Ma OGTAHAY…..( ma iga hubtaa?)

0
Friday December 30, 2016 - 16:05:09 in Wararka by
  • Visits: 2243
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ma OGTAHAY…..( ma iga hubtaa?)

    A—Ma ogtahay in xuduuda somalia iyo itobiya,dadka badankiisu ku muujiyaan xariiq toosan, laakin ay khalad tahay,oo lagu muujiyo xariiq kala go'go'an.(-.-.-.-.-.-.-) sabata oo ah madaxweeynihii hore Adan Cabdulle Cuman Daar, waa diiday

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

A—Ma ogtahay in xuduuda somalia iyo itobiya,dadka badankiisu ku muujiyaan xariiq toosan, laakin ay khalad tahay,oo lagu muujiyo xariiq kala go'go'an.(-.-.-.-.-.-.-) sabata oo ah madaxweeynihii hore Adan Cabdulle Cuman Daar, waa diiday in uu saxiixo heshiiskii xuduudaha Afrika ee OAU soo jeedisay.
Ma ogtahay in hadda itobiya ku dacweeysay shirkada GOOGLE oo diiday in ay aqoonsato xuduud beenaadkaa(((According to Google Maps, the boundary between Ethiopia and Somalia is not a done-deal and is shown as a disputed border and not an international boundary))).

Ma iga hubtaa? In wasiiradii afrika ee ku shireen Adis 25 March 2010, loogana hadlayay in wax laga bedelo heshiisyadii xuduudaha Afrika (the African Union Border Programme "AUBP”) ayada oo la tixraacayo shirkii ka horeeyay ee[BP/MIN/ Decl.(II)], adopted on the occasion of our first Conference held in Addis Ababa, on 7 June 2007, as well as decisions. AndEX.CL/Dec.370(XI)andEX.CL/461(XIV), adopted by the 11th and 14th Ordinary Sessions of the Executive Council, held respectively in Accra, Ghana, from 25 to 29 June 2007, and in Addis Ababa, from 29 to 30 January 2009; (i)the principle of the respect of borders existing on achievement of national independence, as enshrined in the Charter of the Organization of African Unity (OAU).


Ma iga hubtaa in shirarkaa aan lagu badalin go’aankii Adan Cabdulle? Yaase nooga qayb galay?


B—Ma ogtahay in NFD ay aheed qayb ka mid ah Jubaland ,oo ingriisku uu laba u qaybiyay 1925tii qaybna uu siiyay talyaaniga si uu ugu abaal gudu doorkii talyaaniga ee dagaalkii 1aad ee aduunka( The Northern Frontier District (NFD) came into being in 1925, when it was carved out of the Jubaland region in present-day southern Somalia.[6] At the time under British colonial administration, the northern half of Juba land was ceded to Italy as a reward for the Italians’ support of the Allies during World War I. From 1926 to 1934, the NFD, comprising the current North Eastern Province and the districts of Marsabit, Moyale and Isiolo ).

Ma ogtahay in dowladii Adan cabdulle ay diiday in NFD marna loo aqoonsado qayb kenya ka mid ah,ayna ku qasabtay in 2 sanno xurayada kadib uu xiriirka u jaro dalkana ka eriday safiirkii ingriiska. Ma ogtahay in markii Adan Cabdulle xilka laga qaaday dhowr bilood kadib Kenya lala saxiixday heshiiskii Caruusha. Ma ogtahay in kaa lafiisu uuna eheeyn heshiis ee uu ahaa Isafgarad kaliya, waxa uu sharci noqon lahaa hadii baarlamaanku ansaxiyo,laakin intaanan la hor keenin Baarlamaankii ayaa kacaankii dhashay.ma ogtahay in Maxamad siyad Bare uu go’aan ka soo saaray asaga oo yiri: is afgaraadkaa waa la baabiyay ,sharcina ma ahan kumana qanacsanin…halkaana uu ku baaba’ay is afgaradkii arrinta shanta somalina waa muqadas sidaana uu u sheegay Juma Kenyatta. laakin dadka qaar oo si qaldan wax u fahmay ayaa u heeysta in arrintii NFD ay u dhamaatay.

((In 1967, Zambian President Kenneth Kaunda mediated peace talks between Somali Prime Minister Mohamed Egal and Kenyatta. These bore fruit in October 1967, when the governments of Kenya and Somalia signed a Memorandum of Understanding (the Arusha Memorandum) that resulted in an official ceasefire, though regional security did not succeed until 1969.[16][17] After a 1969 coup in Somalia, the new military leader Mohamed Siad Barre, abolished this MoU as he claimed it was corrupt and unsatisfactory.))

Ma iga hubtaa in aan Adan Cabdulle iyo Maxamad siyad kadib wax kale la igu saxiixin?

FG: waxaan ka xumahay in aanan FB ku qori Karin qoraalo dhaadheer adnna aadan waqti aad ku aqriso u heleeyn. Laakin waxaan bilaabi doonaa qoraala gaagaaban oo googoos ah lehna tix raac, Cinwaankooduna yahay ( Ma ogtahay) si jiilka cusubi wax uga ogaadaan,Insha Allaah. Haddii aadan daneeyneey ha aqrin.

Qore: Yahya Amir

 

 

Kenya Gains Independence (1963)


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip