Madaxweyne Siilaanyo oo la Kulmay Mulkiilaha Dugsiga Abaarso Tech

0
Monday May 02, 2016 - 20:37:47 in Wararka by
  • Visits: 605
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Siilaanyo oo la Kulmay Mulkiilaha Dugsiga Abaarso Tech

    Madaxwaynaha Somaliland, Mudane. Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa xafiiskiisa ku qaabiley Mr Jonathan Starr oo ah aas-aasaha Iskuulka Abaarso Tech ee dhinaca galbeed ee Caasimada Hargeysa, oo ay weheliyaan koox warfidiyeeno ah oo ah kuwa soo saara barma

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxwaynaha Somaliland, Mudane. Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa xafiiskiisa ku qaabiley Mr Jonathan Starr oo ah aas-aasaha Iskuulka Abaarso Tech ee dhinaca galbeed ee Caasimada Hargeysa, oo ay weheliyaan koox warfidiyeeno ah oo ah kuwa soo saara barmaamidka lamagac baxay 60 daqiiqo (60Minutes) ee Telefeeshinka caalamiga ah ee CBS oo xaruntiisu tahay Waddanka Maraykanka, kuwaasoo uu horkacayo Mr. Henry Schuster.
Jamaal Ibrahim Maxamed

Somaliweyn Media Center
Hargeysa
Mustaqbal7@gmail.com

 

xigasho;- somaliweyn.com


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip