DAAWO SAWIRRADA:- Gabdhaha kubadda Gacanta Heegan oo ku guuleystay horyaalka kubadda gacanta
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa sawirada kulankii kubadda gacanta ee dhexemaray gabdhaha Horseed iyo Heegan ee kala ah militeriga iyo booliska, taasi oo ay guusha raacday cayaartooyda gabdhaha Heegan ee booliska oo cayaartii ay wada yeesheen ku soo idlaatay 12-12 bar bar dhac, balse ay ku qaadeen dhanka dhibcaha oo ay ku hogaaminayeen.
DAAWO SAWIRRADA:- Gabdhaha kubadda Gacanta Heegan oo ku guuleystay horyaalka kubadda gacanta
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa sawirada kulankii kubadda gacanta ee dhexemaray gabdhaha Horseed iyo Heegan ee kala ah militeriga iyo booliska, taasi oo ay guusha raacday cayaartooyda gabdhaha Heegan ee booliska