Barack Obama oo maanta gaaray Magaalada Hannover (SAWIRRO)

0
Sunday April 24, 2016 - 19:04:46 in Wararka by
  • Visits: 367
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Barack Obama oo maanta gaaray Magaalada Hannover (SAWIRRO)

    Madaxweynaha Mareykanka, Barack Obama, ayaa waxaa uu maanta gaaray Magaalada Hannover Ee Wadanka Jarmalka,ka dib booqasho saddex cisho qaadatay oo uu ku soo joogay Boqortooyada Britain.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Mareykanka, Barack Obama, ayaa waxaa uu maanta gaaray Magaalada Hannover Ee Wadanka Jarmalka,ka dib booqasho saddex cisho qaadatay oo uu ku soo joogay Boqortooyada Britain.

Booqashada Madaxweynaha Mareykanka ee Jarmalka oo lagu wado inay qaadato muddo laba cisho, ayaa wuxuu kulamo kala duwan uu kula qaadan doonnaa Ra’iisal Wasaaraha Jarmalka, Angela Merkeliyo madax kale.

Sidoo kale Madaxweynaha, ayaa lagu wadaa in dalkaasi uu kaga qaybgalo bandhig sanadkiiba mar la qabto, oo ku saabsan ganacsiga iyo warshadaha caalamiga.

Barack Obama, ayaa sidoo kale jeedin doono khudbad la fillaayo inuu kaga hadlo xiriirka Mareykanka kala dhaxeeya Wadamada Midowga Yurub.

Waa safarkiisii ugu dambeeyay ee la qorsheeyay inuu ku taggo dal dibadda ka ah Mareykanka, mudada uga harsan inuu sii jooggo Aqalka Cad (White House).

Air Force One with U.S. President Barack Obama onboard lands in Hanover airport, Germany April 24, 2016. REUTERS/Nigel Treblin




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip