Wararka

Deegaanka Daarusalaam ee Muqdisho oo si weyn looga ciiday (SAWIRRO)

0 Visits: 321 | Saturday August 01, 2020 - 20:05:38
Kumanaan ka mida shacabka ku dhaqan Magaalada Muqdisho ayaa ku ciiday xaafadda Daarusalaam, oo ka mida xaafadaha ugu bilicda wanaagsan ee Caasimadda Muqdisho. Dadweyne fara-badan ayaa Salaadda Ciidda ku oogay Masaajidka weyn ee deegaanka Daarusalaam, ka dib markii ay qaarkood isaga kala yimaadeen Degmooyinka…

Read More »

Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya oo gaaray Magaalada Hargeysa

0 Visits: 272 | Saturday August 01, 2020 - 19:46:59
Magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somaliland ayaa Maanta oo sabti ah waxaa gaaray Safiirka dowladda Shiinaha u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya ee Qin Jian iyo wafdi uu hoggaaminayay. Ilo diblomaasiyaddeed oo xog-ogaal ah ayaa xaqiijiyay in Danjire Qin lagu soo dhaweeyay Garoonka diyaaradaha Cigaal ee Hargeysan,…

Read More »

Ururka Qareennada Soomaaliyeed oo Sharci daro ku tilmaamay magacaabista Golaha Adeegga Garsoorka

0 Visits: 254 | Saturday August 01, 2020 - 19:39:27
Ururka Qareennada Soomaaliyeedayaa ka horyimid magacaabistii guddiga golaha adeegga garsoorka Soomaaliya ee khamiistii ay Magacaabeen Golaha Wasiirada dowladda dhexe ee Soomaaliya ee horay kalsoonida lagala laabtay. War-saxaafadeed ka soo baxay Ururka Qareennada Soomaaliyeed ayaa lagu sheegay in qaabka…

Read More »

Madaxweyneyaashii hore ee dalka oo kulan la qaatay Madaxweynaha Hirshabeelle

0 Visits: 256 | Saturday August 01, 2020 - 19:32:57
Hoggaanka Madasha Xisbiyada Qaran Sheekh Shariif Sh Axmed iyo Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Madaxweynihii hore ee dalka Cali Mahdi Maxamed ayaa galabta kulan Muhiim ah la qaatay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare. Kulankaan ayaa ka qabsoomay guriga Cali Mahdi Maxamed…

Read More »

Al Shabaab oo ka hadashay xil ka qaadistii lagu sameeyay Khayre

0 Visits: 256 | Saturday August 01, 2020 - 19:24:14
Warbaahinta Al Shabaab ayaa sii deysay cod maqal ah oo laga soo duubay Afhayeenka guud ee Al Shabaab Cali Maxamuud Raage, kaasi oo uu kaga hadlay xaaladda guud ee dalka, sidoo kalena ka hadlay Ciida. Afhayeenka Shabaab ayaa ku sheegay sababta ay isku Khilaafeen Madaxweyne Farmaajo & Ra'iisul Wasaarihii…

Read More »

Donald Trump oo dalkiisa ka mamnuucayo isticmaalka TikTok

0 Visits: 245 | Saturday August 01, 2020 - 19:10:16
Madaxaweyne Donald Trump ayaa ku dhawaaqay inuu Mareykanka ka mamnuucayo isticmaalka TikTok oo ah bar muuqaalada lagu baahiyo. Donald Trump ayaa waxa uu weriyaasha u sheegay inuu saxiixayo amar sare oo khadka looga saarayo bartan TIKTik oo laga leeyahay dalka Shiinaha. Mareykanka ayaa ka cabsiqaba in…

Read More »

Duqa Magaalada Beledweyne oo xilka laga qaaday

0 Visits: 275 | Saturday August 01, 2020 - 19:05:47
Duqii hore ee Beledweyne Safiyo Xasan Sheekh Ali Wareegto ka soo baxaday xafiiska wasaarada Arimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose ee maamulka Hirshabeelle ayaa Nadar tabaax Maalin loogu magacaabay Duqa Magaalada Beledweyne. Waxaa sidoo kale xilka Duqa magaalada Beledweyne looga qaaday safiya Sheikh xasan…

Read More »

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo Muqdisho soo gaaray

0 Visits: 232 | Saturday August 01, 2020 - 18:51:16
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa si weyn loogu so dhoweyey Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka. Madaxweyne Laftagareen ayaa qeyb ka noqon doono dadaallada ka socda Muqdisho ee ku aaddan in doorashada xilligeeda…

Read More »

HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 1-AUG-2020

0 Visits: 791 | Saturday August 01, 2020 - 12:01:10
Madaxweyne Farmaajo oo shacabka u diray hambalyada munaasabadda Ciidda Carafo Madaxweynaha JFS Md.Maxamed C/hi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyay shacabka Soomaaliyeed munaasabadda barakaysan ee Ciidda Carafo Sanadka 1441 Hijriga. Mada xweynaha ayaa tilmaamay mudnaanta gaarka ah ay leeyihiin maalmahan bar…

Read More »

Dad cabay dawada gacmaha lagu nadiifiyo oo geeriyooday

0 Visits: 288 | Saturday August 01, 2020 - 08:54:17
Inta la xaqiijiyay 10 qof ayaa ku geeriyootay kadib markii ay cabeen walxo ka sameysan dawada jeermiska disha ee loo isticmaalo gacmaha, islamarkaana bilihii ugu dambeeyay si weyn u soo caan baxday markii Corona virus uu dilaacay. Dhacdadaan ayaa ka dhacday gobolka Andhra Pradesh ee dalka Hindiya kadib…

Read More »

Qoorqoor oo Magacaabay xubnaha Guddiga talabixinta doorashooyinka ee Shirka Dhuusamareeb

0 Visits: 307 | Saturday August 01, 2020 - 08:51:13
Madaxweynaha Maamulka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa Magacaabay Guddiga Farmada ee ka shaqeyn doona hanaanka doorashooyinka xubnaha uga soo aaday maamulka Galmudug. Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha Galmudug ayaa lagu sheegay in xubnahaan ay ku biiri doonaan kuwii horay ay usoo Magacaabeen…

Read More »

Ururada bulshada rayidka ah oo Sharci daro ku tilmaamay Magacaabis ay sameeyeen xubnaha Xukuumaddii kalsoonida lagala laabtay

0 Visits: 232 | Saturday August 01, 2020 - 08:48:10
Isutaga ururada bulshada rayidka ah ee Soomaaliya ayaa ka horyimid magacaabistii guddiga golaha adeegga garsoorka Soomaaliya ee khamiistii ay Magacaabeen Golaha Wasiirada dowladda dhexe ee Soomaaliya ee horay kalsoonida lagala laabtay. War-saxaafadeed ka soo baxay Isu-tagga Ururada Bulshada Rayidka…

Read More »

Soomaali u socotay Mogadishu oo loo diiday inay ka dhoofaan Sweden

0 Visits: 297 | Friday July 31, 2020 - 18:08:06
Waxaa magaalada Stockholm ka bixi lahaa soomaali lagu qiyaasay 50 meeyo oo Ku sii socdeen Mogadishu ayaa Waxaa loo diiday inay diyaarada raacaan maadaama shirkada Turkish Airland oo ay sheegtay ama lagu wargeliyey inaysan soo qaadi karin Soomaalida aan wadanin baasaboorka Soomaaliya ama aan wadanin…

Read More »

Qarax lagu dilay dad isku diyaarinayay Munaasabadda Ciida

0 Visits: 324 | Friday July 31, 2020 - 18:00:55
Ugu yaraan 17 qof ayaa ku dhimatay qarax ka dhacay gobolka Logar ee dalka Afgaanistaan.Weerarkan ayaa la sheegay in loo adeegsaday baabuur walxa qarxa laga soo buuxiyay. Qarax ayaa yimid xilli dhawaan dowladda dalkaas iyo kooxda Taliban ay ku heshiyeen xabadjoojin, taas oo kooxda Taliban ay sheegtay…

Read More »

Axmed Madoobe "Dhaqaalaha Soomaaliya oo dhutinayay ayuu Covid-19 sii nugleeyay"

0 Visits: 302 | Friday July 31, 2020 - 17:38:23
Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam oo khudbad jeediyay munaasabadda Ciidda Carafo awgeed ayaa waxa uu sheegay in Soomaaliya ay la daalaa-dhaceyso laba caqabadood oo xooggan oo kala ah xanuunka Covid-19 iyo ammaanka oo liita meelo kamid ah dalka. Axmed Madoobe ayaa sheegay in ay muhiim…

Read More »

Madaxweynaha Puntland oo Salaada Ciida bulshada kula dukaday magaalada Gaalkacyo+Sawirro

0 Visits: 317 | Friday July 31, 2020 - 17:14:01
Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo magaalada Gaalkacyo Shacabka kula ciiday ayaa ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyey munaasabadda maalinta barakaysan ee #Ciidul_Adxa. Madaxweyne sidoo kale waxa uu bulshada ugu baaqay inay la shaqeeyaan laamaha amaanka si loogu nolaado…

Read More »

Hay'adda Amnest oo Maraykanka ugu baaqday inuu magdhow siiyo dhibanayaasha rayidka ee duqeymaha cirka ee Soomaaliya

0 Visits: 261 | Friday July 31, 2020 - 17:11:48
Kooxda u doodda xuquuqda aadanaha ee Amnesty International ayaa ugu baaqday Mareykanka inuu magdhow siiyo dhibanayaasha rayidka ah iyo qoysaska ay saameeyeen duqeymaha cirka ee Soomaaliya. Amnesty ayaa baaqaan siidaysay kadib markii Taliska Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) uu qirtay in hal qof rayid ah…

Read More »

Hoggaamiyaha Iran oo eedeyn kulul u jeediyayay Yurub

0 Visits: 315 | Friday July 31, 2020 - 17:03:01
Hogaamiyaha ruuxiga ah ee Iran, Ayatollah Cali Khamenei ayaa sheegay in Yurub ay ku guul darreysatay inay badbaadiso heshiiska caalamiga ah ee nukliyeerka ka dib markii Washington ay ka baxday. Wuxuu ku eedeeyay Yurub inay sameynayaan "balanqaadyo qarsoon" oo wax yeeleeya dhaqaalaha Iran. Ingiriiska,…

Read More »

Wasiirkii beeraha Zimbabwe oo u geeriyooday Covid-19

0 Visits: 277 | Friday July 31, 2020 - 16:49:19
Wasiirkii beeraha ee dalka Zimbabwe Perence Shiri ayaa u geeriyooday xanuunka Covid-19, sida lagasoo xigtay war uu soo saaray madaxweynaha waddankaas, oo sidoo kale shacabka u diray farriin tacsi ah gelinkii dembe ee Khamiista . Wargeyska Dowladda ee Herald ayaa baahiyay hadalka madaxweynaha, iyadoo…

Read More »

Sheekh Shariif oo bulshada Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay Munaasabadda Ciidul Adxada.

0 Visits: 337 | Friday July 31, 2020 - 16:38:19
Guddoomiyaha Madasha Xibiyada qaran ahna Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Shiikh Axmed ayaa bulshada Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay maalinta koowaad ee Ciidul Adxada. Sheekh Shariif ayaa ugu baaqay bulshada inay farxadda iyo isku marxabeyntooda la wadaagaan eheladooda iyaga oo ilaalinaya caafimaadka…

Read More »