Barack Obama oo casho sharaftii ugu danbeysay ku sameeyay Aqalka Cad

0
Monday October 24, 2016 - 10:02:24 in Wararka by
  • Visits: 510
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Barack Obama oo casho sharaftii ugu danbeysay ku sameeyay Aqalka Cad

    Madaxweynaha Mareykanka Barrack Obama iyo xaaskisa marwada koowaad ee dalkaasi Michelle Obama ayaa qabtay cashar sharafta qaranka tii u dambeysay xiliga uu madaxweynaha yahay maadaama uu xilka ka dagayo bisha soo socota.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Mareykanka Barrack Obama iyo xaaskisa marwada koowaad ee dalkaasi Michelle Obama ayaa qabtay cashar sharafta qaranka tii u dambeysay xiliga uu madaxweynaha yahay maadaama uu xilka ka dagayo bisha soo socota.

Cashada qaranka ama casha sharafta qaranka oo sanadkiiba mar lagu qabto aqalka cad ee Mareykanka taasoo madaxweynaha dalkaasi uu qabto iyadoo lagu casuumo madax iyo dad qiimo ku leh dalkaasi iyo dunida iyadoo si heer sare ah loo soo labisto laguna kaftamo la iskuna wareysto.Obama ayaa casha sharaftani ku casuumay madax sar sare oo uu ka mid yahay ra’iisul wasaaraha dalka Talyaaniga Matteo Renzi iyo xaaskiisa waxaana muuqatay in Obama uu si farxad leh ugu raaxeystay casha sharaftii u dambeeysay uu qabto intuu xilka madaxweynaha hayo.

Obama ayaa lagu yaqaanaa xarago iyo kaftan siyaasadeed qosol badan waxaana sanadkaan a hadalay hayay sida uu ra’iisul wasaaraha Talyaaniga iskugu sawiray marwada Obama oo u muuqatay mid ka shidan tan Talyaaniga.

aqalka_cad_casho_obama_1 aqalka_cad_casho_obama_2 aqalka_cad_casho_obama_3 aqalka_cad_casho_obama_4




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip