MAQAAL: TARZAN GABRE SHALAY SAAXIIB AYUU KULA AHAA MAXAA CADOW KA DHIGAY MAANTA ?????

0
Saturday September 03, 2016 - 09:49:12 in Maqaallo by
  • Visits: 1135
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    MAQAAL: TARZAN GABRE SHALAY SAAXIIB AYUU KULA AHAA MAXAA CADOW KA DHIGAY MAANTA ?????

    Xilka ujeedka loo qabtaa waa maxaay?? Ma in aad xoolo ku hesho mise xurmo iyo sharaf??? Mise xildoon aan wax qabankarin oo kursiga isaga fadhiya???

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xilka ujeedka loo qabtaa waa maxaay?? Ma in aad xoolo ku hesho mise xurmo iyo sharaf??? Mise xildoon aan wax qabankarin oo kursiga isaga fadhiya???
Shalay Tarzan 2010 ilaa 2014 waxuu ku fadhiyay xilka Duqa ahna Gudoomiyaha G.Banaadir Gabre oo la ogaa in uu xasuuq ka geeystay Muqdisho dilayne Tarzan wallaalkiis iyo in badan oo Somali ah marna lagama maqal Gabre waa nin xun,maxaa maanta soo bixiyay carada Tarzan ??
Tarsan_safiir_usa_waan_diiday

Waxaan aaminsanahay haddii Shariif ama Xassan eey xil ii dhiibaan midkood macnaheeda maaha in aanan damiir laheeyn balse xilka waa in lagu mutaa xurmo, karaamo, sharaf iyo magac, 2010 ayeey mudneeyd in umada Somali aad u sheegto in talada dalka Gabre ugu sareeyo islamarkaana uu mudneeyn in uu noqdo xildoon aan dammiir laheeyn.

Waa in aad kala doortaa in aan noqdo umad u adeeg ama naftiis u adeege, xiligaa Tarzan waxuu doortay in uu noqdo nagtiis u adeege, haddii uu yahay nin garasho dheer oo og xilka uu hayo in uu magaciisa iyo sharaftiisa wax u dhimaya waxaa quman in uu iska casilo si uu u muujiyo in uusan aheeyn xildoon iyo xooladoon balse uu ahaa xurmodoon jecel in umada uu xilka u hayo eey ku noolaato sharaf iyo cisi.

Tarzan in uu xil qabtaa ma mudneeyn 2010 xiligii Shariifka maadaama Gabre talada wadanka uu wax ku lahaa. TARZAN waxaan ku dhihi lahaa double moral ma fiicna lega jecli lugtana jecli socon meeyso. Alow Sahal Umuuraha.

Ali_Axmed_Hiraabe

Dr Ali Ahmed Hiraabe




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip