Magacyada xildhibaanada maanta ku tartamaya doorashada aqalka hoose

0
Sunday December 25, 2016 - 10:27:33 in Wararka by
  • Visits: 619
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Magacyada xildhibaanada maanta ku tartamaya doorashada aqalka hoose

    Waxaa maanta la filayaa in magaalada Muqdisho lagu doortaa xildhibaano ka mid noqonaya aqalka hoose ee baarlamaanka, kuwaasi oo matalaya deegaanada waqooyi ee dalka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa maanta la filayaa in magaalada Muqdisho lagu doortaa xildhibaano ka mid noqonaya aqalka hoose ee baarlamaanka, kuwaasi oo matalaya deegaanada waqooyi ee dalka.

Doorashadaasi oo muddooyinkaan hakad ku jirtay ayaa maanta dib u bilaabaneysa, waxaana la dooran doonaa ku dhawaad afar xildhibaan oo matalaya beelaha daga deegaanada Somaliland.

c0ebedsxuaajmjl-1




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip