Tartanka Ciyaaraha Olimbikada oo xalay lagu soo gaba gabeeyay Brazil (Sawirro)

0
Monday August 22, 2016 - 09:41:29 in Sports News by
  • Visits: 820
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tartanka Ciyaaraha Olimbikada oo xalay lagu soo gaba gabeeyay Brazil (Sawirro)

    Waxaa xalay lagu soo gaba gabeeyay magaalada Rio De Janeiro Tartanka Ciyaaraha Olimbikada Adduunka oo socday muddo 16 maalmood, iyadoo munaasabad heer sare aheyd ay ka dhacday garoonka Maracana Stadium.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa xalay lagu soo gaba gabeeyay magaalada Rio De Janeiro Tartanka Ciyaaraha Olimbikada Adduunka oo socday muddo 16 maalmood, iyadoo munaasabad heer sare aheyd ay ka dhacday garoonka Maracana Stadium.

Tartamadii kala duwanaa ee dhacay ayaa ahaa kuwo la geliyay diiwaanka taariikhda Ciyaaraha Olimbikada.

Mareykanka ayaa noqday dalka ugu badan ee ku guuleystay biladaha, waxaana uu helay isku darka 121 46 ka mid ah ayaa ah Dahab, Dalka Britain ayaa noqday dalka labaad ee ugu biladaha badan, waxaana uu helay 67 biladood oo

Sidoo kale Shiinaha ayaa kaalinta saddexaad galay waxaana uu helay 67 biladood, 27 ka mid ah ayaa ah Dahab.

Munaasabadii xalay ka dhacday garoonka Maracana ayaa waxaa ka soo muuqday Ra’iisul Wasaaraha Japan Shinzo Abeoo dalkiisa lagu qabanayo Tartanka ciyaaraha Olimbikada sanadka 2020.

Tartanka Ciyaaraha Olimbikada ee Brazil lagu soo gaba gabeeyay ayaa lagu xusuusan doonaa taariikh ay dhigeen orodyahanada kala ah Usain Bolt iyo Mo Farah oo ku guuleystay bilado dahab ah tartanada orodka.

riorio1rio2rio4rio5rio6rio7rio8




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip