Ciidamada dawlada Ciraaq oo gudaha u galay Faluuja.

0
Monday May 30, 2016 - 19:47:01 in Wararka by
  • Visits: 505
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidamada dawlada Ciraaq oo gudaha u galay Faluuja.

    Ciidamo gaar ah oo oo ka tirsan kuwa dawlada Ciraaq ayaa gudaha u galay magaalada Faluujah oo ay kula dagaalamayeen maalmihii lasoo dhaafay dagaalamayaasha kooxda Daacish.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamo gaar ah oo oo ka tirsan kuwa dawlada Ciraaq ayaa gudaha u galay magaalada Faluujah oo ay kula dagaalamayeen maalmihii lasoo dhaafay dagaalamayaasha kooxda Daacish.

Saraakiil u hadlay ciidamada dawlada Ciraaq ayaa warbaahinta u sheegay in ciidamadooda ay magaalada ka galeen Sadex jiho kadib dagaal saacado badan qaatay.

_89832241_89832240

Dad magaalada ku haray ayaa sheegay in ciidamo Ciraqiyiin ah lagu arkay xaafaddo ka tirsan degmada Naciimiyah la yiraahdo oo ku taala koofurta magaalada.



Daryanka rasaasta iyo qaraxyo ayaa willi magaalada Falluja laga maqlayaa waxaana magaaladaan ay gacanka kooxda Daacish ku jirtay tan iyo sanadkii 2014,kii.

Sidoo kale wararka ka imaanaya dalka Ciraaq ayaa sheegay in qaraxyo ka dhacay meel u dhaw kontorool laga galo magaalada Baqdad inay ku dhinteen 9 ruux waxaana ku dhaawacmay 26 kale.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip