Soomaaliya oo cambaareysay Weerarkii ka dhacay Dalka Faransa

0
Friday July 15, 2016 - 21:22:51 in Wararka by
  • Visits: 407
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Soomaaliya oo cambaareysay Weerarkii ka dhacay Dalka Faransa

    Ugu yaraan 84 Ruux ayaa ku dhimatay, 100 kalena dhaawac ayaa soo gaaray kadib markii Gaari nuuca xamuulka qaada la jiirsiiyay Boqolaal Qof oo isugu soo baxay feestada Bastille oo ka socotay Magaalada Nice ee Dalka Faransa.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ugu yaraan 84 Ruux ayaa ku dhimatay, 100 kalena dhaawac ayaa soo gaaray kadib markii Gaari nuuca xamuulka qaada la jiirsiiyay Boqolaal Qof oo isugu soo baxay feestada Bastille oo ka socotay Magaalada Nice ee Dalka Faransa.

 

Wasiirka Arimaha Dibadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, C/salaan Hadliye ayaa si kulul u cambaareeyay Weerarkii ka dhacay Magaalada Nice ee Koonfurta Dalkaasi Faransa.

Wasiir C/salaan Hadliye ayaa ku tilmaamay Weerarkaasi fal argagixiso, isagoona tilmaamay in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay garab taagan tahay Dowladda iyo Shacabka Reer Faransa.

Barta Twitter-ka Wasiirka Arimaha Dibadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Xukuumadda Soomaaliya ay ka xun tahay waxii ka dhacay Dalka Faransa.

Ilaa iyo hada ma jirto cid sheegatay mas’uuliyada Weerarkaasi balse waxaa Saraakiisha Dalka Faransa ay sheegeen in loo maleynayo in ay ka dambeeyeen Ururada Al Qaacida ama Daacish





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip