuudiga ayaa sheegay in heshiiska suurta-galka ah ee soo celinta cilaaqaadka Israe uu ku xiran yahay horumarka geeddi-socodka nabadda Falastiin. Amiir Faisal bin Farhan oo maanta la hadlay warbaahinta CNN, ayaa sheegay in xiriirka Israel oo caadi laga dhigo…

Read More »

SAADAQ Joon oo la hoos geeyay saldhigga booliska garoonka Aadan Cadde

0 Visits: 254 | Saturday April 03, 2021 - 20:30:11
Waxaa maanta la shaaciyay wareegto bartamahii bishii Maarso kasoo baxday taliska ciidanka Booliska, taas oo saldhigga booliska garoonka Aadan Cadde lagu hoos geynayo qeybta booliska gobolka Banaadir. Taliyaha ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/ Gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa soo saaray wareegtadaan…

Read More »

Abaanduule sare oo ka tirsan DF oo lagu dilay dagaal ka dhacay GALMUDUG

0 Visits: 192 | Saturday April 03, 2021 - 20:28:46
Warar dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa dagaal u dhexeeyey ciidamada dowladda, kuwa Galmudug oo isku dhinac ah iyo Al-Shabaab oo maanta ka dhacay duleedka degmada Dhuusamareen ee gobolka Galgaduud. Dagaalka oo ahaa mid culus ayaa yimid, kadib markii ciidamada huwanta ay howl-gallo ka bilaabeen deegaanada…

Read More »

Is-faham 3 qodob ah oo laga gaaray habka loo sugayo amniga shirka Afisyoone

0 Visits: 204 | Saturday April 03, 2021 - 20:27:26
Waxaa heshiis laga gaaray dooddii ka taagneyd qaabka loo sugayo amniga shirka maanta ka dhacaya teendhada Afisyoone, ee u dhaxeeya madaxda dowladda federaalka iyo kuwa dowlad goboleedyada. Wararkii ugu dambeeyey ee nasoo gaaray ayaa sheegaya in kadib kulan ay saraakiisha AMISOM iyo QM ee qaabilsan sugitaanka…

Read More »

5 qodob oo xasaasi ah oo la isku hayo shirka maanta ka furmaya Afisyoone – Xog

0 Visits: 184 | Saturday April 03, 2021 - 20:24:15
Waxaa maanta teendhada Afisyoone ka furmaya shir u dhaxeeya madaxda dowladda federaalka iyo madax goboleedyada, ayada oo shirkan ay goobjoog ka noqon doonto beesha caalamka. Shirkan ayaa lagu sheegay mid horudhac u ah shirka guud ee wada-tashiga doorashada, waxaana go'aan looga gaarayaa ajendayaasha…

Read More »

DF Soomaaliya oo guullo ka sheegatay dagaalladii ka dhacay Bariire & Awdheegle

0 Visits: 169 | Saturday April 03, 2021 - 20:21:06
Taliyaha ciidamada dhulka ee Xoogga dalka Soomaaliyeed, Genaral Maxamed Tahliil Biixi oo la hadlay Idaacadda Codka Ciidamada ayaa ka hadlay weeraro ku billowday qaraxyo iyo dagaalllo xigay oo saaka aroortii hore ka dhacay deegaanada Bariire iyo Awdheegle oo ka tirsan gobolka Shabeelaha Hoose. Biixi…

Read More »

Taliye hor-istaagay qorshe ay wadatay xildhibaan Ubax Tahliil oo xilka laga qaaday

0 Visits: 189 | Saturday April 03, 2021 - 20:19:46
Ilo wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa Caasimada Online u xaqiijiyay in taliyihii degmada Hodan ee ciidanka booliska Soomaaliya Daa'uud Axmed xilka looga qaaday cabasho ay ka gudbisay Xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka ee baarlamanka Soomaaliya. Wararka aan helnay ayaa tilmaamaya in taliyaha uu…

Read More »

Shir u dhexeeya DF iyo shanta maamul goboleed oo ka furmay Afisyooni

0 Visits: 167 | Saturday April 03, 2021 - 20:13:41
Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya waxaa maanta ka furmay shir gaar ah oo ay u dhan yihiin madaxda dowladda federaalka iyo kuwa dowlad goboleedyada dalka, kaas oo horudhac u ah shirka wadatashiga Qaran ee doorashooyinka 2021-ka. Shirkan oo albaabada ay u xiran yihiin ayaa goordhow si rasmi ah…

Read More »

FARMAAJO iyo ROOBLE oo tegay teendhada Afisyoone iyo wararkii u dambeeyey

0 Visits: 139 | Saturday April 03, 2021 - 20:12:20
Madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday ee Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo) ayaa goor dhow iska xaadiriyey Teendhada Afisyoone oo uu maanta ka dhacayo kulan horudhac u ah shirka wada-tashiga qaran ee doorashooyinka. Waxaa sidoo kale goobta gaaray ra'iisul wasaaraha xukuumadda xil-gaarsiinta Maxamed…

Read More »

DEG DEG: Qarax is-miidaamin ah oo ka dhacay maqaayad ku taalla Muqdisho

0 Visits: 146 | Saturday April 03, 2021 - 20:05:16
Qarax is-miidaamin ah ayaa goordhow ka dhacay degmada Shangaani ee gobolka Banaadir, gaar ahaan halka loo yaqaano Seddaxda-geed, waxaana ka dhashay khasaare nafeed oo isgu jira dhimasho iyo dhaawac. Qaraxa oo uu fuliyey qof is-miidaamiyey aa ayaa lala beegsaday goob maqaayad ah oo aad ugu dhaw saldhigga…

Read More »

Alshabaab oo weerar Qaraxyo iyo mid toos ah ku qaaday Saldhigyo Ciidamada DFS ay ku leeyihiin Sh/hoose

0 Visits: 147 | Saturday April 03, 2021 - 18:44:53
Wararka ka imaanaya gobolka Shabeellaha hoose ayaa sheegaya in dagalamayaasha Alshabaab aroornimadii hore ee Saakay weeraro culus ay ku qaadeen Saldhigyo ciidamada dowladda ay ku leeyihiin gobolka. Gaadiid laga soo buuxiyay Walxaha qarxa ay lagu weeraray Saldhigyada ciidamada Millatarigu ku leeyihiin…

Read More »