Muwaadin Soomaaliyeed oo Fal Dil ah Lagu Eedeeyay oo Lagu Xiray Dalka Kenya

0
Tuesday January 24, 2017 - 14:18:35 in Wararka by
  • Visits: 481
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Muwaadin Soomaaliyeed oo Fal Dil ah Lagu Eedeeyay oo Lagu Xiray Dalka Kenya

    Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu eedeeyay in uu yahay burcad isla markaana dil u geystay hal ruux oo ganacsada ah ayaa ciidamada magaalada mwingi ay sheegeyn baaritaano kadib in ay gacanta ku soo dhigeen

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu eedeeyay in uu yahay burcad isla markaana dil u geystay hal ruux oo ganacsada ah ayaa ciidamada magaalada mwingi ay sheegeyn baaritaano kadib in ay gacanta ku soo dhigeen

Nin ganacsada ah oo lagu magacaabo Kilungu Misyili ayaa la sheegay in muwaadinkan soomaaliyeed uu dhac u geystay xili uu ku sugnaa gurigiisa oo ku yaala deegaanka sosoma abaara lixdii habeenimo kadibna la toogtay .

Elizabeth Kyalo oo aheyd haweeney kamid ah dadka deriska la’ahaa ninka la’dilay ayaa sheegtay in ay maqashay dhawaqa rasaas lagu ridayo guriga misyili kadib ay soo toostay.

Waxa ay xustay in iyada iyo caruurteeda gurigooda ay kabaxsadeen cabsi soo wajahday aawadeed.

18- saac kadib ayeey sheegtay in ciidanka booliiska magaalada ay goobta soo gaareen kadibna isbitaalka ay u qaadeen ninka deriskooda ahaa ee la’toogtay.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip