Israa'iil oo amartay wasaaradda arrimaha dibadda inay Jarto xiriirka UN

0
Sunday December 25, 2016 - 09:57:01 in Wararka by
  • Visits: 510
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Israa'iil oo amartay wasaaradda arrimaha dibadda inay Jarto xiriirka UN

    Benjamin Netanyahu, ayaa sheegay inuu ku amray wasaaradda arrimaha dibadda ee Israa'iil

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Benjamin Netanyahu, ayaa sheegay inuu ku amray wasaaradda arrimaha dibadda ee Israa'iil

inay qiimeyn ku saabsan soo afjaridda xiriirkooda Qaramada Midoobeey ay la wadaagaan.

Benjamin Netanyahu

Image captionBenjamin Netanyahu Image copyrightAFP

Waxaa ka mid ah qeybaha ay qiimeynta ku sameynayaan dhaqaalaha ay Israa'iil siiso UN iyo joogitaanka wakiillada UN ee Israa'iil.

DAAWO: Dhulka UN ay amartay in la joojiyo dhismaha ka socdo

Ra'iisul wasaaraha Israa'iil wuxuu hadalkaasi sheegay maalin ka dib markii golaha ammaanka ee Qaramada Midoobeey uu meel mariyay qaraar ka dhan ah guryaha laga dhisayo dhulka Falastiin.

xigashoBBCSomali.com




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip