Soomaaliya oo guul ka soo hoysay tartanka Chess-ka ee ka socda dalka Azerbaijan

0
Thursday September 08, 2016 - 10:10:23 in Wararka by
  • Visits: 915
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Soomaaliya oo guul ka soo hoysay tartanka Chess-ka ee ka socda dalka Azerbaijan

    Xulka Ciyaartoyda ka socota Xiriirka Soomaaliyeed ee Shataranjiga ayaa guul taariikhi ah waxaa uu ka soo hooyay tartanka 42-aad ee Chess-ka caalamiga ah oo ka socda magaalada Baku ee wadanka Azerbaijan, kaddib markii ay ka badiyeen ciyaatoy ka socota

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xulka Ciyaartoyda ka socota Xiriirka Soomaaliyeed ee Shataranjiga ayaa guul taariikhi ah waxaa uu ka soo hooyay tartanka 42-aad ee Chess-ka caalamiga ah oo ka socda magaalada Baku ee wadanka Azerbaijan, kaddib markii ay ka badiyeen ciyaatoy ka socotay ilaa iyo shan dal.

Tartankaan oo bilowday 2-dii bishan ayaa waxay la ciyaareen dalalka Ecuador,Libiya, Malawi, Bermuda, Palau iyo Kyrgyztan, iyadoo ciyaartoyda Soomaaliya ay dheeleen 5 wareeg, iyagoo helay 8.5 sideed ciyaartoy oo iska soo horjeeda.

Waxaa kale oo dhiman tartamo kale oo ciyaartoyda Soomaaliya la ciyaareyso kooxo kale maalinta berri ah, waxaana la rajeynayaa inay guulo ka soo hoyso.

Dhinaca kale ciyaartoyda ka socota xiriirka Shataranjiga Soomaaliya ayaa muujiyay ciyaar wanaag sida uu sheegay Guddoomiyaha xiriirka Axmed Xasan Cabdi Wataac, isagoo rajo ka muujiyay in tartamada dhiman ay guulo kale ka soo hoynayaan.

Halkaan hoose ka akhriso magacyada ciyaartoyda Soomaaliya iyo xulalka kale ee ka socda dalalkii ay la ciyaareen:

shataranjishatarnji1




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip