Ugu yaraan 5 qof oo ku geeriyootay Dab ka kacay Caasimadda dalka Peru.

0
Thursday November 17, 2016 - 13:52:49 in Wararka by
  • Visits: 501
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ugu yaraan 5 qof oo ku geeriyootay Dab ka kacay Caasimadda dalka Peru.

    Dabka ayaa la sheegay inuu ka kacay Tiyaatar ku yaalla caasimadda dalkaasi ee Liima, iyadoo dadka ku geeriyooday kala ahaayeen 4 nin iyo haweeney.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dabka ayaa la sheegay inuu ka kacay Tiyaatar ku yaalla caasimadda dalkaasi ee Liima, iyadoo dadka ku geeriyooday kala ahaayeen 4 nin iyo haweeney.

Wasiirka Arrimaha Gudaha ee dalkaasi, Karlos Basombbiriyo ayaa u sheegay idaacadda Dowladda ee RPP inuu dabku aad u faafay, kadib, markii la qaribay qalabka digniinta dabka bixiya.

Dhinaca kale, Dhismaha uu dabku ka dhacay ayaa waxa uu ka soo horjeedo Hotel la qorsheynayey inuu Madaxweynaha Maraykanka, Barack Obama uu degi lahaa muddada uu socdo Shirweynaha Iskaashiga Dhaqaalaha ee Asia iyo Pssific ee APEC.

Madaxweyne Obama iyo Hoggaamiyayaal Caalami ayaa la qorsheynayaa inay dalka Peru yimadaan maanta oo Khamiista iyo berri oo Jimco ah.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip