Wararka

MASAR oo 'fursaddii ugu dambeysay' siisay Ethiopia

0 Visits: 163 | Monday April 05, 2021 - 19:52:44
Kulanka ugu dambeeya ee u dhaxeeya Masar, Sudan iyo Ethiopia ee la xiriira biyo xireenka ay Ethiopia ka sameyneyso webiga Nile waa fursaddii ugu dambeysay ee heshiis lagu gaari karo kahor inta aysan Ethiopia dib u billaabin buuxinta biyo-xireenka, waxaa sidaas bayaan ay soo saartay Axaddii ku sheegtay…

Read More »

Q/Midoobe oo war cusub ka soo saartay shirka Afisyoone

0 Visits: 182 | Monday April 05, 2021 - 19:48:11
Qoraal ka soo baxay xafiiska siyaasadda Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa waxaa looga hadlay wada-hadallada ka socda magaalada Muqdisho ee u dhexeeya dowladda dhexe, dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir. War-saxaafadeedkan ayaa lagu sheegay in Qaramada Midoobay ay dhiira-gelisay joogitaanka dhammaan…

Read More »

Xog: DF oo mushaharka ka jartay ciidan dhowaan ku biiray ilaalada CC Shakuuur

0 Visits: 172 | Monday April 05, 2021 - 19:46:30
Dowladda Soomaaliya ayaa billowday in ay cadaadis saarto askarta ka diiwaan gashan islamarkaana ku maqan shaqada leexsan, gaar ahaan kuwa ilaaliya siyaasiinta mucaaradka ah, sida ay ogaatay Caasimada Online. Mas'uuliyiin ka tirsan xisbiga Wadajir ee hogaamiyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame iyo…

Read More »

Wareysi: Odowaa oo markii ugu horreysay ka hadlay ciidankii loo adeegsaday weerarkii 19-ka Febraayo

0 Visits: 164 | Monday April 05, 2021 - 19:44:01
Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Gen. Odowaa Yuusuf Raage ayaa markii u horeysay ka hadlay dhacdadii 19-Febraayo ee ciidamada dowladda ku rasaaseyeen banaan-baxayaal ay hogaaminayeen qaar ka mid ah musharaxiinta mucaaradka iyo weerarkii lagu qaaday madaxweynayaashii hore. Jeneral Odowaa oo wareysi dhinacyo…

Read More »

Yey yihiin shaqsiyaadka uu sheegay CC Shakuur inay kasoo horreeyaan Farmaajo?

0 Visits: 170 | Monday April 05, 2021 - 19:41:19
Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakur Warsame ayaa dhowaan sheegay in Farmaajo isaga oo aan afka kala qaadin ay jiraan rag ka soo horeeya oo u doodayey intii uu socday shirkii u dhaxeeyey madaxda dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada ee Afisyoone. Cabdiraxmaan ayaa sheegay in shakhsiyaadka kasoo…

Read More »

Koox hubeysan oo Xabsi ka siidaayay Boqolaal Maxaabiis ah

0 Visits: 153 | Monday April 05, 2021 - 19:40:26
Koox hubeysan ayaa weerar ku qaaday xabsi iyo saldhig boolis oo ku yaalla koonfurta Nigeria, waxay dableyda ku guuleysatay inay xabsiga kasii daayaan maxaabiis ku xirnaa halkaas. Goob joogayaal ayaa sheegay in saaka ay maqleen dhawaaqa rasaasta xilli kooxda ay weerarayeen xabsiga ku yaalla magaalada…

Read More »

Dowladda Qatar oo Soomaliya u tababareysa Ciidamo la dagaalama Al-Shabaab

0 Visits: 164 | Monday April 05, 2021 - 19:39:09
Safiirka Soomaaliya u jooga Dalka Qatar ayaa Maanta oo Isniin ah kulan la qaatay Saraakiil ka tirsan Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed oo Tababar u jooga dalkaas. Safiirka Dowladda Federaalka Soomaaliya u jooga dalka Qatar Danjire Cabdirisaaq Faarax Cali (Taano) oo uu wehliyo uqeybsanaa arimaha Ciidanka…

Read More »

Madaxweynaha Galmudug oo dib ugu laabtay Magaalada Dhuusamareeb

0 Visits: 148 | Monday April 05, 2021 - 19:37:06
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed cabdi Kaariye ( Qoor Qoor) oo maalmihii la soo dhaafay ku sugnaa Magaladda Muqdisho ayaa Galabta dib ugu laabtay Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug Madaxweyne Qoor Qoor waxaa Garoonka diyaaradaha Dhuusamareeb kusoo dhaweeyay Madaxweyne ku xegeenka…

Read More »

Militariga Mozambique oo guulo ka sheegtay dagaalka Al-Shabab

0 Visits: 165 | Monday April 05, 2021 - 19:35:37
Militariga dalka Mozambique ayaa sheegay in ay dileen tiro badan oo ka mid ah koox muslimiin mintid ah, kaddib duullaan ay ciidanka ku qaadeen magaalada Palma ee waqooyi bari Mozambique oo ay dhamaadki bishii hore qabsadeen kooxaha fallaagada. Kaddib weerar uu dhiig badani ku daatay oo ay 24-ki bishi…

Read More »

Daawo: Somaliland oo soo bandhigtay saraakiil 'kasoo goostay' Danab iyo Gorgor

0 Visits: 145 | Monday April 05, 2021 - 19:27:57
Xukuumadda Somaliland ayaa maanta soo bandhigtay Saraakiil ay sheegtay inay kasoo goosteen ciidamada xooga dalka Soomaaliyeed.

Read More »

Wasiir Xaaji oo booqday askartii ku dhaawacantay weerarkii Sh/hoose

0 Visits: 256 | Monday April 05, 2021 - 07:47:42
..

Read More »

Soomaali dil iyo dhaawac loogu geystay dalka Canada

0 Visits: 190 | Monday April 05, 2021 - 07:41:57
..

Read More »

Madaxweynaha Galmudug oo safar deg deg ah ku tegaya Dhuusamareeb

0 Visits: 212 | Monday April 05, 2021 - 07:21:20
..

Read More »