R/Wasaare Cumar ayaa ka tacsiyeeynaya geeridii ku timid Ku-xigeenkii Xog-hayaha Joogtada Xafiiska R/Wasaare Marxuum Maxamed Yuusuf Aadam.

0
Thursday July 21, 2016 - 21:00:48 in Wararka by
  • Visits: 459
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    R/Wasaare Cumar ayaa ka tacsiyeeynaya geeridii ku timid Ku-xigeenkii Xog-hayaha Joogtada Xafiiska R/Wasaare Marxuum Maxamed Yuusuf Aadam.

    Muqdisho, July 21, 2016…..Ra'iisul Wasaaraha X. F. Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, ayaa ka tacsiyeeyay geeridii naxdinta lahayd ee ku timid allaha u naxariistee Marxuum Maxamed Yuusuf Aadem ku-xigeenkii Xog-hayaha Jo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muqdisho, July 21, 2016…..Ra'iisul Wasaaraha X. F. Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, ayaa ka tacsiyeeyay geeridii naxdinta lahayd ee ku timid allaha u naxariistee Marxuum Maxamed Yuusuf Aadem ku-xigeenkii Xog-hayaha Joogtada ee Xafiiska Ra'iisul Wasaaraha oo maanta ku geeriyooday Magaalada Nairobi.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa tacsi u diray isagoo ku hadlaya magaciisa iyo kan Xukuumadda, dhammaan ummadda Soomaaliyeed gaar ahaan qoyskii iyo asxaabtii uu ka geeriyooday allaha u naxariistee marxuum Maxamed Yuusuf.

"Innaa Lillahi wa inaa Ileyhi raajicuun. Anigoo ku hadlaya magaca Xukuumadda iyo kaygaba waxaan murugada iyo tiiraanyada geerida marxuum Maxamed Yuusuf Aadam la wadaagaya qoyskiisa, eheladiisa iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed. Ilaahayna ha ka abaal mariyo wanaaggii iyo shaqadii uu qaranka u soo qabtey’’, ayuu yiri R/Wasaare Cumar.

Sidoo kale, waxaan Tacsi u direy Ehellada Marxuum Maxamed Yuusuf Adam (M Khayr), Xoghayaha Joogtada ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, ku xigeenada Xog-hayaha, Agaasimayaasha Waaxaha iyo dhammaan shaqaalaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha.

Innaa lillaahi wa innaa Ilaahi raajicuun



 
1px


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip