Kalasaarida qabiilka iyo qabyaalada{Maqaal Gaaban}

0
Friday November 25, 2016 - 21:30:26 in Maqaallo by
  • Visits: 1606
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kalasaarida qabiilka iyo qabyaalada{Maqaal Gaaban}

    Qabiil waa qoys baaxad leh oo hal oday wadatirsada , looguna talagalay inleesku fahmo kaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qabiil waa qoys baaxad leh oo hal oday wadatirsada , looguna talagalay inleesku fahmo kaliya.

Qabyaaladu waa qaxar,walaalo kalaqoqob iyo qiyaamo xumo. Sidi alle sheegay midka karaamada leh waamidka tawqa laga helo ,sida fiican waa wax islaqabsi,leeskana tuuro qurunka qabyaalada iyo xumaha daba socda

Waxaan kukalasaarnay qodobada soosocda:

 

 

Waatii abwaan cumar xasan jimcaale katiriya gabay dheer asigoo kahadlaya xumaanta qabyaalada aduun iyo aaqiraba ey leedahay, waxaana tudacyadiisa kamid ahaay sidaan(gabagu sidaan kumadhamo)

1) Marki labo degmoo deriseheed daano kalagaarta

Qabiil Qabyaalad

1) Ninwalbaa waxa uu kadhashaa qabiil alle

uu qorsheeya 1) Waa mid la abuuro silookalageeyo dadka

2) Aqoonsi busho kadhexeeya 2) Cadaawad busho kadhexeeysa

3) Sharaf 3) Sumcad xumo

4) Udhalasho 4) Udhimasho

5) Iskuxir /wadaag 5) Kalatag

6) Qabiilka waxaw abuura qaran 6) Dumiyaaa

7) Qoys baaxad leh oo tirsada halo day 7) Ayagiyoo isdhameeyay

8) Isxasuusto/isxawaasho,isxariiriya.

Iskumowqif 8) Isxasuuqa,kalatag dadnimo iyo fikir

9) Jacayl, xariir,iskudhaw 9) Nacayb, iyo jiirnac

10) Isbarasho farxadle 10) Qayaano leesu qarihaayo

11) Wadashaqeyn 11) Kalashaqaysi

12) Isumaqnaan 12) Isku maqnaan

2) Berigii dabayluhu keceen oo ladiriraaya

3) dagaaladi lasoomara balaan dib uga sheekeeyo

4) ninwaliba dantiisaa xigta ee dowla ma imaanin

5) ini leeskudaalaa markoo leesku soodegaye

6) odayaalo daacad uhadlaa leesku soodiraye

7) ini nabadu ey dahabtahaa duulwalbo ogaaday

8) dadki malaha duunyana lalaay derisna ceebowya

9) aaqirana waa dedantaha oo kaaga daranwaaye

10) intileesku kiindirilahaay fiirsha danahiina

11) naftu maalinteey duubanto oo daaqadu idlaato

12) nin damiinahaayo iyo majiro rag udanaanaaya

13) minii gabagu deelqaafyaha oo lugu danbaabaayo

14) culumada daliilaha taqaan aan iskuladoodno

 

 

 

 

Waxaa idiin diyaariya:ustaad c/qaadir salaad maxamad

 

c.qaadir salad maxamad,





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip