Ciidamada Dowladda Soomaaliya oo dib ula wareegay deegaanka Goof-gaduud ee Gobolka Gaduud.

0
Monday June 27, 2016 - 17:54:53 in Wararka by
  • Visits: 416
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidamada Dowladda Soomaaliya oo dib ula wareegay deegaanka Goof-gaduud ee Gobolka Gaduud.

    CiidamadaDowladda iyo kuwo maamulka koofur galbeed Soomaaliya ayaa maanta dib ula wareegay deegaanka Goof-gaduud oo 30-km u jira magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay halkaas oo maleeshiyaadka Al-Shabaab ay la wareegeen shalay markii ciidamada Do

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

CiidamadaDowladda iyo kuwo maamulka koofur galbeed Soomaaliya ayaa maanta dib ula wareegay deegaanka Goof-gaduud oo 30-km u jira magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay halkaas oo maleeshiyaadka Al-Shabaab ay la wareegeen shalay markii ciidamada Dowladda halkaasi ka soo baxeen.
Janaraal Ibraahim Yarow Taliyaha qeybta 60 aad ee ciidanka xooga dalka ayaa xaqiijiyay in ciidamada ay saakay la wareegeen deegaanka isla markaana aan wax dagaal ah ka dhicin.

Taliyaha ayaa sheegay in sababta markii hore ciidanka ay ugu soo baxeen ay aheyd xeelad ciidan u jeeadadii laga lahaana laga gaaray.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip