Waxgaradka beesha Habargidir oo digniin culus, hanjabaad iyo dardaaran aan caadi ahayn u diray madaxda sare ee DFS + Video

0
Tuesday April 26, 2016 - 10:50:23 in Wararka by
  • Visits: 647
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Waxgaradka beesha Habargidir oo digniin culus, hanjabaad iyo dardaaran aan caadi ahayn u diray madaxda sare ee DFS + Video

    Waxgaradka iyo odayaasha ka soo jeeda beesha Habargidir ayaa kulan ay ku yeesheen magaalada Muqdisho waxay ka soo saareen digniin culus, hanjabaad iyo inay dagaalamayaan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxgaradka iyo odayaasha ka soo jeeda beesha Habargidir ayaa kulan ay ku yeesheen magaalada Muqdisho waxay ka soo saareen digniin culus, hanjabaad iyo inay dagaalamayaan.
Kulanka oo ay ka soo qeyb galeen Guddoomiyaha guddiga dhaqanka beeshaHabargidirAbuukar Ganeey, Caaqil Xasan Cilmi Yaxye iyo xubno kale, kuwaasi oo iyagu dhammaantood sheegay inay soo gaareyso cabashooyin ka soo gaaraya beelahooda oo dhul dowladdu ka kicisay la siiyay shaqsiyaad.

Dhulkaan oo ku yaala agagaarka Dugsiga Farsamada ee isgoyska Km4 ayuu sheegay Abuukar Ganeey in lagu wareejiyay shaqsiyaad, halka markii hore dadka looga kiciyay in lagu qabanayo dan guud, wuxuuna afhayeenka beeshaHabargidirin dowladdu dadkii ay barakicisay aanay ugu bedelin dhul kale.

"Waxaan baaq gaar ah u dirayaa xafiiska Madaxweynaha iyo Guddoomiyaha gobolka Banaadir, haddii ayna arrintaan wax ka qaban waxaad ku biiri doontaan beelaha aad ka soo jeedaan” ayuu yiri Abuukar Ganeey.

 

XIGASHO:-SOMALIWEYN.COM



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip