FAALLO HAL GALIIN KA XUMAADAY WEY GODOL XUMEYSA

0
Tuesday July 19, 2016 - 09:55:34 in Maqaallo by
  • Visits: 950
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    FAALLO HAL GALIIN KA XUMAADAY WEY GODOL XUMEYSA

    Micnaha ciwaanka qormadeeyda waa maahmaah soomaliyeed oo micna weyna xambaarsan. sababta waxey tahay soomaalida dhaqankeeda waxa lagu yaqiin khilaaf kastaa how dhexe yee hadii ay isu timaad duqowda iyo waxgaradkaba haddii ay kulmaan wada hadalka x

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Micnaha ciwaanka qormadeeyda waa maahmaah soomaliyeed oo micna weyna xambaarsan. sababta waxey tahay soomaalida dhaqankeeda waxa lagu yaqiin khilaaf kastaa how dhexe yee hadii ay isu timaad duqowda iyo waxgaradkaba haddii ay kulmaan wada hadalka xaajada ink astaa ha gaartee wanaag bay ku dhamaan jirtay iyadoo lees marxabbeynaya ayaana lagu kala tegi jiray geedka wada hadalka.

haatanse micne kale ayaa yimid cidna aysan garan karin inta wadata mooye,waxa taa ka wa daa Hiiraan maxay Jowhar ku diidday ?

waa laba gobal oo odwadaga xigto iyo walaala ah sinaba aanan ku kala tegin karin.

duqoowda labada Gobol kuwa isfahmi waayay maahee yaa soo sadaxeeyay shisheeye iyo sokeeyaba ?

haddii adan garaneyn aynu wada doonna jawabta.

Caaqil horaa laga hayaa Hasha maankeeyga gadaye Ma misaarbey liqday.

waxa saa u leeyahay Hiiran maxay Jowhar ku diidday ?

waa su’aal u baahan in loo helo jwb aanse u deyno cida naga muddan jwbtaa bixinteeda.

haddaana ahayn ma duqowdi howshaani qabashadeedu ka dhexeysa leeysku arag diiday ileen Hiiran Jowhar madiiddee.

shacab warkii daa waxa saa u leeyahay micna dowlad Gobaleed iyo federal micnahiisaba, kuwa yaqana maha badidooda aan dhoho.

waxeeyse aad u garanayaan riwaayada socotee atooraheeduna maqanyahay haguhuna ka wado howsha daaha gadaashiisa .

magaceedu wuxu yahay cid nadiidaa yey jirin.

gacan bidixeentu waa maxay mid qarsoona maahee.

fasirkeeda ka bilow qoraalkii lagu qeexay qeybsiga ku saleysan qabaa’ilka.

shaxdaan soo baxsatee laga helaay shisheeyaha wey u jeeda weyn tahy wanaag iyo xum aan.

Sir ma qabe raxmaanka u sahana sheekadan socotane micna dheer uma baahno .

Ciddi aansa ogeen si ay wax u ogaato ha dhegeysato go’anadii ka soo baxay duqoowda reer Hiiraan.

Raaci kulankii dhex maray Igaad iyo Odayada reer Hiiraan.

ku darso Jowhar iyo aragtideda malamleen dabadeed aragtidada ku biiri adigoo ka tegeen ciwaanka qormadeyda ee ah Halgeliin ka xumaday wey Godol xumeysa.

hadaanay taasi ahayn dib u fiiri sooyaalka sheekada .

Burburki dabadii Tariikhda sii raac hadey taasi adkatana ama aad heli weeydo mida xigtaa iska qaado.

haddi aad laqi weydo hadalkada ha joogo allow ur u bixi iyo sidey khayaasta ku siiso.

gunta hadalka qormadeyda u jeedkeeda aan galo

uma qaadan qalinkaan dulmi in aan ku sameeyo ama aan la beegsado shaqsi ama shaqsi yaad.

U jeedadiisuna waxay tahay dadkeyga iyo dalkeygaba dhibku in uu ka haroo turjubanada nadayaan.

intay wax ka dhexeysana aragtidooda looga haro , loona madax baneeyo wada xaajoodka dhexdooda.

in lees fahama xalka weeye wada hadalbaase u asal ah.

hadey intaasi ahayn ergadeynu ha ahaato ethopiya inteediyo Igaad iyo intii kale.

leeys baray markaanoo wax harey ayaan jirin , macalimiinta wax noodhigtaa casharkooda lawada baray .

waxayse su,aashu tahay mida haatan joogtee hiiraan ee ka qeyliday micniheedu miyaa. inaaney duqowdi wadahadlin oo leysu diiday micna dhaxaana uu jiro diidmaduna u sababa

hadaane taasi ahayn hiiraanta hadashay ma mid kalaa oo go’aan iskeeda qaadatay taa anigu ma aqaan

waxaase iiga haboon oo jawaabteeda la,weydiin inta gaartay go,aanka

kuli hadaaney ahayn aan soo xiro hadalkayga qofwalbaana ha ogaado run wixii lagu waayo beenu keenimeyso qofkastaa ha ahaadee duqow ama cuqaal waxgarad iyo siyaasiba taariikhdu waa mid qormeyso tagto iyo timaadaba

rurtuna waxay tahay     HALGALIIN KA XUMAADAY WEY GODOL XUMEYSAA.

FALLADA WAXAA QALINKA U QAATAY

CUMAR SHAAM

Xigasho :radiodalsan.com





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip