Wakaaladda wararka Soomaaliyeed ee SONNA oo xubin ka noqoneysa Midowga Wakaaladaha Wararka Aduunka

0
Monday November 14, 2016 - 22:45:08 in Wararka by
  • Visits: 510
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wakaaladda wararka Soomaaliyeed ee SONNA oo xubin ka noqoneysa Midowga Wakaaladaha Wararka Aduunka

    Xubno uu horkacayo Agaasimaha Golaha guud ee Warbaahinta Qaranka Cabdiraxmaan Yuusuf Sheekh Al-Cadaala ayaa ka qeyb galaya Shirweynaha Wakaaladaha wararka Dunida oo Talaadada berri ah ee 15-ka November 2016 ka furmaya Caasimadda Baku ee dalka Azerbai

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xubno uu horkacayo Agaasimaha Golaha guud ee Warbaahinta Qaranka Cabdiraxmaan Yuusuf Sheekh Al-Cadaala ayaa ka qeyb galaya Shirweynaha Wakaaladaha wararka Dunida oo Talaadada berri ah ee 15-ka November 2016 ka furmaya Caasimadda Baku ee dalka Azerbaijan.

Wakaaladda SONNA oo dib u soo celineysay cilaaqaadkii ay la lahayd wakaaladaha caalamka ayaa dhanka kale buuxisay howlihii baaxadda lahaa ee ay ka haysay gudaha dalka, waxaana muddooyinkan soo xoogeysanayey wararka ay sida tooska  ah uga xiganayeen Wakaaladaha kale.

Shirweynaha Wakaaladaha Wararka Dunida ee Azerbaijan ayaa sida qorshaha ah ajandayaasha looga hadlayo waxaa qeyb ka ah horumarinta Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee SONNA.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip