FIIRSO VEDIO: Maamulka Galmudug oo ka dalbaday US in magdhow laga siiyo askartii lagu duqeeyay Gaalkacyo..

0
Monday November 14, 2016 - 11:04:51 in Wararka by
  • Visits: 435
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    FIIRSO VEDIO: Maamulka Galmudug oo ka dalbaday US in magdhow laga siiyo askartii lagu duqeeyay Gaalkacyo..

    Maamulka Galmudug ayaa Mareynkanka ugu baaqay iney magdhow ka bixiso askartii Galmudug ay ku ku dishay duleedka magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maamulka Galmudug ayaa Mareynkanka ugu baaqay iney magdhow ka bixiso askartii Galmudug ay ku ku dishay duleedka magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug.

Wasiirka amniga maamulka Galmudug Cusmaan Ciise Nuur Taar-dhuleed,oo shir jiraa’id ku qabtay magaalada Gaalkacyo ayaa sheegay ineysan ka doonayaan Mareynkanka magdhow laga siiyo ciidankii looga dilay duqeyn ka dhacday Mudug.

Dowladda Mareynkanka ayaa xaqiijisay iney weerar ku dishay askar ka tirsan Ciidanka Galmudug oo fariisin ku lahaa deegaanka Jeexdin ee duleedka Gaalkacyo.

28-9-2016-ka ayay ahayd markii diyaarado uu leeyahay Mareynkanka ay duqeeyeen askar ka tirsan Galmudug kuna dileen 13-askari halka labo gaadiid oo nuuca dagaalkana ay gubeen.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip