Booliska Masar oo xiray wariyaal wargeys mucaaradku leeyahay u shaqaynayay.

0
Monday May 02, 2016 - 20:03:14 in Wararka by
  • Visits: 432
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Booliska Masar oo xiray wariyaal wargeys mucaaradku leeyahay u shaqaynayay.

    Booliska dalka Masar ayaa xabsiga dhigay 2 wariye oo laga qabtay xarun ay leedahay hay'ad warbaahineed oo ku taala magaalada Qahira.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Booliska dalka Masar ayaa xabsiga dhigay 2 wariye oo laga qabtay xarun ay leedahay hay'ad warbaahineed oo ku taala magaalada Qahira.
Wararku sheegayaan in ciidamadu xoog ku galeen dhismaha hay’ada kadibna ay xoog ku wateen labo wariye oo ku sugnaa.

Warar soo baxaya auaa sheegaya in wariyaasha la xiray oo u shaqaynayay wargeys mucaaradku leeyahay oo la yiraahdo Bawaabet Yanayer ay ka qeyb galayeen shir wariyaasha magaalada Qaahira qaarkood la iskugu yeeray.
Wasaaradda arrimaha gudaha Masar ayaa beenisay warka ah in boolisku xoog ku galay goobta shirku ka socday hase ahaatee waxaa wasaaraddu xaqiijisay in wariyaal la xiray.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip