{Warbixin}:- Hooyada Gabar yar oo ku xanuunsaysa Muqdisho oo dalbatay in la caawiyo.

0
Monday January 09, 2017 - 19:20:09 in Wararka by
  • Visits: 1856
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    {Warbixin}:- Hooyada Gabar yar oo ku xanuunsaysa Muqdisho oo dalbatay in la caawiyo.

    Nolosha ayaa leh imtixaan noocyo badan oo ay la kulmaan bani aadamka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Nolosha ayaa leh imtixaan noocyo badan oo ay la kulmaan bani aadamka.

Waxaa ka mida imtixaanada la wajaho, kuwo caafimaad, dhaqaale iyo xaalado duruufo kale keeneen.

Xikmadda taas ku jirto waxay tahay in laga tusaale qaato.


Tani waa hordhaca sheeko, murugo leh oo idin saameyn doonta.

Waxay ku saabsantahay xanuunka ilmo yar.

Wariyaha idaacadda Dalsan, Cabdillaahi Csimaan, "Cadaaniā€¯, ayaa ka waramaya.

Halkaan Hose Ka Dhageyso.

Warbixin Cadaani Dhibane Deeqa Luula

Share this:




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip