Donald Trump oo ku eedeeyay Dalka Shiinaha inuu doonayo inuu ka hor-maro Mareykanka

0
Monday May 02, 2016 - 20:19:50 in Wararka by
  • Visits: 547
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Donald Trump oo ku eedeeyay Dalka Shiinaha inuu doonayo inuu ka hor-maro Mareykanka

    Murashaxa ugu cad Xisbiga Jamhuuriga ee Maraykanka, Donald Trump ayaa ku eedeeyay Shiinaha inay isku dayayaan inay ka hor-maraan dalka Maraykanka, iyadoo tani ay noqonayso dhaliil ku wajahan ganacsiga Shiinaha.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Murashaxa ugu cad Xisbiga Jamhuuriga ee Maraykanka, Donald Trump ayaa ku eedeeyay Shiinaha inay isku dayayaan inay ka hor-maraan dalka Maraykanka, iyadoo tani ay noqonayso dhaliil ku wajahan ganacsiga Shiinaha.
ku qabtay gobolka Indiana ee Mareykanka ka sheegay in Xukuumadda Beijing ay mas’uul ka tahay Xatooyadii ugu waynayd ee Taariikhda soo marta caalamka oo dhan.

Sidoo kale, Maal-qabeenkan ayaa wuxuu marar badan Shiinaha ku eedeynayay inuu sarifka lagactiisa u adeegsanayo in alaabada uu dhoofiyo ay noqoto mid tartan dhanka ganacsiga ah ka geli karta Suuqyada Caalamka.

"Ganacsiga xatooyada ku dhisan ee Shiinaha waxay dhaawac aad u weyn gaarsiisay Taas ayuuna ku tilmaamay inay aad u dhaawacday ganacsiga Maraykanka iyo shaqaalaheenna,” ayuu yiri Trump.

Trump ayaa isku soo bax uu 

Wuxuu kaloo Trump Axaddii ka hadlayay isku-soo-baxan ayaa sheegay in aysan sii wadi karin in Shiinuhu uu ka dul-tallaabsado Mareykanka. Wuxuuna ku baaqay inay tahay in tallaabooyin wax-ku-ool-ah la qaado..

Dhanka kale, Rai'sal WasaarahaShiinaha, Li Keqiang ayaa isagana sheegay in doorashada Maraykanka ay indhaha caalamka soo jiidatay, laakiinse Dad badan oo Shiiinays ah ay uga dhigan tahay mid intaas ka ahmiyad weyn.

"Maal-qabeenka reer New York waxay u arkaan dadka Shiinuhu mid dhiifoonaan badan ay ka muuqado halkii ay u arki lahaayeen mid liddi ku ah waddankooda,” ayuu hadalkiisa ku daray Li Keqiang.

Ugu dambeyn, Donland Trump wuxuu ka sheegay ololihiisii doorashada inuu Dalka Shiinaha la gali doono heshiis shirkadaha Maraykanka iyo shaqaalahoodaba ka dhigi kara kuwo ka tartama Caalamka




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip