Maamulka Somaliland oo eedeeyn kulul u jeedisay Dowlada Turkiga

0
Tuesday November 15, 2016 - 10:54:21 in Wararka by
  • Visits: 416
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maamulka Somaliland oo eedeeyn kulul u jeedisay Dowlada Turkiga

    Wasaarada arimaha dibada maamulka Somaliland ayaa dowladda Turkiga ku eedeeyay in ay u gaftan madaxbanaanida maamulka Somaliland .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasaarada arimaha dibada maamulka Somaliland ayaa dowladda Turkiga ku eedeeyay in ay u gaftan madaxbanaanida maamulka Somaliland .
Afhayeenka Wasaarada arimaha dibada maamulka Somaliland Axmed Yuusuf Cilmi oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in uu yahay wax laga xumaado hadal dhawaan kasoo yeeray safiirka dowladda Turkiga u fadhiya Soomaaliya ,kasoo ahaa in dowladda Turkiga ay ka go’antahay midnimada umada Soomaaliyeed.

Waxaa uu sheegay in ay Soomaaliya ay ka go’een 25 Sano hor islamarkaana Soomaaliland ay tahay dowlad madaxbanaan.

Dowladda Turkiga ayaa sheegtay in ay diyaar u tahay in ay midayso umada Soomaaliyeed , islamarkaana u jeedada laga leeyahay wadahalada Somaliland iyo Soomaaliya ay tahay in la mideeyo



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip