WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH TALAADO 6-DA DICEMBAR 2016-KA

0
Tuesday December 06, 2016 - 09:51:00 in Wararka by
  • Visits: 1015
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH TALAADO 6-DA DICEMBAR 2016-KA

    SHIRKA MADASHA WADATASHIGA QARAN OO MUQDISHO KA FURMAYA Shirka hoggaamiyeyaasha Madasha Wadatashiga Qaran ayaa lagu wadaa in uu berri ka furmo M/Muqdisho ee Caasim ada Soomaaliya. Madaxda maamul gobo leedyada Qaar ayaa Maanta lagu Wadaa inay soo g

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

SHIRKA MADASHA WADATASHIGA QARAN OO MUQDISHO KA FURMAYA Shirka hoggaamiyeyaasha Madasha Wadatashiga Qaran ayaa lagu wadaa in uu berri ka furmo M/Muqdisho ee Caasim ada Soomaaliya. Madaxda maamul gobo leedyada Qaar ayaa Maanta lagu Wadaa inay soo gaaraan M/Muqdisho si ay uga qeyb galaan shirka.

Shirka ayaa looga hadlaaya doorasho oyinka Soomaaliya , gaar ahaan tabasha da ay qabaan maamul goboleedka Soom aaliyeed ee Puntland ee ku aadan doora shada Xildhibaanada gobolada Waqooyi.

Sida uu sheegay Wakiilka gaarka ah ee xoghayaha guud ee QM u qaabilsan Soomaaliya Danjire Micheal Keating shi rkaan ayaa sidoo kale looga hadli doon aan dib u dhacyada joogtada ah ee ku im aanaya door ashada Soomaaliya.

MADAXWEYNAHA OO BOOQDAY JUBBALAND KUNA AMMAANAY DOORKA DOORASHOOYINKA

Madaxweynaha JFS Md. Xasan She ekh Maxamuud ayaa shalay soo gaaray M/Kismayo ee caasi mada Dowlad Gobol eedka Jubbaland, halkaas oo uu si diiran ugu soo dhoweeyey Md. Axmed Max amed Islam (Madoobe), ku xigeenadiisa, Wa siirka Gaashaandhiga Soomaaliya Md. Abdulkadir She ikh Ali Dini, Wasiirka Boo stada & Isgaarsiinta Maxamed Jamac Mu rsal (Geele), Wasiiru Dowlaha Xafiiska Ra 'Iisul Wasaaraha Cabdiraxmaan Dheere, Xildhibaano iyo mas'uuliyiin kale.

Madaxweynaha Soomaaliya oo salaan sharaf ka qaatay cutubyo ciidamada ah ayaa isaga iyo wafdigiisa waxaa loo soo dhoweeyey si heer sare ah. Madaxweyna ha oo weriyeyaasha kula hadlay Kismaa yo ayaa sheegay in ujeedada socdaalkii su ay aheyd inuu la yeesho kulamo wadat ashi ah Madaxda Jubbaland oo uu ugu ho rreeyo Md.Axmed Madoobe, shacabka iyo xubnaha baarlama anka labada Aqal si loo dedejiyo inta harsan ee doorashooyin ka dalka.

Madaxweynaha oo la hadlayey wariye yeaasha ayaa yiri "Waxaan u imid Kisma ayo si aan u dhii rigeliyo isla markaasna u gu ammaano Madaxda Jubbaland, Shac abka iyo guddiyada doorashooy inka ee heer Federal iyo heer Dowlad Goboleed oo suurtogeliyey in doorashooyinka ay u dhacaan sidii loogu talogalay, kuna qab soomaan waqtigii loogu talogalay. Sidoo kale waxaan halkan u imid inaan wadata shiyo la yeesho Madaxda Jubbaland, Sha cabka iyo Xildhibaanada Labada Aqal ee la soo doortay si loo dedjiyo doorashooyin ka inta harsan."

Madaxweynaha ayaa ugu danbeyntii sheegay in Soomaaliya ay maanta marey so marxlad aan xildhibaanada Qaranka ku soo dooraneyno gobollada dalka oo tar tarn dimoqraadiyadeed uu jiro, tanoo ah guul u soo hoyatay shacabka iyo dalka. Madaxweynaha ayaa sheegay in dadaal ka hadda socda iyo ka guul gaarista go'a anadii habraaca doorashooyinka waa wax in muddo ah laga soo sha qeynayey iya doo ujeedadeenu aheyd in dalka ay ka dhacaan doorashooyin ka sharciyad xoog an kana matalaad fiican kuwii 2012kii oo 135 Madax Dhaqameed ay soo xuleen Ba arlamaankii 2012 iyadoo maanta ay in ka badan 14,000 oo Soomaali ah ay soo do oranayaan 275ta Xildhibaan, halka 54-ta Md.ee Aqalka Sare ay soo doorteen Baar lamaanada Dowlad Goboleedyada, oo aan maanta leenahay xildhibaano lala xis aabtami kara. DHAMMAAD

ISBITAAL CASRI OO LAGA HERGALIYAY DEGM ADA MAXAAS EE GOBOLKA HIIRAAN

Isbitaalkan oo noqonaya mid casri mar ka la eego habka loo dhisay iyo adeegya da kala duwan ee uu bixinayo ayaa markii ugu horeysay laga hergaliyay degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan.

Munaasabada furintaanka oo lagu qabt ay gudaha isbitaalka ayaa waxaa ka qeyb gallay mas'uuli yiin kala duwan oo lagu martiqaaday sidda agaasimaha guud ee isbitaalka Beledweyne iyo waxgar ad ka kala yimid deegaannada gobolka Hiiraan kuwaa oo dhamaantood u mahad celiyay cid kasta oo gacanta ka geysatay hergal inta isbitaalka oo wax weyn ka tari doona baahiyaha caafimaad ee ka jira degmada iyo deegaannada kale ee ka baxsan go bolka Hiiraan.

Agaasimaha guud ee isbitaalka Beledw eyne Axmed Max'ed Khaliif oo hadal koo ban ka jeediyay munaasabada furitaanka ayaa ka mahad celiyay hergalinta isbitaa lkan oo sidda uu sheegay ay u dhimeystir an yihiin adeegyadii loo baahnaa in isbita al uu yeesho, gaar ahaan waxaa uu mah ad ballaaran u jeediyay jaaliyada degma da Maxaas iyo hay'adda Tamkiin oo iska kaashaday dhismi hiisa iyo in heerkan la soo gaarsiiyo.

''Waan ku soo wareegay waa isbitaal ay u dhimeystiran yihiin adeegyadii loo ba ahnaa oo dhan, waxaa uu fulinayaan qal iinnada kala duwan, waxaa ku dhameysti ran agabkii caafimaad ee barita annada ka la gadisan lagu sameynayay, waxaan raje ynayaa in uu dabooli doono baahiweyn oo ka jira degmada iyo deegaannada kale ee gobollada dhexe oo wixii hadda ka dan beeya adeeg caafi maad ka heli doona'' ayuu yiri agaasimaha isbitaalka Beledwe yne,

Isbitaalka ayaa waxaa ka howlgala 24 shaqaalle ah oo uu ka mid yahay dhaqa tarka guud, kuwaa oo intooda badan heer jaamacadeed ah. Ka hor furintaanka isbit aalka degmada Maxaas waxaa ka jirtay dhibaato dadka degmada ay ku qabaan in ay hellaan adeeg caafimaad, gaar ahaan haweenka oo xiliga foosha intooda badan loo soo safrin jiray magaalada Beledwey ne, taasoo sababta in qaar kood dhax ku dhinteen.

Ugu danbeyntii, inkastoo hadda meel wanaagsan la soo gaarsiiyay dhismaha iyo hergalinta isbi taalkan ayaa haddana dhinaca kale waxaa jira wali baahiyo kala duwan oo u baahan in wax laga qabto, iyadoo baaq guud loo dirray dhamaanba umadda Soomaaliyeed in ay gacan ka ge ystaan madaama adeegyada caafimaad ee uu bixinayo ay ka faa'ideysanayaan Soomaalida oo dhan .

CIDAMADA KENYA OO KALA ERYAY DHAQ ATIIR BANANBAX KA DHIGEYSAY NAYROBI

Ciidamada dowlada Kenya ayaa waxaa ay rasaasta ilmada ka keenta dadka ku kala eryey boqo laal dhakhaatiir iyo shaq aalaha caafimaadka oo dhigayay banana bax ay ku dalbanayaan in mush aarka loo kordhiyo. Lama sheegin wax dhaawac ah oo ka dhashay kala eryida dhaqaatiirta ha se yeeshee shaqo joojin ay ku dhowaaq een dhakhaatiirta dalka Kenya ayaa waxa ay saameyn ku yeelatay inkabadan labo kun oo isbitalo iyo xarumo caafimaad.

Sidoo kale dhaqaatiirta ayaa waxa ay dalbanayaan in shaqaale badan la qoro si culeeyska uu uga yaraado shaqaalaha ca afimaadka ee ka howlgala cisbitaallada dowladda.

Dowladda ayaa shaqo joojinta ku ti lmaamtay mid sharcidarro ah, maadaama maxkamad ay amartay in dib loo dhigo illaa dhammaadka bishan si labada dhin ac ay u wada hadlaan. Dhaqaat iirta wax ay sheegeen in xitaa howlaha degdegga aysan qaban doonin muddada shaqo jooji nta ay socoto. Isbitaallada aan shaqeyn eyn waxaa ka mid ah, kuwa dhalmada, cu durrada maskaxda iyo qaybaha qalliinada lagu fuliyo.

Mid ka mid ah cisbitaallada lagu dawee yo dadka qaba cudurrada dhimirka ayaa la sheegayaa in illaa 100 bukaan ay ka ba xsadeen. Isbitaalka Madare ee Nairobi ayaa lagu hayaa boqollaal qof oo xanuun san kuwaas oo dowladda ay caawiso.

AQOONYAHANO SOMALI AH OO WACYI GAL IN KA DHAN AH TAHRIIBKA U TAGAY MASAR

Ayadoo ay soo badanayaan Soomaali da tahriibka ah ee doomaha ka raaca xe ebaha Masar ayaa aqoonyahano Sooma ali ah waxay wacyi galin ka dhan ah tahr iibka u tageen dalkaasi Masar.

Soomaali badan una badan dhallinyaro ayaa dhawaan doomo ka raacay xeebaha Masar kuwaa soo qaar ay badda ku qara qmeen. Masar ayaa waxaa u socdaala Soomaali u badan dhallinyaro kuwaasoo doonaya inay kasii safraan ayagoo inta badan nafafyaalkooda ku biimeeya bad da.

Dadkaa aqoonyahanada ah ee wacyi ga linta halkaa ujoogaa ayaa la filayaa in ay wax ka baddal aan fikradaha halista ah ee dhallinyarada Soomaaliyeed ay ku doonayaan inay nafafyaalkooda ku halli gaan.Sanadkaan oo qura boqolaal ayaa galay Talyaaniga laakiin boqolaal ama xa taa kuma naan ayaa badda ku haftay maadaama doomo jilicsan ay saarnaaye en kuwaasoo la buux dhaaf shay.

Dadka badda ku dhintay ayaa doonay ay inay galaan Yurub si ay nolol wanaag san halkaa uga helaan laakiin waa wax aanan la hubin xataa inay ka helayaan no lol wacan Yurub. Cid u xaqiijin karta inay Yurub ka helayaan waxa ay ku tamaniyay aan ayaan jirin maadaama Yurub iminka muha ajiriinta ay u caal weyday dhibaato oyin badan oo dhanka ijtimaaciga ahna ay ka jiraan.

Bishii Nofeembar ee sanadkaan oo qur a weeye waxa IOM ay tebisay in boqo laal muhaajiriin ah oo dalalka Afrika ka soo jeeda ay badda Liibiya iyo Talyaaniga u dhexeysa ay ku wafaadeen.

Badda Masarna waxaa ku dhintay muh aajiriin ay Soomaali kujireen halka Sooma ali badana bur cad qawleysato ah ay kal yaha iyo xubno kale oo jirka ah ay kala baxeen. 19kii Nofeembar dooni ayaa ma rkii ay dagtay kadib waxaa lasoo helay meydadka 133 qof oo muhaajiriin ahaa ba dda Bur qa Rashiid, Degmada Rosetta, oo u jirta 250km Qaahira.

Isla waqtigaa ayaa IOM ay sheegtay in ilaa 3200 oo muhaajiriin ah ay ku dhint een badda Mediter ranean oo qura sanad kaan 2016.Waxaa jiray war naxdin leh oo muuji yay qoys dhan oo aabbe, hooyo iyo carruurtood ka koobnaa oo xubnaha jirko oda si arxan darro ah loola baxay dalka asi Ma sar. Waxaanadadaal looga jiraa in dhallinyarada laga baajiyo taasoo wacyig elintu qeyb weyn ka qaa dan karto

NIN DERBI JIIF AHAAN JIRAY OO NOQDAY TAAJIR..

Xilligii Chris Gardner iyo wiilkiisa ay jii fan jireen meelaha u dhow musqulaha, marna ka muusan fikirin in sheekada nol oshiisa ku saabsan loo bedeli doono filim Hollywood ah oo hirgala. Waxay ah ayd 1980maadkii, markii Mr Gardner, oo ah aa xilligaas 27 sano jir, iyo cunugiisa ay ahaayeen guri la’aan ayna ku noolaayeen San Francisco.

Waxaa derbi jiifnimada ku wehlisay xa askiisa. Waxaana arrintaasi ku kalliftay ka dib markii laga saaray gurigii ay deganaa yeen oo kirada ay bixin waayeen. Marar ka qaar waxay seexan jireen mee laha ga waarida la dhigto, kaniisadaha nawaaxig ooda ama miisaska hoostooda.

Waxay cuni jireen cuntada la soo daadi yo, lacagta yar ee maalintii uu helana wu xuu ku bixin jiray iskuul uu wiilkiisa gee yay. Dhibkaasi aawadii, Mr Gardner wux uu ku dadaalay inuu shaqo helo. Wu xuu billaabay inay shirkad ka caawiyo iibinta saamiyada. Balse tababar ka dib, maamu lihii shirkadda DWR, wuxuu siiyay shaqo.

Markii dambe wuxuu awood u yeeshay inuu guri kireysto. Shaqadiisa ayaana kor u kacday.

Sanadkii 1987dii, wuxuu furtay shirkad maalgashi oo uu asiga leeyahay oo uu ugu magacdaray, Gardner Rich. Hadda, Mr Gardner waa 62 sano jir, dhaqaalihiis ana waxa uu gaarayaa 60 milyan oo dol lar. Caalamka oo dhan ayuu u safraa, wu xuuna noqday qof jeediya hadallada dhii ragelinta leh. Wuxuu maal geliyaa hay’ad aha caawiya dadka guri la’aanta ah iyo hay’adaha ka hortaga xadg udubka ka dhanka ah dumarka.

K/ GALBEED OO XALAY SOO GABA GABEEYS AY DOORASHADA AQALKA HOOSE

Maamulka K/Galbeed ayaa xalay ku dhawaaqay inuu soo gaba gabeeyay Doo rashada Xubnaha Aqalka Hoose ee ka socotay M/Baydhabo. K/Galbeed ayaa la gu soo doortay 69 Mudane oo ka mid noqday Baarlamaanka FSoomaaliya.

Sidoo kale K/Galbeed waxaa lagu doo rtay 8 Xubnood oo Aqalka sare ah, wax aana tirada 2da Aqal ay noqonayaan 77 Mudane.K/Galbeed ayaa sidoo kale noqotay Maamulkii labaad ee soo afjara Doorash ada Aqalka Hoose,waxaana ka horeeyay Maamulka Jubbaland.

ASKARI KU DILAY GAROONKA DIYAARADAHA MUQDISHO MID KA MID AH ERGADII DOORAT AY XILDHIBAAN C/LLAAHI GOODAX

Askari ka tirsan ciidammada dowlada Soomaaliya ayaa shalay ku toogay afa fka hore ee garoo nka diyaaradaha M/Mu qdisho nin dhalinyarro ah oo lagu maga caabi jiray C/qaadir Cabdi Sheekh Cali oo sidda eheladiisa ay inoo sheegeen ka mid ahaa ergadii dooratay xildhibaan C/llaahi Goodax Barre.

Mid ka mid ah ehelada marxuumka oo HOL ay xiriir la sameysay ayaa sheegay in uu ka yimid dhinaca M/Jowhar, balse di lkiisa wax xiriir ah la laheyn arinta ku saa bsan ka mid ahaanshaha arg ada. ''shalay subax ayuu damacsanaa in uu ka dhoofo M/Muqdisho, hasse ahaatee ka hor inta uus an gallin gudaha garoonka, ilinka ho re ayeey isku qabteen askari ka tirsanaa ciidammada dowlad da oo ku amray in uu albaabka ka dhaqaaqo, hase ahaatee wa xaa uu u sheegay in uu yahay rakaab doo naya in uu ka dhoofo garoonka islamark aana uu goobta ku sugayo qof kale oo ay qaraabo yihiin oo ka mid ah dadka garoon ka ka dhoofaya, intaa kaddib askari kale oo aan aheyn kii ay murmeen ayaa naloo sheegay in uu gacanta ula tagay, ka dibna rasaas ku furay'' ayuu yiri mid ka mid ah ehelada marxuumka.

Ma jiro ilaa iyo hadda wax war ah oo arintan ay ka soo saareen laamaha am mniga dowladda federaalka, hasse ahaa tee qofkan la hadlay HOL ayaa sheegay in lagu wargaliyay xariga askarigii toga shada geystay. Ugu danbeyntii, marxuu mka ayaa ka mid ahaa ardeyda ka baxd ay Jaamacada Plasma faraceeda M/ Muq disho. Xigasho:hiiraan.com

QM OO CODSATAY 22.2 BILLION OO DOLLAR SI LOOGU DABOOLO HAWLAHA SAMAFALKA EE SANNADKA 2017KA.

Madaxa QM ee Hawlaha Samafalka, Stephen O’Brien ayaa shalay sheegay in Kharajkaasi lagu dabooli doono Nolosha 93 Million oo qof oo ku dhibaataysan 33 Waddan. Waxa uu intaasi ku daray in 80% baahidaasi tahay mid ay Dadka gac antooda ku sameeyeen sida colaadaha ka socda dalalka Syria, Iraq, Nigeria iyo Koonfurta Sudan.

Stephen O’Brien waxa kale oo uu tilm aamay inay jiraan dhowr Waddan oo ay ku jiraan Smalia, Burundi, Afganistan iyo Kongada Dimuqraadiga oo ugu yaraan sa nnadkiiba soo saara Qeeylodhaan Garg aar Degedeg ah, iyadoo qaarkood soo fo od saari karto Xiisado xun sannadka soo socda.

Dhinaca kale, Caalamka tirada Qaxoo tiga iyo Barakacayaasha ayaa sare u kac ay tan iyo Dagaa lkii 2aad ee Adduunka.

Hay’adda UNHCR ayaa sheegtay inay 65.3 million oo qof o okala bar carruur ah lagu khasbay inay ku baracaan dalalka Caalamaka

WASIIR CADNAANI OO KA HADLAY MAS’UUL WASAARADIISA KA TIRSAN OO XAMAR TAGAY & JAWAABTA MAS’UULKA

W/Warfaafinta Somaliland, Cismaan Saxardiid Cadanni ayaa markii ugu hore ysay ka hadlay maareeye ku xigeenkii Telefishanka Qaranka Mustafe Qodob oo ku sugan magaaladda Muqdisho ee Soo maaliya. Wasiirka ayaa Xusay in Maaree ye ku xigeenka sameeyey Khaa'inul Qar an, isla markaaana ay tahay arri shakhsi oo aan cidna lagu eedeen Karin. Balse, Maareeye ku xigeenkii Tel efishanka Som aliland, Mustafe Maxamuud Qodob oo ka mid ah musharax xildhibaannada Muqsho ayaa sheegay in aanu jirin dambi uu ka gallay waddanka, isla maarkaana aanu wax sharcigu diidayo ku talaabsan, isa goo ku dooday in aanu wali ka hadal sa babta uu u joogo Muqdisho.

Ugu horreyn Wasiirka oo masuulkaasi u baxday soomaaliya ka hadlaya waxa uu yidhi "War haddii uu isaga yahay iyo had dii nin kale uu yahayba, Ruux Xil haya oo dalka ka tagayna waxaan u aragna khaa’ inul waddan inuu yahay, waa shakhsi ga ar ah oo isagu arrintaas goostay, isla mar kiina mushaharkiisa waa la gooyey.”

Hase yeeshee, waxaa hadalka Wasiir ka ka jawaabay Maareeyihii hore ee Tel efishanka qaranka Mustafe Maxamuud Qodob oo ku sugan magaaladda Muqdi sho, waxaanu sheegay in aanu jirin dambi uu ku noqdo khiyaamo qaran balse uu qof ku meesha uu doono u muraad yeelan doonno.

Mustafe Qodax oo ka jawaabay hadalka wasiirka ayaa yiri. "Marna khaa’inul Wad dan ma ihi, Ha ddii Muqdisho baa la tagay ay dambi tahay Qodobka sheegaya han oo sheegaan, anigu Muqdisho waan tag ay balse wali ujeedkii aan u tagay qofna u ma sheegin waxay warbaahintu qortay marka la ga yimaado qof cadeyn kara ma jirto, Xamarn waa dhul Soomaaliyeed oo kuwii shalay wasiiradda ka ahaa maanta halkan (Muqdisho) bay joogaan, kuwii halkan wax ka soo noqdayna Hargeysa xilal ka hayaan, marka Waa iska dacaay ad riiqiis ah qofka yidhaa xamar waa da mbiile qaran qofka tagga, anigu dambiile qaran waxaan u aqaanaa qofka maxka mada la soo taagay oo lagu xukumay qod obo sax ah oo ay cadahay wuxu qaranim adda Somaliland kaga hor yimid kaasi uu n baan u aqaa naa dambiile Qaran.”

Mar uu ka hadlayey inuu wasiirka ka fas ax qaatay iyo in kale waxa uu yidhi "Anigu wasiir kama fasax qaadan karo oo shaqa ale madaxweyne ayaan ahay, haddii uu yidhi waan fasaxay waxba kama jiraan oo anigu nin digreeto madaxweyne ku yimid baan ahay, wada hadalna wuu na dhex marayaa qofka wada shaqayntu idinka dhexeysa oo waxaan ku idhi jabuuti baan u baxayaa laakiin fasax maan waydiisan anigu, marka dad aanu diyaaradda wada saarnayn oo ku socday meherka inanta aanu ilmaadeerta ahayn ee ina geelle Arab way jirtaa laakiin wax kale oo wasi irna na dhex maray oo fasax aan ka qaat ay ma jirto haddii uu yidhina shaqadiisa ayaanu garanayn ”.Ugu dmb eyntii, Musat afe Qodax ayaa la sheegay inuu Mushar raxa u taagan xildhibaanimo Dowladda Soom aaliya, in kastoo aanu wali isagu ka hadal sababta uu Muqdisho u joogo.

MARAYKANKA OO QIRTAY INUU KU CUSLAAD AY DAGAALKA DIB LOOGU QABSANAYO MOSUL.

Xoghayaha Difaaca Maraykanka, Ash ton Carter ayaa shalay sheegay inay su urtogal tahay in Da gaalkaasi la soo afja ro ka hor inta uusan Donald Trump la wa reegin Xafi iska Madaxtinimadda Marayk anka.Waxa uu intaasi ku daray inay su urtogal yahay in uu dagaalkaasi noqdo mid culus si looga guuleysto Kooxda Daa cish oo Mosul haysa tay tan iyo sannadkii 2014kii.

isisKudhawaad 100,000 Askari oo ka tirsan Milliteriga Dowladda Iraq, Malee shiy ooyinka Ku rdishka iyo Shiicadda iyo Isbah aysiga Maraykanka ayaa si wadajir ah dag aal cirka iyo dhulka ugu qaaday M/Mosul oo ay ku xoogan yihiin Malee shiyadda Kooxda Daacish. Saraakiisha Ciraqiyiinta ayaa she egay inay qabsadeen inta badan M/Mousl

DHIBAATADA LAGU HAYO GANACSATADA SOMALIDA EE K/AFRIKA OO SII KORORTAY..

Walaaca Soomaalida koonfurka ay ka qabaan kooxaha burcada ayaa sii kordh ay ka dib markii ay bateen weerarada la gu qaadayo goobahooda ganacsi.

Ganacsatada Soomaalida oo dhibaatada ugu badan ay gaarto ayaa la soo sheega yaa iney sii laba jibaarmatay cabsida ay ka qabaan weerarada ay ku soo qaaday aan Kooxaha Burcada koonfur Africanka.

Xarumaha Caafimaadka ee M/Cape To wn ayaa la sheegayaa in lagu dabiibayo Lix Dhallinyaro Soomaaliyeed ah oo ka xammaalan jiray Tuulooyinka fogfog.

Kooxaha Burcadda ayaa intooda badan la gu sheegay inay yihiin Arday ku jirta xill iga fasaxa, ku waas oo raadinaya lacago ay kaga baxaan Labadaas Bilood ee ay fu rsadda leeyihiin.

RW KU XIGEENKA SOMALIYA OO SOO XIRAY SHIRWEYNIHII 2AAD EE U ADKEYSIGA AAFOOYINKA

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka XF Som aliya, Maxamed Cumar Cate Qaalib, ayaa soo Gunaanad ay shir looga tashanayay u adkeysiga afooyinka oo ay ka qaybgal een, Hay’adaha Dowladda Somal iya qaar kood, wakiilo ka socday maamulada Go bolada, Hay’adaha Samafalka iyo khabi iro dhanka beeraha iyo xoolaha ah.

Ugu horreyn lataliyaha Ra’iisul Wasaa raha Soomaaliya ee dhanka u adkaysiga afooyinka, Cabdi Axmed Baafo oo soo qa ban qaabiyey shirka ayaa sheegay in shir kaan qaybtiisii hore ay Sooma alidu si ad ag ugu hadashay sidii loo samayn lahaa isku xir guud inta aysan dhicin afooyyin ku.

"Halkudhiga Sannadkaan aan doorana ya ayaa ahaa "Awood isugu gaynta barn aamijyo wax ka taraya abaaraha soo noq noqda” waana arin lagu farxo in haatan Soomaaliya ka tashanayso sidii loo sam ayn lahaa isku xir guud oo laga yeelanayo u adkaysiga afooyinka iyo masiiboyinka dabiiciga ah, shirka qaybtiisi hore waxaa ku kulmay wakiilada ka socday dowlad goboleedyada iyo dowladda dhexe, wax aana isla garanay in lagama maarmaan tahay in wax weyn laga badalo sida loo shaqee yo oo ah in lagu baraarugo masiib ooyinka iyagoo dhacay, lalana yimaado iskuxir guud iyo Diyaargar ow dhinaca u Adkaysiga Afooyinka ah,” ayuu yiri Baafo.

Sidoo kale, Ra’iisul Wasaare ku xigeenka XFS oo ka soo qayb galay xirtaanka shi rka ayaa shee gay in Sannadkaan dalka ay ka jiraan Abaaro aad u daran, oo Saa meyn Lixaad leh ku yeeshay dad ka iyo du unyadaba.

"Dalka waxaa ka jira Abaaro aad u dar an daran oo muddo dheer soo laalaaban ayay, waxaa had da la qiyaasayaa in 50 % wax ka yar ay roobabku dalka ka da’aya an, Xoolihii waxaa ka sii dhamma anaya baadkii, dadkana cuntada gaaabsi ku ah, markii sidaan wax u dhacaan ayaan bara arugnaa, waxaa hadda dolwadu wadaa qorshe qaran oo qayb ka ah ka hortaga afooyinka, abaartu markay dhacdo waxaa la samayn karaa gurmad, waxayna qaada naysaa mudo sidii looga soo kabsan lah aa, waxaan loo baahan isku xirka dowla da faderaalka iyo dowlad goboleedyada, shalay waxaa mu uqata in uu jiro isu soo dhawaansho dhanka wada shaqaynta ah” ayuu yiri RW ku xigeenku. Ugu danbayntii shirkaan oo socday 3 maalin ah ayaa ga bagabdii laysku raacay:

In shirarka isku xirka maamulada iyo do wlada dhexe marba gobol lagu qabto, kan ugu horeeyana uu ka dhacco bisha Maar so M/Jowhar ee xarunta Hirshabelle.

In 3dii boloodba mar laysugu yimaado shir noocaan ah.In u adkaysiga afooyinka lagala xiriiro W/d aha Qorshaynta ee heer maamul goboleed iyo mid Federaal.

In Soomaalidu isku tashato oo miisaaniy adda ku baxaysa shirarkanoo kale ay bixi yaan maamulada gobolada iyo dowladda dhexe, si ay u noqoto wax Soomaalidu le edahay ah.

In Wasaaradaha Qorshayntu ee heer maamul goboleed iyo mid federal ay kee naan mashaariic qaran ee la xiriira u adka ysiga afooyinka.

In la dhiso awooda hay’adaha heer faderaal iyo heer maamul gooleed ee u adkaysiga Afooyinka.

AQONYAHANO SOMALI AH OO WACYI GALIN KA DHAN AH TAHRIIBKA U TAGAY MASAR

Ayadoo ay soo badanayaan Soo maali da tahriib ka ah ee dooma ha ka raaca xee baha Masar ayaa aqoonyahano So omaali ah waxay wacyi galin ka dhan ah tahriibka u tageen dalkaasi Mas ar. Soomaali badan una badan dhallinya ro ayaa dhawa an doomo ka raacay xeebaha Masar kuw aasoo qaar ay badda ku qaraqmeen. Ma sar ayaa waxaa u socdaala Soomaali u badan dhallinyaro kuwaasoo doonaya in ay kasii safraan ayagoo inta ba dan nafafy aalkooda ku biimeeya badda.

Dadkaa aqoonyahanada ah ee wacyigal inta halkaa ujoogaa ayaa la filayaa in ay wax ka baddala an fikradaha halista ah ee dhallinyarada Soomaaliyeed ay ku doo nayaan inay nafafyaalkooda ku halligaan.

Sanadkaan oo qura boqolaal ayaa gal ay Talyaaniga laakiin boqolaal ama xataa kumanaan ayaa badda ku haftay maadaa ma doomo jilicsan ay saarnaayeen kuwaa soo la buux dhaafshay. Dadka badda ku dhintay ayaa doonayay inay galaan Yurub si ay nolol wanaagsan halkaa uga helaan laa kiin waa wax aanan la hubin xataa in ay ka helayaan nolol wacan Yurub.

Cid u xaqiijin karta inay Yurub ka helaya an waxa ay ku tamaniyayaan ayaan jirin maadaama Yurub iminka muhaajiriinta ay u caal weyday dhibaatooyin badan oo dhanka ijtimaaciga ahna ay ka jiraan.

Bishii Nofeembar ee sanadkaan oo qu ra weeye waxa IOM ay tebisay in boqola al muhaajiriin ah oo dalalka Afrika kasoo jeeda ay badda Liibiya iyo Talyaaniga u dhexeysa ay ku wafaadeen. Bad da Masar na waxaa ku dhintay muhaajiriin ay Soomaali kujireen halka Soomaali badan a burcad qa wleysato ah ay kalyaha iyo xubno kale oo jirka ah ay kala baxeen.

19kii Nofeembar dooni ayaa markii ay dagtay kadib waxaa lasoo helay meydad ka 133 qof oo muhaajiriin ahaa badda Bu rqa Rashiid, Degmada Rosetta, oo u jirta 250km Qaahira.

Isla waqtigaa ayaa IOM ay sheegtay in ilaa 3200 oo muhaajiriin ah ay ku dhinte en badda Medite rranean oo qura sanadka an 2016. Waxaa jiray war naxdin leh oo muujiyay qoys dhan oo aabe, hoo yo iyo carruurtood ka koobnaa oo xubnaha jirk ooda si arxan darro ah loola baxay dalkaa si Masar.

HOGGAAMIYAHA KOOXDA DAACISH OO LA HADALHAYO INUU GEERIYOODAY.

Hoggaamiyaha Kooxda Daacish, Abu Bakar Albaq daadi ayaa la had al hayaa inuu geeriyoo day, wuxu una shakigaasi yi mid markii Sa raakiisha Daac ish lagu amray inay ka soo qe yb galaan Shir ka dhacayo gu daha dalka Iraq,oo lagu do oranayo qof kii bedeli lahaa Abu Bakar Albaqdaadi.

Warar aan la xaqiijinin ayaa sheegayo in lagu dilay hawlgalladda ka soc da guda ha magaalladda Mosul ee Waqooyiga Iraq. Hay’adda Lasocodka Xuquuqda Aa danaha dalka Syria ayaa laga soo xigtay in Shirkaasi lagu amray inay ka soo qeyb galaan dhamaan Saraakiisha sarsare ee Kooxda Daacish.

Wargeyska The Jersusalem Post ayaa qoray warkaasi, inkastoo aan la xaqiijin karin sababta ay Kooxda Daacish u doo nayaan inay Abu Bakar Albaqdaadi u be delaan, inkastoo la hadal hayo in lagu dil ay weerarka ka socda Mosul. Sidoo kale, ma kala cadda inuu weli nool yahay iyo meesha rasmiga ee uu ku dhuum aalaysa nayo.

Bishii la soo dhaafay, Abu Bakar Alba qdaadi waxa uu baahiyey Farriin Maqal ah, wuxuuna Daga alamayaashiisa ku bo oriyey inaysan dib uga guranin xuduudka ay joogaan ee ay dagaalladda ka socda an. Bishii Otober waxaa la soo weriyey Hoggaamiyaha Daacish inuu aad u il dar an yahay, ka dib, markii uu cunay cuntada sumaysan oo lagu khaarijin lahaa. Abu Bakar Albaqdaadi iyo 3 ka tirsan Hogg aaminta Daacish ayaa ku xanuunsanayd cuntada sumaysan ee ay ku cuneen Deg mad da Beej ee K/galbeed Gobalka Nin eveh.

Ilo laga soo xigtay Wakaalladda Warar ka ee Iraqi News Agency ayaa sheegay in Saraakiishaasi loo gudbiyey goob aan la aqoonin oo lagu daaweynayo. Warbaahi no kale oo ka hawlgala gudaha dalka Iraq ayaa qoray in Hoggaamiyaha Kooxda Da acish, Abu Bakar Albaqdaadi uu 150 Lahayste, kana baxsaday magaalladda Mos ul si uu uga badbaado Duqeymaha Diya

aradaha.

SHIRKADDA MUBAARAK OO SOO BANDHIGAY DAWOOYINKA AY SAMAYSO SHIRKAD JAR MAL AH

Shirkadda Dawooyinka ee Mubaarak Pharmaceutical, ayaa soo bandhigtay da wooyinka Vitamin adda ah ee ay samayso shirkadda Dawooyinka ee Vitane ee laga leeyahay shirkadda Germany oo wadan ka la keeni doonto. Munaasibadan lagu soo bandhigayey dawooyinkan cusub ay aa lagu qa btay hoteelka Maansoor ee M/ Hargeysa, waxaana ka soo qaybgallay gudoomiyaah shirkadda Muba arak Fa rmasi Dr:Yuusuf Ducaale Bare, Dr:Kam aal Cabdi ladiif oo ka socday shirkadda Vi tan oo ay wakiil u noqonayso Mubaarak Company, ururka midowga dhakhaatiirta Carabta, xubno ka tirsan Dhakhaatiira So maliland, Gudoomiyaha hay’adda mih nadlayaasha caafimaadka Dr Axmed Xa ashi Oday,shirkadaha Dawooyinka ka iibs ada shirkadda Mubaarak iyo dadweyne kale.

Guddoomiyaha shirkadda Mubaarak Dr Yuusuuf Ducaale Barre ayaa sheegay in ay xiriir dheer wada leeyihiin shirkadood da iyo shirkadan Vitane, kuwaasoo mud do siddeed sano ah wax ka soo iibsan jire en Ducaale Waxaa kaloo uu xusay inay Dawooyinkan shirkadda Vitane leeyihiin qaybo ka la duwan sida Vitamiinada oo dhan iyo qaybo kale oo muhiim u daweyn ta iyo caafimaadka bul shada, waxaanu yi dhi "sida aad ka arki doontaan warbixinta Dr Kamaal Cabadi Ladiif Dawooyinkani waxay leeyihiin qaybo kala duwan oo aad muhiim ugu ah caafimaadka iyo nolosha bulshada waana Dawooyin tayo leh oo la gu soo sameeyey warshada dalka Germ any”

Dr Ducaale waxa uu tilmaamay inay Dawooyinkani qofka cuna ka caawinaya an la dagaallanka dhiiggla’aanta,lafoxan uunka,dhiiggyaraanta,caafimaadka Ho oyada iyo Dhalaanka iyo guud ahaanba caafimaadka bulshada,waxaanu caddie yey inay ka Mubaarak ahaan had iyo jeer ba isku taxallojiraan inay ka duwanaada an inta badan shirkadaha kale ee ka gana csada Dawooyinka, wa xaanu sheega inay xidhiidh la yeeshaan shirkadaha sameeya Dawooyinka ugu tayada wanaasgan sida shirkaddan Vitane oo Germany laga leey ahay iyo kuwo kale oo laga leeyahay dal ka Turkiga oo wax badan la mahadiyey Dawooyinkiida si ay bulshada ugu keena an Adeeggcaafimaad oo la soo hubiyey tayadiisa iyo Dawooyin laysku hubo waxt arkooda.

Shirkadda Mubaarak wakiil uga noqona ysa shirkadan Jarmalka Somaliland iyo Soomaaliya, waxaanu sheegay inuu wad anka yimid ninkii shirkada Vitane u qaabil san suuq geynta iyo iibka Af rika iyo bar iga dhexe. "Runtii dadkeennu waxay soo mareen xilliyo aanay waxbaba ku waydiin jirin "tayo iyo tayo la’aan toona” oo ay iska qaadan jireen Dawada balse hadda ilaa hay mahadiisa waan ka soo kabanay mar xaladdii noocaa ahayd oo dadkii waxay kala garanayaan Dawadii tayada laha yd iyo tii aan lahayn oo iyagaa kuwaydiina ta ydoonaan laakiin waxaan farayaa dhakhaatiirtiina hal kaa fadhida iyo kuwa inaga maqanba inaynaan eegin uun qii maha Dawada u qiimaha jaban uun ee waa inaynu dadka u keenna wax tayo leh oo ay bulshaduna awoodi karayaan inay iibsadaan oo aan ku dhib ahayn innaguna aynu habayaraadee wax uun ka maca ashi karayno”ayuu yidhi gudoomiy aha shi rkada Mubaarak.

Dr. Kamaal Cabdi Ladiif oo shirkadda Vitane u qaabilsan suuqgeynta iyo iibka Afrika iyo bariga dhexe ayaa madasha ku soo bandhigay warbixin muuqaal ah oo uu kaga hadlayo tayadda ay shirkadoo ddu soo bandhigaan. "Hadda waxaan idin tusayaa qaar kamida Dawooyinka aannu soo saarro sharoobooyinka oo kale oo ha ddii ay caruurta ka dhacaan xiitaa aan wa xba noqonayn”ayuu yidhi Kamaal.

Dr. Maxamed Cabdi "Xergeeye” oo ah madaxa qaybta TB da ee Hargeysa Hospi tal ayaa shirkad da Mubaarak ku amaanay in aanay raadin oo kaliya macaash ee ay awoodda saaraan inay dalka keenaan dawooyin tayo leh.

Dr. Maxamed Sheekh Cabdillaahi "walaal eeye” oo ka mid ah dhakhaatiirta caanka ah ee ka hawlga la gobolka Togdheer oo isna halkaasi ka hadlay sheegay in dawo oyinka shirkadan keento yihiin ku wo tayo leh oo aad dadku ugu reeyeen. Dr. Musta fe Axmed Saadaq oo ah la taliyaha arrima ha caaf imaadka ee ururka midawga dha khaatiirta Carabta ayaa sheegay inay ku faraxsanyihiin xidhiidhka ganacsiga ee ay la leeyihiin shirkadda Mubaarak iyo inay ku qanacsanyihiin ilaa hadda tayada Daw ooyinka ay soo dajiyaan ee kala duwan.

Agaasimihii hore ee Dhakhtarka Har geysa Dr Yaasiin Carab ayaa isna soo dhoweeyey dawooyin cusub ee shirkaddu keeni doonta iyo wakiilka ay u noqotay shirkadda Vitanne. "Shirkadda Mubaarak iyo Dr Kamaal oo ka socda Shirkadda Vi tane waxaan idinka codsanayaa inaand ku tabo bartaan dhakhaatiirta Somaliland sida loo shaybaadho Dawooyinka oo loo kala saaro midda aan tay ada lahayn iyo midda fiican ee waxtarka u leh bulshada” ayuu yidhi Dr:Yaasiin.

Dr. Axmed Xaashi Nuur "Oday” oo ah Gudoomiyaha Hay’adda Mihnadlayaasha xirfadaha caafim aadka ee Somaliland ay aa sheegay inuu Shirkadda Mubaarak tan iyo xilidheer xidhiidh la lahaa markii uu ahaa Agaasimihii hore ee wasaaradda Caafimaadka "anigu shirkadda Mubaarak waxaanu is barannay xili hore markii aan ahaa agaasimihiihore ee wasaaradda caa fimaadka waxanan ogaa day inay Dawada ka keeni jireen dalka Joordan oo kamid ah waddamada soo saara Dawooyinka u gu tayada wanaagsan ilaa hadana sidii baan macmiil ugu ahay Dawooyinkoda oo waa ka iibsadaa” ayuu yidhi Dr Oday.

"Anigu waxaan ogahay oo aanu soo tag naa nin aanu baadhnay aqoontiisa dhakht arnimada iyo Da wooyinka oo keenayo kaasoo markii dambe Dawooyinkii uu kee nayey aannu ka daadinay oo aanu nidhi isku ururi oo qashinka ku darr base aanu gadaal ka ogaanay inuu dib u soo gurtay Dawooyin kii aanu ka daadinay oo uu markale u sa maystay labels "waraaqaha lagu qoro ma cluumaadka Daw ada iyo taa riikhda goor ta ay dhacayso” ayuu yidhi Dr:Oday.

WAFDI UU HORKACAYAY GUDOOMIYAHA MA XKAMADDA SARE OO MADAXDA GALMUDUG KULA KULMAY CADAADO

Wafdi uu hogaaminayay Gudoomiyaha maxkamadda sare ee dalka Ibraahim Iidle Sulaymaan ay aa waxaa qayb ka ahaa Xeer ilaaliyaha Qaranka Axmed Calid aahir iyo mas’uuliyiin kale, waxaana garoonka diyaaradaha degmada Cadaado ku soo dhaweeyay madaxwayne ku xigeen ka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi iyo xubno ka tirsan wasiirada Galmudug.

Wafdiga Gudoomiyaha maxkamadda sare ee dalka ayaa kulan la qaatay ma daxda Galmudug, kaas oo ay kaga wada hadlayeen sidii loo horma rin lahaa adeeg ga garsoorka iyo nidaamka cad aaladda.

Xeer ilaaliyaha Qaranka Axmed Cali Da ahir ayaa sheegay in socdaalkooda shal ay ay magaa lada Cadaado ku soo gaare en uu la xiriiro sidii loo tayayn lahaa nida amka cadaaladeed ee Galmudug.

Gudoomiyaha maxkamadda sare iyo xeer ilaaliyaha Qar anka ayaa sidoo kale kormeeray xarumaha ay ku shaqeey aan maxkamadaha iyo ciidamada Booliska Galmudug, iyagoo hawlwadeenada ka dhagaystay baahiyada ay ku shaqeeya an. Ibraahi Iidle Sulayman gudoomiyaha maxkamadda sare ee dalka ayaa sheeg ay inay qalab iyo gaadiid ugu deeqeen ga rs oorka Galmudug dhawaana uu soo gaa ri doono, taageero kal ena ay siindoonaan.

Madaxwayne ku xigeenka Galmudug Max amed Xaashi Cabdi ayaa sheegay inay hay’adaha cadaaladda Federaalka la kaa shanayaan sidii loo xoojin lahaa nidaam ka cadaaladeed ee Galmudug oo ah mid curdan ah.

QM OO MAPKA SOOMAALIYA KU CADDEY SAY DOORASHADA

Q/Midoobay xafiiskeeda qaabilsan arr imaha Soomaaliya ayaa markii ugu horey say soo saaray warbixin koobeysa halka ay marayaan doorashooyinka dadban ee sanadka 2016ka lagu soo xukuu madda cusub.

Gobolada Somaliland, Puntland, Gal mudug,Jubbooyinka, Hirshabelle, K/Galb eed iyo Banaadir ayay sheegtay Qarama da Midoobay in dhammaan gobolada dal ka ay ka dhacayaan doora shooyinka:

R/WASAARAHA OO KA HADLAY HALKA LAGU QABANAYO DOORASHADA GOBOLADA WAQOOYI

war saxaafadeedka ka soo baxay Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ayaa lagu sheegay Odayaasha Dhaqanka Beelaha Dirta Waqooyi in ay soo jeediyeen mowqifkooda ku aadan halka lagu qabanayo doorashada Gobolada waqooyi ee Aqalka Hoose ay ka dhacdo xarunta Xalane.

war




Sidoo kale war saxaafadeedka ayaa lagu faray Guddiga Doorashooyinka Dadban ee heer federaal iyo heer gobol inay tixgeliyaan codsiga Odayaasha Gobolada Waqooyi.

map2016

OGEYSIIS OGEYSIIS OGEYSIIS

SHIRKADDA ISGAARSIINTA NATIONLINK OO ADEEGYO CUSUB KU SOO KORDHISAY HOWLAHEEDA ISGAARSIINEED 


December 1st 2016

Mogadishu, Somalia

XIRMOOYINKA BIL-LAHA AH EE NATIONLINK

Shirkadda isgaarsiinta Nationlink oo aad uga barateen adeeg telefoon oo taya leh, waxay idin kugu bishaaraynaysaa in ay soo kordhisay xirmooyinka DURD UR 3 & DURDUR 5 oo ah xirmooyin kaa haqabtiraya baahidaada telefoon.

1. DURDUR 3 hadii aad rukumato waxaad helaysaa:

1) Wicitaanada gudaha oo 30 maalmood

2) 300 oo SMS oo gudaha ah.

Qiimaha xirmada DURDUR 3 waa 3 Dollar oo kaliya. Si aad u rukumato xirmadaan:

* Iibso oo ku shubo 3 dollar oo kaarka hadalka ah (Scratch / E-Top-Up / E-MAAL)

* Laxiriir xarunta kuugu dhow ama soo wac rugta adeegga macaamiisha Tel: 100 / 333.

2. DURDUR 5 hadii aad rukumato waxaad helaysaa:

1) Wicitaanada gudaha oo 30 maalmood ah

2) 50 Daqiiqo oo dibadda ah dalalka: USA-Canada-China-India-Pakistan-Bangl adesh-Malaysia-Sweden-Germany-South Africa.

3) 500 oo SMS oo gudaha ah.

Qiimaha xirmada DURDUR5 waa 5 Dollar oo kaliya. Si aad u rukumato xirmadaan:

* Iibso oo ku shubo 5 dollar oo kaarka hadalka ah (Scratch / E-Top-Up / E-MA AL)

* Laxiriir xarunta kuugu dhow ama soo wac rugta adeegga macaamiisha Tel: 100 / 333.

DURDUR ADEEG LAGU DIIRSADAY

 





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip